Maxaa looga hadlay Shirka Golaha wasiirada?

0
Thursday January 07, 2021 - 19:21:52 in Wararka by
  • Visits: 211
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxaa looga hadlay Shirka Golaha wasiirada?

    Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa shir gudoomiyay shirka golaha wasiirada Xukuumadda Soomaaliya oo looga hadlay qodobo kala duwan. Shirkaan ayaa waxaa kasoo qeyb galay inta badan golaha wasiirada Soomaaliya, waxaana sid

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa shir gudoomiyay shirka golaha wasiirada Xukuumadda Soomaaliya oo looga hadlay qodobo kala duwan. Shirkaan ayaa waxaa kasoo qeyb galay inta badan golaha wasiirada Soomaaliya, waxaana sidoo kale ku sugnaa ra'iisul wasaare ku xigeenka xukuumadda Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed. Qodobada sida gaar ah looga hadlay waxaa ka mid ah xaaladda guud ee amniga dalka, Xanuunka Safmarka Karoona. Shirka ayaa warbixinno ku saabsan safarro shaqo oo wasiirro ka tirsan Xukuumadda ay ku tageen gudaha dalka iyo dibeddiisa looga dhageystay Ugu dambeyntii waxaa lagu ansixiyay hindise sharciyeedka Xajka iyo hindise sharciyeedka Habka maktabadaha Soomaaliyeed.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip