Ujeedka Socdaalka Madaxweyne Xasan Sheekh ee Sacuudiga

0
Wednesday April 03, 2024 - 19:23:06 in Wararka by Hamdi Omar
  • Visits: 126
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ujeedka Socdaalka Madaxweyne Xasan Sheekh ee Sacuudiga

    Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo Sida ay faafisay warbaahinta dowladda Soomaaliya. Sida lagu sheegay Qoraal kasoo baxay Dowladda Madaxweynaha oo casuumaad rasmi ah ka helay Boqor

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo Sida ay faafisay warbaahinta dowladda Soomaaliya. Sida lagu sheegay Qoraal kasoo baxay Dowladda Madaxweynaha oo casuumaad rasmi ah ka helay Boqorka Dalka Sucuudiga Mudane Salmaan Binu Cabdicasiis ayaa si diirran loogu soo dhaweeyey magaalada Jidda. Ajandaha booqashada Xasan Sheekh ku tagay Sacuudiga waxaa ka mid ah wadaxaajood muhiim ah oo mas'uuliyiinta Sacuudiga kala yeelan doono arrimo ku qotoma danaha labada dal, gaar ahaan amniga iyo horumarinta dhaqaalaha. Soomaaliya iyo Sucuudiga waxaa ka dhaxeeya xiriir walaaltinimo oo qotodheer, iyada oo ay shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed xasuusan yihiin garab istaagga ay u muujiyeen walaalahooda Boqortooyada, xilliyaddii adkaa. Sacuudiga iyo xulufadiisa Carbeed oo ay ku jiraan Imaaraatka iyo Masar ayaa il gaara ku haya xiriirka sii koraya ee ka dhexeeya Muqdisho iyo Ankara, iyaga oo u arka in Turkigu lugaha ku soo fidsatay sabad Carbeed.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip