Baarlamaanka Hirshabeelle Oo Ka Dooday Sharciyo Muhiim Ah.

0
Saturday January 09, 2021 - 20:27:09 in Wararka by
  • Visits: 240
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Baarlamaanka Hirshabeelle Oo Ka Dooday Sharciyo Muhiim Ah.

    Baarlamanka Dowlad Goboledka Hirshabelle oo xaruntooda magaalada Jowhar maanta ku yeeshay Kalfadhiga 1aad kulankiisi 15-aad , ayaa ka dooday xeer hoosaadka Baarlamaanka Hirshabeelle . Kulanka oo uu shir gudoominayay Kusimaha Gudoomiyaha Baarlam

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Baarlamanka Dowlad Goboledka Hirshabelle oo xaruntooda magaalada Jowhar maanta ku yeeshay Kalfadhiga 1aad kulankiisi 15-aad , ayaa ka dooday xeer hoosaadka Baarlamaanka Hirshabeelle . Kulanka oo uu shir gudoominayay Kusimaha Gudoomiyaha Baarlamanka ahna Gudoomiye kuxigeenka 1aad Mudane Siraaji Sheikh Isxaaq ayaa Ajendahiihu ahaa Sii Wadida Akhrinta Xeer Hoosadka Baarlamanka. Xoghayaha Guud ee Baarlamaanka HirshabeelleMudane Abdiwahid Mohamed Hussein (Wadaariyad) ayaa furitaanka kulanka xildhibaanada u Akhriayey dhamaan cutubyada Xeer Hoosadka Baarlamanka Dowlad Goboledka Hirshabelle. Xildhibaanada ayaa soo jeediyey in Xeer Hoosadka lagu dhaqmo si shaqada Baarlamanka u noqoto mid hufan oo si habsi leh. Ugu dambeyn Kusimaha Gudoomiyaha Baarlamanka ahna Gudoomiye kuxigeenka 1aad Mudane Siraaji Sheikh Isxaaq ayaa soo xiray Fadhiga isagoo xildhibaanada ku wargeliyey in akhrinta Xeer Hoosadka ay soo gabo gabowday.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip