Gacalkeey, Xabiibi, Walaal, Ustaadoow, Duca-qabe iyo erayo kale oo ka tarjumaya af macaanida lagu yaqaano dadka dabeecadda wanaagsan ayaa hal-hays u ahayd Allaha u naxariistee Al-ustaad Cabdi Xaaji Goobdoon, Salaan qiima badan, Waji fur-furan, Qalbi saafi ah, Dhoola cadeyn iyo Sheeko aan laga xiisa…
Read More »