Wararka

Ganacsade Soomaali ah oo laba Todobaad lagu la'ayahay Nairobi

0 Visits: 229 | Thursday May 20, 2021 - 21:25:42
Bashiir Maxamuud oo ah ganacsade ayaa muddo todobaad ah la la'yahay meel uu jaan iyo cirib dhigay, balse waxaa labo maalmood kahor duleedka magaalada laga delay gaari la rumaysan yahay in uu yahay kiisa oo la gubay. Bashiir oo ah Soomaali Mareykan 35 sano jir ah, ayaan ilaa iyo hadda lagu heynin…

Read More »

Wasiirka cusub ee Wasaaradda Shaqada oo xilka la wareegay

0 Visits: 240 | Thursday May 20, 2021 - 21:13:10
Wasiirka cusub ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdiwahaab Ugaas Khaliif Ugaas Xuseen ayaa maanta si rasmi ah xilka ugala wareegay wasiirkii hore ee Wasaaradda , Duraan Axmed Faarax , ka dib munaasabad ka dhacday xarunta Wasaaradda oo uu goobjoog…

Read More »

AMISOM oo raashin iyo agab kale ku wareejisay Wasaarada gargaarka Soomaaliya.

0 Visits: 254 | Thursday May 20, 2021 - 20:43:38
Ciidamada nabad ilaalinta midowga Afrika ee AMISOM ayaa deeq isugu jirta raashin iyo agab kale ku wareejisay madaxda Wasaaradda gargaarka iyo maareynta musiibooyinka Qaranka, kaasi oo loogu talagalay in la gaarsiiyo dadka ku barakacay gudaha dalka iyo kuwa uu saameeyay fatahaadda ku dhuftay qeybo ka…

Read More »

Ciidamada Haramcad oo howlgal ka fuliyay Magaalada Jowhar

0 Visits: 254 | Thursday May 20, 2021 - 20:41:09
Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Haramcad ayaa xalay ilaa saaka waxaa ay howlgallo kala duwan ka sameeyeen inta badan Xaafadaha Magaalada Jowhar ee Caasimadda Dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle. Howlgalka ayaa ka dambeeyay kadib markii shalay ay Magaalada Jowhar ku dagaalameen Ciidamada Ammaanka…

Read More »

Xukuumadda Soomaaliya oo ka hadashay Shirka ka furmaya Muqdisho

0 Visits: 209 | Thursday May 20, 2021 - 20:38:11
Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya ayaa sheegtay in shirkii loo ballansanaa in uu maanta Muqdisho ka furmo uusan qorshihiisa waxba iska badalin islamarka uu ku dhici doono waqtigii loogu talagalay. Afhayeenka xukuumadda Soomaaliya Maxamed Ibraahim Macallimu ayaa BBC u sheegay in qaar ka mid ah wufuudda…

Read More »

Muuse Biixi: Shaqaalaha dawladda iyo ciidamada waa ka mamnuuc siyaasadda

0 Visits: 222 | Thursday May 20, 2021 - 20:36:39
Shir ay yeesheen Golaha Wasiiradda Somaliland Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegay in shaqaalaha dawladda iyo ciidamadu mamnuuc ka yihiin siyaasadda, xukuumadiisuna ay arrintaas fulinayso. "Shaqaalaha dawladdu hadduu ciidan yahay iyo hadduu shaqaale dawladeed yahay siyaasadda wuu…

Read More »

Dayactir balaaran oo lagu sameeyay Garoonka Diyaaradaha Jowhar+Sawirro

0 Visits: 208 | Thursday May 20, 2021 - 20:35:10
Ciidanka Burundi ee qeybta ka ah howlgalka AMISOM ayaa dhameystirey dayactirka dhabaha diyaaradaha ee garoonka Maxamed Dheere ee magaalada Jowhar. Dharer 3km iyo balac 30 mitir ayay dib u habeyn ku sameeyeen kaas iminka ah mid heer caalami ah. Dib u dhiska garoonka diyaaradaha ee Maxamed Dheere ayaa…

Read More »

Burcad dhanka Internetka ah oo dhacay ganacsatada Soomaalida Kenya

0 Visits: 255 | Thursday May 20, 2021 - 20:33:43
Guddiga gancsatada Soomaalida ee magaalada Nairobi ayaa aad uga walwalsan kooxo burcad dhanka Internetka ah, kuwaas oo maalmihii la soo dhaafay lacag badan ka dhacay soomaalida ku nool dalka Kenya. Xubnaha Guddiga suuqa Islii ayaa ugu baaqay bulshada Soomaalida inay ka feejignaadaan burcadda Internetka.…

Read More »

Shir looga hadlayay Amniga oo lagu qabtay Magaalada Boosaaso

0 Visits: 209 | Thursday May 20, 2021 - 20:30:42
Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Bari G/Sare Xuseen Cali Maxamuud ayaa shir Guddoomiyay kulanka Todobaadlaha ah ee amniga, kaasi oo goob-joog ka ahaayeen Saraakiisha Laamaha Amaanka iyo kuwa surdoonka C.I.Da qeybahooda kala gadisan ee Gobalka Bari. Shirkaan ayaa inta badan Maanta looga hadlay Amniga…

Read More »

Ciidamada Itoobiya oo weeraray isbitaal

0 Visits: 203 | Thursday May 20, 2021 - 20:29:07
Askarta Itoobiya ayaa weerar ku qaaday cisbitaal ku yaalla waqooyiga magaalada taariikhiga ah ee Aksum ee gobalka Tigray, iyagoo baadi goobaya xubno katirsan kooxda TPLF . Ciidamada ayaa qoryo ku qabtay dhakhaatiirta iyo kalkaaliyaasha caafimaadka waxayna su'aalo weydiiyeen bukaannada dhaawaca ah,waxaa…

Read More »

Xukuumadda Soomaaliya oo ka hadashay Shirka ka furmaya maanta Muqdisho.

0 Visits: 172 | Thursday May 20, 2021 - 20:25:56
Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya ayaa sheegtay in shirkii loo ballansanaa in uu maanta Muqdisho ka furmo uusan qorshihiisa waxba iska badalin islamarka uu ku dhici doono waqtigii loogu talagalay. Afhayeenka xukuumadda Soomaaliya Maxamed Ibraahim Macallimu ayaa BBC u sheegay in qaar ka mid ah wufuudda…

Read More »

Taliye loo Magacaabay Ciidanka Taraafikada

0 Visits: 258 | Thursday May 20, 2021 - 20:19:05
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Cabdi Xasan xijaar ayaa taliyaha Ciidanka Ilaaladda Wadooyinka u Magacaabay Generaal Bishaar Abshir Geedi oo ka mid ah Saraakiisha Sarsare ee Ciidanka Booliska. Taliyaha Ciidanka Booliska ayaa taliyaha cusub ka codsaday in uu dardargaliyo howlaha Ciidanka Ilaaladda…

Read More »

HALKAAN KA AQRISO W/WARGEYSKA MOGADISHU TIMES 20-MAY 2021

0 Visits: 251 | Thursday May 20, 2021 - 09:39:47
.

Read More »

Gabar Ayadoo TIKTOK duubeysa Isku Dishay Magaalada Muqdisho

0 Visits: 213 | Wednesday May 19, 2021 - 20:57:24
faah faahinno kala duwan ayaa kasoo baxaya Gabar la shegay in goordhaweyd ay isku dishay Magaalada Muqdisho gaar ahaan Suuq-bacaad. Warar aan helnay ayaa waxaa ay sheegayaan in Gabadhu ay iska duubeysay Video, iyadoo xiligaasi gacanta ku haysatay Bistoolad cabbaysan, waxaana la sheegay in ay ku fakatay…

Read More »

Soomaaliya oo Beenisay In ay Kenya Kala Heshiisay Muranka Badda

0 Visits: 163 | Wednesday May 19, 2021 - 20:55:52
Ra'iisul wasaare ku xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa beeniyay in Soomaaliya iyo Kenya ay ka heshiiyeen murankii badda ee u dhexeeyay labada dal. Mudane Mahdi ayaa been abuur iyo waxba kama jiraan ku tilmaamay war uu maanta baahiyay wageyska The Star ee dalka Kenya kaas oo dhigayay…

Read More »

Ra'iisul Wasaare Rooble oo ka diiday Farmaajo inuu xafiiskiisa ka shaqeeyo Cabdi Dheere

0 Visits: 211 | Wednesday May 19, 2021 - 20:53:34
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda xil-gaarsiinta ah ee DFS Maxamed Xuseen Roble, ayaa iska diiday isku day la doonayay in Cabdi Cali Raage (Cabdi Dheere) oo ah La-taliyaha Farmaajo ee arrimaha doorashooyinka in loo soo wareejiyo Xafiiskiisa. Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa ka dalbaday Roble in Cabdi…

Read More »