Taliyaha ciidanka Booliiska gobolka Banaadir Mahadi Cumar Muumin ayaa ku eedeeyay siyaasiyiinta hubaysan ee dowladda in aysan fulin amarkii kasoo baxay madaxweynaha Soomaaliya ee lagu xakamaynayay hubka nuucyadiisa. Taliyaha ayaa sheegay inay ciidamada dowladdu bilaabeen howlgal lagu xaqiijinayo amniga…
Read More »