Wararka

Ciiidamada Danab Oo Burburiyay Fariisimo Al-shabaab Ay Ku Lahayeen Gobalka Shabeelada Hoose

0 Visits: 242 | Saturday January 09, 2021 - 20:30:22
Warar dheeraad ah ayaa waxaa ay ka soo baxayaan howl-gallo qorsheysan oo saacadihii la soo dhaafay ciidamada Danab ay ka fuliyeen deegaano hoostaga gobolka Shabeelaha Hoose. Howl-galladaan ay ciidamada Danab Sameeyeena ayaa ka dhacay agagaarka deegaanka Tooratoorow, waxaana lagu soo warramayaa in lala…

Read More »

FAROOLE oo hal arrin uga digay maamulada la safan DF

0 Visits: 257 | Saturday January 09, 2021 - 20:29:37
Madaxweynihii hore ee maamulka Puntland, Mudane Cabdiraxmaan Faroole oo haatan ah Senator ka tirsan Golaha Aqalka Sare ayaa ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka, gaar ahaan dooda weli ka taagan doorashooyinka dalka. Faroole ayaa ugu horreyn sheegay in dowladda dhexe looga baahan yahay in doorashada…

Read More »

Gaadiid farabadan oo ku xayiran wadada xiriirisa Afgooye & Baydhabo

0 Visits: 270 | Saturday January 09, 2021 - 20:28:29
Waxaa Maalintii Saddexaad Gaadiid farabadan oo nooca xamuulka qaadi ah oo ku dhow lixdan ay ku xayiran yihiin duleedka degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha Hoose kadib markii wadada lagu gubay lix gaari oo xamuul ah. Maleeshiyaad hubeysan ayaa waxaa la sheegay in gaadiidka ay wadada u galeen, isla…

Read More »

Baarlamaanka Hirshabeelle Oo Ka Dooday Sharciyo Muhiim Ah.

0 Visits: 237 | Saturday January 09, 2021 - 20:27:09
Baarlamanka Dowlad Goboledka Hirshabelle oo xaruntooda magaalada Jowhar maanta ku yeeshay Kalfadhiga 1aad kulankiisi 15-aad , ayaa ka dooday xeer hoosaadka Baarlamaanka Hirshabeelle . Kulanka oo uu shir gudoominayay Kusimaha Gudoomiyaha Baarlamanka ahna Gudoomiye kuxigeenka 1aad Mudane Siraaji Sheikh…

Read More »

HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 9-JANUARY-2021

0 Visits: 253 | Saturday January 09, 2021 - 10:49:00
.

Read More »

Madaxweyne Trump" Waxaan ku howlnahay xil wareejin sharci ah"

0 Visits: 234 | Friday January 08, 2021 - 19:59:35
Madaxweynaha dalka Mareykanka ayaa soo saaray muuqaal cusub oo uu ku muujinayo sida uu sheegay caradiisa ku aaddan qalalaasihii Arbacadii oo ay dad careysan weerar ku qaadeen dhismaha Capitol ee magaalada Washington. Isagoo u hadlaya si ka duwan maalmihii hore, ayaa wuxuu sheegay in dibadbaxayaasha…

Read More »

Kulan Villa Somalia uga socda Farmaajo, Qoor-Qoor, Lafta-gareen iyo Guudlaawe

0 Visits: 236 | Friday January 08, 2021 - 19:58:11
Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hadda kulan kula leh Madaxtooyada Villa Somalia Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada Koofur Galbeed, Galmudug iyo Hirshabelle. Sida ay xogta ku helayso Caasimada Online, kulankan ayaa waxa looga hadlayaa arrimaha doorashooyinka oo xaalad cakiran…

Read More »

Al-Shabaab iyo shacab uu dhex-maray dagaal culus

0 Visits: 284 | Friday January 08, 2021 - 19:56:51
Deegaanka Bacaadweyn ee ka tirsan gobolka Mudug waxaa xalay ku dagaalamay dadka deegaaka iyo dagaalyahanada Al-Shabaab oo weerar soo qaaday. Sida ay sheegayaan wararka halkaas ka imaanaya, xiisadda ayaa timid kadib markii ay deegaano hoos yimaada Bacaadweyn isku aruursadeen dhalinyaro kasoo horjeeda…

Read More »

Cabdi Xaashi oo war kasoo saaray xubnaha la sheegay in laga siiyey G/Doorashada

0 Visits: 222 | Friday January 08, 2021 - 19:55:49
Gudoomiyaha aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa gaashaanka u daruuray wararka ay warbaahinta tabiyeen ee ku saabsan in lagu heshiiyay guddiga doorashooyinka wakiilada Somaliland. Cabdi Xaashi oo u warramay mid ka mid ah warbaahinta maxaliga ah ee Muqdisho…

Read More »

AMISOM oo saraakiil Boolis ah usoo xirtay tababar

0 Visits: 216 | Friday January 08, 2021 - 19:54:42
Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya ayaa sheegay in ay shalayto soo gaba-gabeeyeen tababar muddo afar maalmood ah ugu socday Magaalada Muqdisho 160 saraakiil Boolis ah oo ka tirsan AMISOM. AMISOM ayaa sheegtay in saraakiisha Booliska ah ee ka socda dalka Uganda ay joogi doonaan Soomaaliya muddo hal…

Read More »

Xog: Farmaajo oo dalbaday in loo kala dhex-baxo isaga iyo Axmed MADOOBE

0 Visits: 235 | Friday January 08, 2021 - 19:53:28
Ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay oo ka tirsan Madaxtooyada Soomaaliya iyo Madaxtooyada Galmudug, ayaa Caasimada Online u sheegay in madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu codsaday in loo kala dhax-baxo isaga iyo Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe. Qoor Qoor ayaa maalmihii…

Read More »

Trump oo war cusub kasoo saaray weerarkii Congress-ka, kuna dhawaaqay arrin cusub

0 Visits: 217 | Friday January 08, 2021 - 19:22:26
Madaxweynaha Mareykanka ee xilka kasii dagaya, Donald Trump ayaa si rasmi ah u shaaciyay inuu diyaar u yahay inuu xilka wareejiyo, kadib markii ay fashil kusoo dhamaadeen xeeladihiisi u dambeeyay. Trump ayaa muuqaal uu soo dhigay bartiisa Twitter-ka oo maalin ka hor laga mamnuucay, ayaa markii u horeysay…

Read More »

Xog: Xasan oo ku guuleystay inuu hor-istaago qorshe ay wadday Villa SOMALIA

0 Visits: 236 | Friday January 08, 2021 - 19:20:35
Sida ay Caasimada Online u xaqiijiyeen xildhibaano ka tirsan labada gole ee baarlamaanka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynihii hore ee dalka, ayaa qaaday talaabooyin waxgal ah, kuwaas oo sababay in dowladda Soomaaliya ka laabato go'aankii ay ku saxiixi rabtay xaraashka shidaalka Soomaaliya.…

Read More »

Qaramada Midoobey oo lacag ugu deeqday Ayaxa ku habsaday Soomaaliya

0 Visits: 214 | Friday January 08, 2021 - 19:18:28
Qaramada midoobay ayaa shaacisay in ay 1.5 milyan oo dollar ugu deeqday la dagaallanka Ayaxa dhowaan ka dillaacay qaar ka mid ah Waddamada bariga Afrika. Dhaqaalahan oo lasoo marsiiyay hay'adda QM u qaabbilsan Cuntada iyo beeraha ee FAO ayaa inta badan loo isticmaali doonaa hawlgallada xakamaynta…

Read More »

Uganda Airlines oo ka shaqo bilaabeysa Hargeysa

0 Visits: 244 | Friday January 08, 2021 - 19:16:27
Shirkadaha diyaaradaha ee Uganda Airlines, ayaa ku dhawaaqday inay ballaadhinayso Duulimaadyada ay ku tagto Dalalka Afrika iyo kuwa Qaaradaha kale, sida Aasiya. Shirkadda oo rejaynaysa inay soo gaadho diyaaraddii labaad ee Airbus ah oo ay soo iibsatay, ayaa qorshaysay inay sannadkan cusub duulimaadyo…

Read More »

Hoggaamiyeyaal sare oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab oo xalay weerar lagu dilay

0 Visits: 227 | Friday January 08, 2021 - 19:15:25
Taliska ciidamada Mareykanka u qaabilsan Afrika ee AFRICOM ayaa sheegay in 7-dii bishan ay weerar duqeyn ah ka fuliyeen deegaanka Saaxa Weyne ee gobolka Baay. AFRICOM ayaa sheegtay in qiimeyn horudhac ah ay muujienyso in duqeynta ay ku dhinteen shan xubnood oo ka tirsan Al-Shabaab, oo ay ku jiraan hoggaamiyeyaal…

Read More »

Puntland iyo Galmudug oo shir ku saabsan Ammaanka ku yeeshay Gaalkacyo

0 Visits: 215 | Friday January 08, 2021 - 19:14:23
Waxaa maantay magaalada Gaalkacyo ku qabsoomay shirkii 3-aad ee Iskaashiga Amniga, kaasoo ay shir guddoominayeen wasiirka Amniga Gudaha Galmudug Md. Axmed M. Fiqi iyo Wasiirka Arrimaha Gudaha Md. Maxamed C/raxmaan Dhabancad, ayna ka soo qeybgaleen wasiirro, guddoomiyaasha gobolka Mudug iyo guddoomiyaasha…

Read More »

Askar ka tirsan Ciidanka booliska oo lagu dilay dagaal ka dhacay Matabaan

0 Visits: 219 | Friday January 08, 2021 - 19:07:45
Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal xalay ka dhacay degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan ka dib markii ay halkaasi ku dagaallamay ciidanka dowladda Soomaaliya iyo maleeshiyaad hubeysan. Malleyshiyaadka ayaa isbaaro dhigtay degaanka Dhisaqa, waxaana weerarka ku qaaday Ciidanka booliska gaarka…

Read More »

Ethiopia oo sheegtay in ay dishay saraakiil sare oo TPLF ka tirsan kuwa kalena la qabtay

0 Visits: 235 | Friday January 08, 2021 - 19:04:17
Dowladda Ethiopia ayaa sheegtay in ay dishay afar ka mid ah saraakiisha sare ee TPLF, islamarkaana ay xirtay xubno sar sare oo ka tirsanaa hoggaanka kooxda. Madaxa howlgalada Ciidanka Ethiopia Birg.Gen. Tesfaye Aylew, ayaa sheegay in saraakiisha ay dileen ay kala yihiin Seko Ture Getachew oo ahaa afhayeenka…

Read More »

Hindiya oo safiirkeedii Kenya usoo bedashay Soomaaliya

0 Visits: 277 | Thursday January 07, 2021 - 19:41:21
Wasaaradda arrimaha dibadda ee Hindiya ayaa safiir cusub u soo magacowday Soomaaliya, sida ay shaacisay wakaaladda wararka ee ANI. Qoraalka ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda dalka Hindiya ayaa waxaa lagu sheegay in xilkaasi loo soo macaabay Dr Virander Kumar Paul oo bedalaya danjirihii hore ee…

Read More »