Wararka

Sawirro: Madaxweyne Xasan oo tegay masjidkii Nebiga una soo duceeyey Soomaaliya

0 Visits: 121 | Thursday April 04, 2024 - 11:02:03
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo safar shaqo oo rasmi ah ku jooga dalka Sacuudiga ayaa maanta booqday Masjidka Nebiga (CSW) ee magaalada Barakaysan ee Madiina Al-munawara. Madaxweynaha ayaa salaaddaha ku oogay Masaajidka Rasuulka naxariis iyo nabadgelyo…

Read More »

Muqdisho: Nin shacab ah oo sabab yaab leh loogu dilay Timo-jare

0 Visits: 114 | Thursday April 04, 2024 - 10:53:21
Faah-faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa dhacdo argagax leh oo gelinkii dambe ee Talaadii ka dhacday degmada Kaxda ee gobolka Banaadir, gaar ahaan halka loo yaqaano Cali Gololey oo kala qaybisa Dharkenley iyo Kaxda. Dhacdada ayaa timid, kadib markii halkaas si arxan darro ah uu askari ka tirsan…

Read More »

Maxaa ku qoran warqadda sirta ah ee Maxamed Siyaad Barre uu qoray geeridiisa kahor ee la helay?

0 Visits: 129 | Thursday April 04, 2024 - 10:48:44
Maalinnimadii Talaadada ee bishii Oktoobar ay ahayd 10-ka, sannadka 2023, waxa aan baaritaan cilmi-baariseed u tagay keydka lagu keydiyo dokumentiyada taariikhiga ah ee dalka Ingiriiska (UK National Archives). Waxaan daba-joogay dhammeystirka daraasad ku saabsan dagaalladii sokeeye ee Soomaaliya ka…

Read More »

Xog: Isbeddel lagu sameynayo maanta hoggaanka NISA

0 Visits: 114 | Thursday April 04, 2024 - 10:38:47
Golaha Wasiirada Soomaaliya ayaa maanta la filayaa inay isbeddel ku sameeyaan hoggaanka sare ee hay'adda Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee (NISA), kadib markii la sheegay inuu is casilaad gudbiyay Mahad Salaad. Wararka ayaa sheegaya kulanka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada maanta lagu magacaabayo…

Read More »

Ujeedka Socdaalka Madaxweyne Xasan Sheekh ee Sacuudiga

0 Visits: 125 | Wednesday April 03, 2024 - 19:23:06
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo Sida ay faafisay warbaahinta dowladda Soomaaliya. Sida lagu sheegay Qoraal kasoo baxay Dowladda Madaxweynaha oo casuumaad rasmi ah ka helay Boqorka Dalka Sucuudiga Mudane Salmaan Binu Cabdicasiis…

Read More »

Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay dhul-gariir xooggan oo ku dhuftay Taiwan

0 Visits: 105 | Wednesday April 03, 2024 - 19:21:51
Ugu yaraan sagaal qof ayaa ku dhintay in ka badan 800 oo kalena waa ay ku dhaawacmeen dhul-gariir xooggan oo ku dhuftay Taiwan, kaasi oo burburiyey tobaneeyo dhisme, islamarkaana horseeday in lasoo saaro diginin tsunami oo la gaarsiiyey Japan iyo Philippines kahor inta aan la qaadin. Saraakiisha ayaa…

Read More »

Ra'iisal Wasaare Xamse oo bogaadiyay Isbedelka Amni ee ka jira Muqdisho

0 Visits: 103 | Wednesday April 03, 2024 - 19:18:43
Ra'iisal Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa ka hadlay isbedelka Amni ee ka jiray Magaalada Muqdisho. Ra'iisal Wasaare Xamse ayaa sheegay in Hay'adaha Amniga ay ku guuleysteen in ay ka hortagaan Weerada Alshabaab ay ka geysanayeen Muqdisho iyo in ay yaraadeen…

Read More »

Joe Biden oo cambaareeyay fal ay Israel ka gaysatay GAZA

0 Visits: 107 | Wednesday April 03, 2024 - 19:16:07
Madxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa cambaareeyey weerar dhanka cirka ah oo ciidamada Isra'il ku dileen shaqaale safal oo u shaqeynayey hay'ad laga leeyahay Mareykanka oo la yiraahdo World Central Kitchen (Jikada Adduunka), taas oo hawlo quudin ah ka haysa marinka Qasa. Todobo ruux oo u kala…

Read More »

Xog: Madaxweyne Deni oo ku wajahan Imaaraadka Carabta

0 Visits: 112 | Wednesday April 03, 2024 - 19:13:12
Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland, Saciid Cabdullahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta ku wajahan magaalada Dubai ee caasimada dalka Isu Tegga Imaaraadka Carabta oo ay booqasho uga bilaaban doonto. Ilo wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa innoo xaqiijiyay safarka Saciid Deni ee Imaaraadka…

Read More »

Nabadoon Xasan Cali oo si arxan darro loogu dilay Jowhar

0 Visits: 112 | Wednesday April 03, 2024 - 19:10:44
Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya dil arxan darro ah oo Nabadoon caan ahaa xalay loogu gaystay magaalada Jowhar ee caasimada HirShabelle. Maruumka oo lagu magacaabi jiray Nabadoon Xasan Cali Muude ayaa waxaa dabley hubeysan ay u dileen tuulada Casir Maal oo hoostegtaga magaaladaasi. Xilliga la dilayay…

Read More »

CC Shakuur oo dalbaday in BF looga yeero wasiirro ku kacay gabood fal loo gaystay…

0 Visits: 99 | Wednesday April 03, 2024 - 19:07:03
Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo qoraal soo saaray ayaa si weyn u cambaareeyay falkii lagula kacay Samira Gaid oo ahayd La-taliyihii mashruuca y Midowga Yurub maalgeliyaan ee SJGAB, kadib markii la eryay. Xildhibaanka ayaa sheegay in ka hor inta aan shaqada laga joojin gabadhan uu u hanjabay…

Read More »

Sawirro: Puntland oo heshiis la gaartay Ethiopia xilli ay taagan tahay xiisada badda

0 Visits: 99 | Wednesday April 03, 2024 - 19:00:53
Maamulka Puntland iyo Ethiopia ayaa maanta heshiis horudhac ah oo dhinacyo badan taabanaya ku gaaray magaalada Addis Ababa ee caasimada waddankaasi. Wasiirka Maaliyadda Puntland iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa kulan xasaasi ah Addis Ababa kula qaatay masuuliyiin ka tirsan wasaaradda arrimaha dibadda…

Read More »

Sababta uu weli u fuli la'yahay heshiiska Soomaaliya iyo Kenya

0 Visits: 81 | Wednesday April 03, 2024 - 18:58:56
Sagaal bilood kadib illaa hadda weli ma fulin heshiiskii Soomaaliya iyo Kenya ee furista xuduudka labada dal, xilli ay Kenya soo saartay amar sii dheereynaya inuu waqti dhow dhaqan-gal noqdo. Dowladda Kenya ayaa sheegtay in aysan qorshaha ugu jirin in mardhow dib u furto xuduudka ay la wadaagto Soomaaliya,…

Read More »

Mucaaradka DF oo laba garab u kala jabay iyo arrimaha ay isku diidan yihiin

0 Visits: 84 | Wednesday April 03, 2024 - 18:51:34
Soomaaliya waxaa suurta-gal ah in markii ugu horreysay aanay mucaaradka isku weel noqonin oo aanay u midoobin dagaalka kursiga looga dajinayo madaxweyne Xasan Sheekh. Wixii ka dambeeyay sanadkii 2004 marwalba waxaa jiray mucaarad isku mowqif ah, kulma oo ka doodda sida kooxda xukunka joogta loo bixin…

Read More »

Rag lagu Eedeeyay la shaqeeynta Alshabaab oo Hawlgal lagu soo qabtay

0 Visits: 83 | Tuesday April 02, 2024 - 17:30:12
Wararka ka imaanaya Galmudug ayaa sheegaya in Ciidanka daraawiishta Galmudug oo kaashanaya macawisleyda deegaanka ay gacanta ku soo dhigrrn ku dhawaad 10 ruux oo ku eedeysan ay la shaqeetaan Al Shabaab iyo in ay Sirdoon u ahaayeen. Raggan la soo Eedeeyay in ay Al Shabaab la shaqeenayeen ayaa ciidamada…

Read More »

Wararkii Ugu dambeeyay Duqayn ay Isra'el ka geysatay Magaalada Dimishiq ee dalka Syria

0 Visits: 96 | Tuesday April 02, 2024 - 17:24:31
Danjiraha Dowladda Islaamiga ee Iran u jooga Caasimada dalka Syria ee Dimishiq, Xuseen Akbari ayaa sheegay inay jawaab culus ka bixin doonaan weerarkii dhanka Cirka ee ay Diyaaradaha Dagaalka Israel Xalay la beegsadeen Dhismaha Qunsulliyada Iran ku leedahay Caasimada dalka Syria ee Dimishiq. Danjiraha…

Read More »

RW Xamse oo ka qayb-galay Munaasabad loogu mahadceninayay Xildhibaano

0 Visits: 78 | Tuesday April 02, 2024 - 17:16:53
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qeyb-galay munaasabad loogu mahadcelinayey Guddoonka, Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo labada guddi ee dastuurka oo ku guuleystay ansixinta wax ka beddelka afarta cutub ee ugu…

Read More »

DF oo soo saartay digniin hor leh xilli aan laga soo kabsan waxyeello hore

0 Visits: 71 | Tuesday April 02, 2024 - 17:14:01
Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ee SODMA ayaa soo saartay digniino la xiriira roobka gu'ga, kaasi oo la filayo maalmaha soo socda in dalka ka curto. Hay'adda ayaa ugu baaqday shacabka Soomaaliyeed in ay taxadaraan oo ay feejignadaan, si gaar ah shacabka ku nool goboladii…

Read More »

Iran oo wacad ku martay inay ka aargudan doonto Israel kadib dilka 7 sarkaal

0 Visits: 70 | Tuesday April 02, 2024 - 17:10:58
Iran ayaa maanta ugu digtay Israel inay ka aargudan doonto weerar duqeyn ah oo lagu dilay toddoba xubnood oo ka tirsan Ilaalada Kacaanka Islaamiga, oo laba ka mid ah ay ahaayeen jeneraallo, kaasi oo ka dhacay dhisme ku dheggan safaaradda ay ku leedahay Dimishiq. Afar qof oo kale ayaa lagu soo waramayaa…

Read More »

Wax ka ogow dekadda dalka deriska la ah Soomaaliya ee ay ITOOBIYA u weecatay

0 Visits: 95 | Tuesday April 02, 2024 - 17:06:17
Itoobiya ayaa sahaminaysa suurtagalnimada in dekedda Lamu ee dalka Kenya ay kala soo degto bacrimiska dalagga, taas oo qayb ka ah dadaalka ay ku doonayso in ay ku ballaadhiso dekedaha ay wax kala soo degayso ee ka baxsan Jabuuti, oo inta badan ay Itoobiya kalsoo degto shixnadaheeda. Inkastoo fikradda…

Read More »