MAQAAL: TUUTE IYO TUKARAQ!!!

0
Monday July 09, 2018 - 10:58:18 in Wararka by
  • Visits: 993
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    MAQAAL: TUUTE IYO TUKARAQ!!!

    PUNTLAND MA CINQILAAB AYAA KA DHACAY? MISE JIBRIIL IYO GAAS AYAA XILWAREEJIN KU HESHIIYEY? Waxaa jira musharixiin badan oo xilka puntland u tartamaya maxaa sababay in dowladda Puntland si heersare ah usoo dhaweyso jibriil maxamed yusuf oo aan s

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

PUNTLAND MA CINQILAAB AYAA KA DHACAY? MISE JIBRIIL IYO GAAS AYAA XILWAREEJIN KU HESHIIYEY? Waxaa jira musharixiin badan oo xilka puntland u tartamaya maxaa sababay in dowladda Puntland si heersare ah usoo dhaweyso jibriil maxamed yusuf oo aan shacab,madax iyo kooxda muusikadaba aan loo kala harin?.

Sidoo kale waxaa iyana soo dhaweyey mucaaradka puntland boowow maxaa cusub?

Jibriil maxamud yusuf waa kuma?

Dalka soomaaliya iyo Puntland goormaa ugu dambeysay?

Maxuu kala socdaa waaqica mandaqada?

Xagee ku xiran yahay?

Tuute in lagu dilo ama in aad wax disho loo gashado, iyo boolo xoofto dalka iyo dad malagu hanan karaa?

Goormaa lagu daray Tuute iyo Tukaraq ololaha doorashada puntland.

Puntland ma igu sawir ayaa ka bilaabatay.
Aaway waxqabadkii iyo balanqaadyadii lasoo bandhigi jiray tartamada doorashada.

Boowow Suurtagal ma tahay intay boorka iska jafaan, in beelahaan hoos ku qoran, intay isu tagaan sanadka, inay keenaan nin ay ku mideysan yihiin, dalkana Tuute iyo tukaraq ka badbaadiya?

1-Leelkase


2-awrtable
3-dhulbahante
4-warsangali
5-dashiishe
6-siwaqroon
7-cali jibrahiil
8-ugarsaleebaan
9-cali saleebaan
10-ismaciil saleebaan.
11-Cali ibrahim”reer biciidyahan”

 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip