HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 9-JANUARY-2021

0
Saturday January 09, 2021 - 10:49:00 in Wararka by
  • Visits: 256
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 9-JANUARY-2021

    .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

.

Madaxweyne Farmaajo Oo Koobka Iyo Biladaha Kaalamaha Kowaad Iyo Labaad Gudoonsiiyay Ciyaartooyda Gobolka Banaadir Iyo Galmudug

   Madaxweynaha JFS Md. Maxamed C/hi Fa rmaajo oo ka qeyb  galay Munaasa badda Xiri taankaartanka Kubadda Cagta ee D/G/yada iyo Gobolka Ba naadir ayaa sheegay in tartank an uu kor u qaaday is-dhexgalka, walalnimada iyo midni mada dhallinyarada Soomaaliyeed.

    Madaxweynaha ayaa xusay ahmiyadda ciya aruhu ay u leeyihiin nabadda, xasilloo nidda iyo horumarka dalkeenna, waxa uuna tilmaamay sida ay muhiimka ugu yihiin la dagaallanka xag jirnimada iyo maandoo riyaha, joojinta Tahriib ka iyo qabyaaladda.

     "Dowladdu si ay u hirgeliso Qorsheyaa sha Qaran ee horumarinta ciyaaraha waa in qeyba ha kala duwan ee bulshada ay door kooda ka qaataan. Xukuumadda waxaan ku adkeynayaa in ay xoojiso isdhexgalka bulsha da, taas oo ay ugu horreeyaan ciyaaraha Ku badda Cagta”.

    Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa ku bogaadiyey Wasaaradaha Ciyaaraha Heer Fed eraal iyo Heer D/Goboleed, Xiriirka Soomaaliy eed ee Kubadda Cagta, Ciidama da Qaranka iyo Maamulka Gobolka Banaa dir, dadaalkii ay ku bixiyeen qabsoomidda Tartankan ka tur jumaya hor u socodka dal keenna.

      "Waxaa muuqata rajo ku aaddan in aan dib u soo ceshan karno maqaamkii iyo heer kii aan ka joognay ciyaaraha heer Gobol iyo   her qaa radeedba, taasna waxaa caddeyn in oo ku filan ciyaartooyda dhallinyarda ah ee in ta Koobku uu socday soo bandhigay farsama da, dabeec ad wanaagga iyo xirfadda sare”.

    Madaxweyne Farmaajo ayaa u hambaly ee yay dhammaan Kooxihii ka soo qeyb ga lay tar tanka, iyada oo billado la guddoon siiyey Xulka Kubadda Cagta Gobolka Ba naadir oo qaaday Koobka iyo Xulka Galmu dug oo xaqiijiyey kaalinta labaad.

    Munaasabadda Xiritaanka Tartanka Dow lad Goboleedyada Dalka iyo Gobolka Banaa dir waxa ka soo qeyb-galay Guddoomiyaha Gola ha Shacabka JFS Mudane Maxamed Mursal Sheekh, Ra’iisul Wasaaraha Xukuu madda Md. Maxamed Xuseen Rooble, Guddoomiyaha Go bolka Banaadir Mudane Cumar Maxamuud Ma xamed iyo masuuliyiin ka socday Goleyaasha Dowladda.

Shir Dib u Heshiisiin ah oo lagu soo gabaga beeyay M/Jowhar

     Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guud laawe Hussein ayaa Habeen hore lagu soo gunaanad ayay Shirka Nabadeynta iyo Dib u Heshiisiinta Beelo Walaalo ah oo wada dega Degmada Cadale ugu sameeyay magaalada Jowhar.     Munaasabada ay kasoo qeybgaleen Gudoo miye Ku-xigeenka 1aad ee Baarlamaanka ah na ku-simaha Gudoomiyaha Siraaji Sheikh Isx aaq  Xubnaha Labada Gole ee Hirshabelle, Maamulka Gobolka Shabe ell aha Dhexe, Nab adoonada iyo Waxgaradka lab ada beelood, Ururada Haweenka iyo Dhal inyarada iyo Ma suuliyiin kale.

      Cali Guudlaawe ayaa goobjoog u ahaa He shiis taariikhi ah oo ay kala Beelahan Wal aala ha ah ee Cabdalle Caroone iyo Celi Cu mar.

    "Gogoshaan oo aan fidiyay Xalayna aan goobjoog u ahaa Heshiiskan Taariikhiga ah ee saxiixdeen laga gaaray Nabadeynta Beelaha Walaalaha ah ee wada dega Degmada C  adale waa ii farxad waxaana marwalba ka sha qeyn doonaa oo aan horey u sii wadayaa dib u Heshiisiinta Bulshada aan hogaamiyo Insha Allah” ayuu yiri Cali Guudlaawe oo labada bee lood kula dardaarmay iney si daacadnimo ah u fuliyaan heshiiska, nabadna ku soo dabaalaan degaanadii lagu dagaalamay.

      Beelahan ayey colaadoodu muddo dheer ka jirtay degmada Cadale ee gobolka Sh/ dhexe iyo degaanada ku dhow, waxaana mar ar badan dhexmaray dagaalo ay dad badan ku dhinteen, iyadoo colaada ka dhexeysay ay sab ab u aheyd dilal aanooyin qabiil oo muddo badan sii jiitamayey.Beelo ku heshiyay magaal ada Jowhar

W/D-Maxamed Xuseen Qalinle

Xog: Farmaajo oo dalbaday in loo kala dhex-baxo isaga iyo Axmed MADOOBE

    Ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay oo ka tir san Madaxtooyada Soomaaliya iyo Madax too yada Galmudug, ayaa Caasimada Online u sheegay in madaxweynaha Soomaaliya Maxa med C/hi Farmaajo uu codsaday in loo ka la dhax-baxo isaga iyo Madaxweynaha Jubal and Axmed Maxamed Islaam Madoobe.

   Qoor Qoor ayaa maalmi hii ugu dambeeyey waday dadaallo uu isugu keen ayo dhinacyada, si loo xa qiijiyo in dalka ay ka dhacdo doorasho, wuxuu na ku guuleystay inuu arrinta meel wana agsan gaarsiiyo.

    Wuxuu sidoo kale isku dayey inuu wada-had alsiiyo madaxweyne Farmaajo iyo Axmed Mad oobe, hase yeeshee Xogta aan helnay ayaa sheegeysa in Madaxweyne Farmaajo uu dalb aday in loo kala dhaxbaxo isaga iyo Madaxwey naha Jubaland si ay uga wadaha dalaan arrima ha gobalka Gedo oo qeyb ka ah waxyaabaha ay u xayiran tahay doorashada Soomaaliya.

    Warkan ayuu Madaxweyne Farmaajo ku yiri Madaxweynayaasha Galmudug&koonfur Galbe ed, iyo sidoo kale taliyaha hay’adda NISA.

   Ka sokow 2da madaxtooyo, xildhibaano ku dhow dhow Madaxweynayaasha Galmudug iyo K/Galbeed Soomaaliya, ayaa sidoo kale Caasi mada Online u xaqiijiyey xogtan.

   Wararka aan helnay ayaa sheegay in dalab kaan uu yimid kadib markii inta kale ee doora shada la isla fahmay basle qodobkaan uu aad u adkaaday taasina ay keentay in Ma daxwey ne Farmaajo uu dalbaday in loo ma daxbanee yo arimaha gobalka Gedo isaga iyo Madaxwey naha Jubaland. Lama oga sida uu xaalku noqon doono balse waxaa taagan cabsi laga qabo in xaaladda doo rashada Soomaaliya ay sii adkaato haddii aan la helin tanaasul iyo is qadarin madaxda dhax dooda ah. Xigasho:-Puntlandtimes

Cabdi Xaashi oo war kasoo saaray xubnaha la sheegay in laga siiyey G/Doorashada

   Gudoomiyaha aqalka sare ee BFS Md. Cab di Xaashi C/hi ayaa gaashaanka u daruuray wa rarka ay warbaahinta tabiyeen ee ku saabsan in lagu heshiiyay guddiga doora shooyin ka wakiilada Somalil and.     Cabdi Xaashi oo u war amay mid ka mid ah warbaahin ta maxaliga ah ee Muqdisho ayaa beeniyay in 4 xubnood laga siiyay guddi gaas aan wali heshiiska lagu aheyn balse ay dowladda dhexe magacowday, bal se wuxuu xaqiijiyay in ey siyaasiyiinta ka soo jeeda gobol lada waqo oyi ku he shiiyeen intii ay joogeen magaalada Garowe iney wada xaajood ka yee shaan khila afka jira.

   Md.Cabdi Xaashi wux uu si cad u beeniyay in xubno laga siiyay guddi ga soo xulaya xubnaha ay Baarlamaanka 2da Aq al ku yeelana yaan gobol lada waqooyi.

    "Waxaan maqlay in 4 xubnood la iga siiyay guddiga doorashada, waxba kama jiraan mana garan karo meesha ay ka keeneen,” ayuu yiri Cabdi Xaashi.

   Sidoo kale wuxuu sheegay inuusan jirin wali kulan ay siyaasiyiinta goboolada waqooyi ka ye esheen is qab-qabsiga ka jira doorashooyinka, wuxuuna hadalkiisa ku soo aadayaa xilli la she egay in lagu qanciyo inuu aqbalo guddiga lana siiyay xubno gaaray 4.

    Doorashooyinka dalka waxaa ku gudban dhawr arrimood oo ay ka mid yahiin xulista wak iilada Somaliland, arrinta G/Gedo, guddiga do orashooyinka heer federaal oo aan la isku raac saneyn iyo arrimo kale.

 Xigasho:www.caasimadda.net

Guddoomiye Filish oo ku dhawaaqay dig niin ku socota Shacabka Muqdisho

G/Maamulka G/Banaadir ahna duqa Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed ( Finish) ayaa shacabka ku nool M/Muqdisho uga digay inay wadooyinka muhiimka ah qashin farabadan ku shubaan.

   Waxaa uu sheegay Guddoo miye C.Finish in mararka qaar dadka Muqdisho ay qashin far ab adan ugu shubaan wadooyin ka Bulshada dhan ay isticmaaley so, taasina ay qeyb weyn ka qa ada neyso nadaafad darrada kajirta Caasim adda.

  Guddoomiyaha oo hadal ka jeediyay munaas abad xariga looga jarayay dhismaha Bulaacad uu maamulka ka hirgaliyay inta isku xirta isgo yska Km4 ilaa dekadda Qalalan ayaa waxa uu Bulshada uga digay inay qeyb ka noqdaan nad afaad darrada M/Muqdisho.

Hadalka G/C.Finish) ayaa waxaa uu ku soo aadayaa xilli wadooyinka qaar ee Muqdisho ay ka jirto nadafaad darro baahsan, isla markaana

meelaha qaar lagu arkayo qashin farabadan.


Shir Dib u Heshiisiin ah oo lagu soo gaba gabeeyay magaalada Jowhar

     Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaa we Hussein ayaa Habeen hore lagu soo gunaana da yay Shirka Nabadeynta iyo Dib u Heshiisii nta Beelo   Walaalo ah oo wada dega Deg mada Cadale ugu sameeyay magaalada Jow har.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip