Burcad dhanka Internetka ah oo dhacay ganacsatada Soomaalida Kenya

0
Thursday May 20, 2021 - 20:33:43 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 257
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Burcad dhanka Internetka ah oo dhacay ganacsatada Soomaalida Kenya

    Guddiga gancsatada Soomaalida ee magaalada Nairobi ayaa aad uga walwalsan kooxo burcad dhanka Internetka ah, kuwaas oo maalmihii la soo dhaafay lacag badan ka dhacay soomaalida ku nool dalka Kenya. Xubnaha Guddiga suuqa Islii ayaa ugu baaqay bulsh

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddiga gancsatada Soomaalida ee magaalada Nairobi ayaa aad uga walwalsan kooxo burcad dhanka Internetka ah, kuwaas oo maalmihii la soo dhaafay lacag badan ka dhacay soomaalida ku nool dalka Kenya. Xubnaha Guddiga suuqa Islii ayaa ugu baaqay bulshada Soomaalida inay ka feejignaadaan burcadda Internetka. Arrintan ayaa imaanaysa kumanaan qof oo ku nool magaalada Nairobi ay wali dhibbaneyaal u yihiin adeegga ama Applicationka CASH24 kaas oo la goostay lacago badan oo ay leeyihiin dad badan oo Kenyan ah oo ay Soomaali badana ku jirto.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip