Ethiopia oo sheegtay in ay dishay saraakiil sare oo TPLF ka tirsan kuwa kalena la qabtay

0
Friday January 08, 2021 - 19:04:17 in Wararka by
  • Visits: 238
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ethiopia oo sheegtay in ay dishay saraakiil sare oo TPLF ka tirsan kuwa kalena la qabtay

    Dowladda Ethiopia ayaa sheegtay in ay dishay afar ka mid ah saraakiisha sare ee TPLF, islamarkaana ay xirtay xubno sar sare oo ka tirsanaa hoggaanka kooxda. Madaxa howlgalada Ciidanka Ethiopia Birg.Gen. Tesfaye Aylew, ayaa sheegay in saraakiisha a

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dowladda Ethiopia ayaa sheegtay in ay dishay afar ka mid ah saraakiisha sare ee TPLF, islamarkaana ay xirtay xubno sar sare oo ka tirsanaa hoggaanka kooxda. Madaxa howlgalada Ciidanka Ethiopia Birg.Gen. Tesfaye Aylew, ayaa sheegay in saraakiisha ay dileen ay kala yihiin Seko Ture Getachew oo ahaa afhayeenka TPLF, Zeray Asgedom, Abebe Gebremedhin iyo Daniel Assefa. Sidoo kale, waxa uu sheegay inay xireen ilaa 9-xubnood oo sarsare, kuwaas oo kala ah Teklewoini Assefa, Dr Solomon Kidane, Gebremedhin Tewolde, Woldegiorgis Desta, Ambassador Abadi Zemo,Kidusan Nega,Tedros Hagos, Mihret Teklay, Abrham Adem Mohammed. Madaxa howlgalada ciidanka itoobiya wuxuu sheegay in ay ku raad joogaan madaxda dhiman ee TPLF, kuwaas oo wali ku dhuumaalaysanaya dhulka buuraleyda ah ee gobolka Tigey. .


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip