Maqaal: Aduunka oo dhan Waa heshiiyeen Soomaali Maxaa ka qaldan?

0
Sunday July 08, 2018 - 22:46:09 in Wararka by
  • Visits: 732
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maqaal: Aduunka oo dhan Waa heshiiyeen Soomaali Maxaa ka qaldan?

    Dhawaan waxaa Dalka Kenya Hishiis uu ku dhax maray Madaxweyne Uhuru kenyata iyo Railla Odinga Kadib marki uu Odinga uu ka Biyo diiday Qaabka ay Doorashadu u DhacdaY Dawacad ayuu u Gudbiyay Maxkamada sare ee dalkaas .3 Isbuuc kadib Gudoomiye .Marag

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dhawaan waxaa Dalka Kenya Hishiis uu ku dhax maray Madaxweyne Uhuru kenyata iyo Railla Odinga Kadib marki uu Odinga uu ka Biyo diiday Qaabka ay Doorashadu u DhacdaY Dawacad ayuu u Gudbiyay Maxkamada sare ee dalkaas .3 Isbuuc kadib Gudoomiye .Maraga waxuu soo saaray Go aan ah in Doorashadii Dalka ka dhacday aanan Xalaal ahayn Hadàba maxay ku kala Duwan yahiin mucaaradka Kenya iyo Mucaaradka Somaalida ?

keyaatigu waxay Rabaan in uu Dalkoodu u Dhisnaado Nidaam iyo kala Danbeyn ay ka jirto
Muranka dhaxdooda ay ku kala baxaaN Maxkamad . Mudaaharaad aan Rabshad wadan ay iskugu Soo Baxaan oo ay ku muujinayaan Diidmadooda

Lakiin Somaalidu waxay aaminsan Yahiin Taa mid ka Duwan in ay Dalkooda Xasilooni Daro Iyo Qal Qal Siyaasadeed ay Galiyaan in ay u Hiiliyaan Qof ay isku Reer Yahiin Si uu halkaa Fursad uga Helo

Maahmaah Somaaliyeed ayaa oraneysa
Cirka hadii uu soo Dumo meesha aad ka Gashiin Baa ka Gali Doonaa

Yaysan Dan ugu Jirin in Dalkaanu Nabad iyo Kala Danbeyn uu Helo


Yasan Dan ugu jirin in ilamahooda iskuulada intay aadaan Nabad Guriyado ugu soo noqdaan
Qof walba oo Somaali Dhab ah
aaminsan Somaalinimo ayay Dan ugu Jirtaa

Dalkaan 28 Sano oo Dagaanaasho la aan ah ayuu Soo maray way ku filantahay. Enough
Dhib Danbe uma laabto

Hadii aad Tahay Siyaasi Dalkaan Damac uu kaga jiro in aad Hogaamiso. Kasbo Dadka somaliyeed Ka Fagoow Qabyaalada
Dalalka kale Ha Kala shaqeyn Sidii Dalkaaga loo Dumin Lahaa Ogoloow Midaamka Dowladnimo

Wabillaahi Towfiiq   
W/Q:-Ibrahin mahadale



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip