DEG DEG: Qarax goor dhow ka dhacay magaalada Muqdisho

0
Tuesday January 05, 2021 - 21:37:36 in Wararka by
  • Visits: 288
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DEG DEG: Qarax goor dhow ka dhacay magaalada Muqdisho

    Qarax xoog leh ayaa goor dhow ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan degmada Waaberi. Qaraxa ayaa si gaar ah uga dhacay wadada 21-ka October, gaar ahaan agagaarka isgoyska Afisyooni. Goobjoogayaal ayaa sheegay in qarax lala beegsaday gaari lo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qarax xoog leh ayaa goor dhow ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan degmada Waaberi. Qaraxa ayaa si gaar ah uga dhacay wadada 21-ka October, gaar ahaan agagaarka isgoyska Afisyooni. Goobjoogayaal ayaa sheegay in qarax lala beegsaday gaari loo maleynayo inuu lahaa qof masuul ah, in kastoo aan weli la ogaan cidda iska leh gaariga la beegsaday. Ciidamada ammaanka ayaa goobta gaaray, kuwaas oo hakad geliyey dhaq-dhaqaaqa wadada, si rasmi ahna looma oga khasaaraha ka dhashay qaraxaas.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip