Rag lagu Eedeeyay la shaqeeynta Alshabaab oo Hawlgal lagu soo qabtay

0
Tuesday April 02, 2024 - 17:30:12 in Wararka by Hamdi Omar
  • Visits: 83
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Rag lagu Eedeeyay la shaqeeynta Alshabaab oo Hawlgal lagu soo qabtay

    Wararka ka imaanaya Galmudug ayaa sheegaya in Ciidanka daraawiishta Galmudug oo kaashanaya macawisleyda deegaanka ay gacanta ku soo dhigrrn ku dhawaad 10 ruux oo ku eedeysan ay la shaqeetaan Al Shabaab iyo in ay Sirdoon u ahaayeen. Raggan la soo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka ka imaanaya Galmudug ayaa sheegaya in Ciidanka daraawiishta Galmudug oo kaashanaya macawisleyda deegaanka ay gacanta ku soo dhigrrn ku dhawaad 10 ruux oo ku eedeysan ay la shaqeetaan Al Shabaab iyo in ay Sirdoon u ahaayeen. Raggan la soo Eedeeyay in ay Al Shabaab la shaqeenayeen ayaa ciidamada ku qabteen howlgal ay ka sameeyeen inta u dhaxeysa degaannada Camaara iyo xinlabi ee dhaca koofurta gobolka Mudug. Saraakiisha ciidamadda ayaa sheegay in soo qabashada ragan ay ka dambeysay kaddib markii shacabka deegaanka ay lasoo wadaageen xogta ragaan, kuwaas oo Al Shabaab kala shaqeyey weerarkii ay ka fuliyeen deegaanka Xinlabi. Raggan lasoo qabtay ayaa la sheegay in lagu sameenayo baaritaanno la xariira dambiga lagu tuhmayo, waxaana saraakiisha ciidanka u digeen dadka la shaqeeta Alshabaab ee degaanada Halmudug ku sugan.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip