Maqaallo

MAQAAL: INNAGA IYO ADDUUNKA! SOOMAALIYA IYO SINGAPORE!

0 Visits: 756 | Monday July 30, 2018 - 01:07:36
Adduunka asxaabey dadna hadal buu hayaa, dadna shaqo. Dad aqoon buu ku jeedaa dadna qabyaalad buu ku jeedaa! Dad waa fekeraa dadna waa faataadhugkeeyaa! Dad wax buu qoraa oo akhriyaa, dadna fadhi ku dirir buu fadhiyaa! Dad dhulkiisa ayuu dhisaa, Dadna dhulkiisuu dumiyaa! Qaar dalkoodey dhacaan markey…

Read More »

Wasiir 3-Bil kadib xilka laga qaadayo,Bishii hore miyaa mugdi lagu magacaabay?=NASASHADA JIMCAHA.Q-106aad=.

0 Visits: 908 | Friday July 27, 2018 - 16:47:55
FG: Cudur daar…Berri waxaan ku maqanahay Howl adag, galabtiina khad internet ma helayo, Habeen dambena Safar ayaan ahay, Istanbul/Nairobi. Mana jecli saaxiibadeyda FB-gu inay igu lug go'aan, Iga raali ahaada, khamiistaan–Jimco ahaan u niyeysta, … Ugaas Ciisana waa ku mahadsan yahay doorkiisa…

Read More »

"QOFKA AAD KABAHA KA TOLANEEYSID KABIHIISAA LA EEGAA"

0 Visits: 706 | Thursday July 26, 2018 - 11:06:55
Arimaha aan ka hadlaayo waa xaqiiq leh tixraac: Kobaca dhaqaale ee dowladda Turkiga waxay ka dheereeysay sanadkii la soo dhaafay China iyo India. (Turkey's economy expanded faster than China and India last year thanks to a surge in spending both by households and the government) Bloomberg.

Read More »

Maxaadan ogeyn oo ka soo baxay shirkii Brussels?

0 Visits: 765 | Friday July 20, 2018 - 23:27:22
sniintii iyo Talaadadii waxaa magaalada Brussels isugu tegey madaxda Soomaalida (Madaxweynaha iyo madaxweynayaasha maamul goboleedyada) iyo wakiillo ka socday dalalka deeqaha bixiya.

Read More »

MAQAAL: RUNTU WAA KHARAARTAHAY

0 Visits: 869 | Wednesday July 18, 2018 - 20:17:13
Donald Trump oo mar kale si adag uweeraray Afrikaanka, Isagoo la hadlaya wuxuu yiri: "Ma doonayo in aan idiin bahdilo siday oran jireen Madaxweynayaashii Faransiiska in gumeysigii Faransiiska ee Afrika uu dhamaaday, walina ay idiin soo dirayaan Dalxiisyaal been ah Kuwaasoo idin soo basaasaya deetana…

Read More »

Labadii xaq darro ku heshiisa xaqqa ayay ku dagalaamaane

0 Visits: 782 | Wednesday July 18, 2018 - 09:49:29
Maraykan ka iyo xulafadiisa reer galbeedka iyo is bahaysiga NATO waxay ku bahoobeen xaq darro, awood sheegasho, dhaca iyo boobka dunida ay ka itaalka roon yihiin iyo kheyraadkoodii. Waxa kaliya ee isku keeney wuxuu ahaa marka laga tago caqiidada guushii dagaalkii labaad ee adduunka waxayna sidoo kale…

Read More »

Akhriso:-Xog Cusub Oo Ku Saabsan Waxa Uu Xilkiisii Ku Waayey Afhayeenkii W/Amniga

0 Visits: 775 | Tuesday July 10, 2018 - 21:50:15
Bilihii ugu dambeeyay waxaa warbaahinta uu wajigiisa caan ka noqday Cabdicasiis Xildhibaan oo ahaa afhayeenka wasaaradda amniga ee dowladda federaalka, wuxuuna warbaahinta kasoo hormuuqan jiray markasta oo ay dhacaan falal amniga lid ku ah ama marka hawlgal la sameeyo. Balse shalay war qoraal ah oo…

Read More »

MAQAAL: QALAD WAXBAA LAGA BARTAA, HORAYNA WAA LOO SOCDAA:

1 Visits: 870 | Tuesday July 10, 2018 - 09:30:40
Arinta ku dhacday Col. Abdikarim Qalbi dhagax ma ahayn oo kaliya mid asaga kaliya dhib loogu geeystay, waxay ahayd siyaasad lagu karaama dilaayay magaca guud ee umadda Soomaaliyeed, habada maxaa dhacay?

Read More »

Maqaal: Dhakhtarkii Xabaasha Qoday

0 Visits: 855 | Monday July 09, 2018 - 11:15:56
Nin ayaa wuxuu soo bartay cilmiga caafimaadka iyo daweynta. Wuxuu ka gaarey heersare oo wuxuu soo daweeyey ummado fara badan, wuxuuna wax ka soo baray jaamacado calami ah.

Read More »

MAQAAL: TUUTE IYO TUKARAQ!!!

0 Visits: 1003 | Monday July 09, 2018 - 10:58:18
PUNTLAND MA CINQILAAB AYAA KA DHACAY? MISE JIBRIIL IYO GAAS AYAA XILWAREEJIN KU HESHIIYEY? Waxaa jira musharixiin badan oo xilka puntland u tartamaya maxaa sababay in dowladda Puntland si heersare ah usoo dhaweyso jibriil maxamed yusuf oo aan shacab,madax iyo kooxda muusikadaba aan loo kala harin?.

Read More »

Maqaal: Aduunka oo dhan Waa heshiiyeen Soomaali Maxaa ka qaldan?

0 Visits: 737 | Sunday July 08, 2018 - 22:46:09
Dhawaan waxaa Dalka Kenya Hishiis uu ku dhax maray Madaxweyne Uhuru kenyata iyo Railla Odinga Kadib marki uu Odinga uu ka Biyo diiday Qaabka ay Doorashadu u DhacdaY Dawacad ayuu u Gudbiyay Maxkamada sare ee dalkaas .3 Isbuuc kadib Gudoomiye .Maraga waxuu soo saaray Go aan ah in Doorashadii Dalka ka…

Read More »

Sharcigu muxuu ka qabaa Burburinta Hantida Gaarka ah?

0 Visits: 760 | Friday July 06, 2018 - 23:32:59
Waxaa ila haboonaataya in dhinaca sharciga laga fiiriyo amarka bur burinta dhul lagu tilmaamay in sharci daro lagu bixiyay. Si loo ilaaliyo sharciga Waa waajib dastuuri ah in masuul kastaa uu ilaaliyo sharciga, lagana hortago wixii sharci daro ah.

Read More »

Ka Cabasho wareegto.=Maqaal xiiso xambaarsan=

0 Visits: 687 | Friday July 06, 2018 - 21:54:41
Xoolaha ku dhaqan magaalada Muqadishu ayaa cabasha ka muujiyay wareegto dhawaan kasoo baxday xafiiska Dowlada hoose, iyaga oo ka cabanaya in xuquuqdoodii lagu xadgudbay, wareegtadana ogeysiis laguma siin wasaaraddii xanaanada xoolaha ee aan isku haleyneynay, og-na lama siin Xoolaha naftooda oo ah cida…

Read More »

Mudane Agaasine Qurba joog,waryaa anigu Qorba joog ma ihi ee waxaan ahay Diaspora. =Nasashada Jimcaha.Q-103=

0 Visits: 669 | Friday July 06, 2018 - 21:35:57
1-Md. Qaraabo jaceyl ayaa yiri: Nin aan deris aheyn oo qabay Xaas aad u Maseyr badan, ayaa damcay in uu Naag kale la guursado. Isaga oo murugeysan ayaa Xaaskiisii ku tiri: Maxaa kugu dhacay maanta aad ayaad u murugeysan tahaye, waxa uu yiri : Nafteeyda ayaa halis ku jirta, oo Culimadii ayaa soo saartay…

Read More »

Maqaal aad Xiiso u leh: Dabinta IMF iyo Lacagta Cusub FacebookTwitterGoogle+Share

0 Visits: 972 | Friday July 06, 2018 - 20:55:31
nta aanan imaan dalkiisa, waxaan dhowr jeer ka daawaday TV-yada caalamiga ah is beddelka dhaqaale ee uu doortay. RW Erdogan ayaa meel walba ka sheegaya, "waa inaan ciribtirnaa ceebtan dhowr jiil galaafatay ee dalkaan sharafta leh heysata".

Read More »

GWADARTII AFRIKA OO JABUUTI LAGU DHAGAX DHIGAY

0 Visits: 825 | Thursday July 05, 2018 - 22:32:37
Inkastoo Ismaaciil Cumar Geelle (madaxweynaha Jabuuti) yahay kaligii taliye ma naxe ah, xukunka Jabuuti ku koobay qoyskiisa—oo aqoonyahankii dalkana wuxuu xabsi geliyay iyo qaar wadamada dibedda magangelyo u doontay ey noqdeen; haddana dhanka siyaasadda Caalamiga (International Geopolitics) waa nin…

Read More »

(FAALO) Dib U Heshiisiinta Yey Dan Ugujirtaa?

0 Visits: 686 | Tuesday July 03, 2018 - 22:55:12
Qaran burburkii Jamhuuriyadii Soomaalida ee 1991, Dadka Soomaaliyeed ee degan Gudaha JamhuuriyaddaWaxaa ay dhibaatooyin badan kala dhaxleen Dagaaladii sokeeyo oo ahaa kuwo aad loogu hoobtey,Colaadaaskumadhisneyn mabaadiiiyo Diintoona. Dagaaladda dhaxmarey dadka Soomaaliyeed ee walaalaha waxaa ay gaareen…

Read More »

MAQAAL: MUQDISHO OO NABADOOWDAY GARATAYNA CIDII NABADA U DIIDAY 27 SANADOOD KADIB

0 Visits: 966 | Sunday July 01, 2018 - 23:59:46
Sawirkan waa mid laga qori karo buugaag,xigmada iyo fasiradaada iyo macnaha uu ku qotomo qodo dheeridiisa.Hasa yeeshee kol hadii arinkeenu hada yahay maqaal yaroo kooban,in yar baan kaleeyahay.waxay cadaynaysaa Madaxwaynihii umada soomaaliyeed oo si nabad ah ku dhex jooga caasimadiisii hooyo Mogdisho.waxay…

Read More »

Danjire Caalim "WAA INAAN QAADANO GO'AAN GEESINIMO LEH…" Daawo F

0 Visits: 751 | Sunday July 01, 2018 - 12:37:14
Midowgii Waqooyi iyo Koonfur,1960 /58 sano wali waxaa socda in soomaalida cadaw geedu doonayo in uu dhulkooda qaato maxaa xal inoo ah bal dib u akhri Taariikhdii xornimada shacabka soomaaliyee 1.7.1960 iyo midowga dadka soomaaliyeed waqtigaa.

Read More »

Miskiinkii waa la sii daayay !!! =Warbixin Xasaasi ah=

0 Visits: 761 | Friday June 29, 2018 - 22:16:22
Dad badan ayaa su'aalo ka keenay. Yaa xiray?, maxaa loo xiray? Maxaa loo buun buuninayaa, Ma ogi. Dad ayaa in la xiro siyaasad ahaan u difaacayay, kuwa kale ayaa mucaarad ahaan uga faa'iideeysanay xarigiisa. Yeelakadood.

Read More »