Dayactir balaaran oo lagu sameeyay Garoonka Diyaaradaha Jowhar+Sawirro

0
Thursday May 20, 2021 - 20:35:10 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 212
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dayactir balaaran oo lagu sameeyay Garoonka Diyaaradaha Jowhar+Sawirro

    Ciidanka Burundi ee qeybta ka ah howlgalka AMISOM ayaa dhameystirey dayactirka dhabaha diyaaradaha ee garoonka Maxamed Dheere ee magaalada Jowhar. Dharer 3km iyo balac 30 mitir ayay dib u habeyn ku sameeyeen kaas iminka ah mid heer caalami ah.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidanka Burundi ee qeybta ka ah howlgalka AMISOM ayaa dhameystirey dayactirka dhabaha diyaaradaha ee garoonka Maxamed Dheere ee magaalada Jowhar. Dharer 3km iyo balac 30 mitir ayay dib u habeyn ku sameeyeen kaas iminka ah mid heer caalami ah. Dib u dhiska garoonka diyaaradaha ee Maxamed Dheere ayaa suurtagelinaya in diyaaradaha waa weyn ka degi karaan garoonka, waxayna kordhinaysaa dhaqaalaha gobolka iyo isu socodka. Diyaaradaha nooca Antonov C-130 oo qaada xamuul gaaraya 20 ton ayaa isticmaali kara hadda garoonka magaalada Jowhar, sida ay sheegeen khubadaha garoomaha.

Dayactir balaaran oo lagu sameeyay Garoonka Diyaaradaha Jowhar+Sawirro

 



   



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip