Ra'iisal Wasaare Xamse oo bogaadiyay Isbedelka Amni ee ka jira Muqdisho

0
Wednesday April 03, 2024 - 19:18:43 in Wararka by Hamdi Omar
  • Visits: 103
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ra'iisal Wasaare Xamse oo bogaadiyay Isbedelka Amni ee ka jira Muqdisho

    Ra'iisal Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa ka hadlay isbedelka Amni ee ka jiray Magaalada Muqdisho. Ra'iisal Wasaare Xamse ayaa sheegay in Hay'adaha Amniga ay ku guuleysteen in ay ka hortagaan Weerada A

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ra'iisal Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa ka hadlay isbedelka Amni ee ka jiray Magaalada Muqdisho. Ra'iisal Wasaare Xamse ayaa sheegay in Hay'adaha Amniga ay ku guuleysteen in ay ka hortagaan Weerada Alshabaab ay ka geysanayeen Muqdisho iyo in ay yaraadeen dilalkii loo geysan jiray Darawalada Mooto Bajaajyada ee ka shaqeeya Caasimada Muqdisho. Sidoo kale, Ra'iisal Wasaare Xamse ayaa uga celiyay laamaha Amniga sida ay ay uga hortageen dhibatooyinka shacabka ay u geysan jireen kooxaha ciyaal weerada . Ugu dambeeytii ' Ra'iisal Wasaare Xamse ku baaqay in lala shaqeeyo Hay'adaha Amniga si loo xaqiijiyo Amniga .


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip