Muuse Biixi: Shaqaalaha dawladda iyo ciidamada waa ka mamnuuc siyaasadda

0
Thursday May 20, 2021 - 20:36:39 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 223
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Muuse Biixi: Shaqaalaha dawladda iyo ciidamada waa ka mamnuuc siyaasadda

    Shir ay yeesheen Golaha Wasiiradda Somaliland Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegay in shaqaalaha dawladda iyo ciidamadu mamnuuc ka yihiin siyaasadda, xukuumadiisuna ay arrintaas fulinayso. "Shaqaalaha dawladdu hadduu ciidan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Shir ay yeesheen Golaha Wasiiradda Somaliland Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegay in shaqaalaha dawladda iyo ciidamadu mamnuuc ka yihiin siyaasadda, xukuumadiisuna ay arrintaas fulinayso. "Shaqaalaha dawladdu hadduu ciidan yahay iyo hadduu shaqaale dawladeed yahay siyaasadda wuu ka reebban yahay, waana u dhex oo shaqadii qarankuu wadaa, sharcigaana sidaas ina faraya, waana aynnu ku dhaqmaynaa," ayuu yiri Muuse Biixi Cabdi. Muuse Biixi Cabdi ayaa hadalkan ka jeediyay shir ay maanta yeesheen Golaha Wasiiradda Somaliland oo looga hadlayay diyaargarowga iyo hirgelinta doorashooyinka goleyaasha Wakiillada iyo deegaanka ee qorshaysan 31-ka bishan May 2021. Dhanka kale Muuse Biixi ayaa sheegay in ay hawlgeliyeen 11,000 askari oo ammaankooda sugaya 2,800 goobood oo ay ka dhacayaan doorashooyinka goleyaasha Wakiillada iyo deegaanka Somaliland.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip