Wararka

WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH ISNIIN 7-DA DICEMBAR 2015-KA

0 Visits: 853 | Monday December 07, 2015 - 09:27:41
MADAXWEYNAHA OO DIB UGU SOO LAABTEY MUQDISHO, KADIB MARKII UU KA SOO QEYBGALEY SHIR MADAXEEDKII ISKAASHIGA SHIINAHA IYO AFRIKA Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, iyo wafdi uu horkacayo ayaa dib ugu soo laabtey magaalada Muqdisho, kadib markii uu magaalada…

Read More »

Madaxweynihii hore ee dalka Maraykanka Jimmy Carter oo sheegay inuu ka bogsaday cudurka Kansarka

0 Visits: 675 | Monday December 07, 2015 - 08:48:17
Jimmy Carter hore madaxweyne uga soo noqday dalka Maraykanka ayaa sheegay in uu ka bogsaday cudurka Kansarka oo maskaxda ugaga dhacay. Carter oo 91-sano jir ah ayaa warkan ka sheegay dugsi ku yaal gobolka Georgia oo uu macalin ka ahaa sida ay shaaciyeen wakaaladaha wararka dalka Maraykanka.

Read More »

Guddoomiyihii magaalada Cadan ee dalka Yemen oo lagu dilay qarax

0 Visits: 751 | Sunday December 06, 2015 - 18:45:10
Guddoomiyihii magaalada Cadan ee Koofurta Yemen Jacfar Mohamed Saad iyo qaar ka tirsan ilaaladiisa ayaa lagu dilay qarax ka dhashay gantaal lagu tuuray gaari uu la socday.

Read More »

Pakistani ka barbar dagaalamayay Al-Shabaab oo lagu dilay gobolka Hiiraan

0 Visits: 740 | Sunday December 06, 2015 - 12:18:56
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaallo fool fool ah oo dhowaan gobolka Hiiraan ku dhex maray ciidamada Dowladda iyo dagaalyahanada ururka Al-Shabaab, iyadoo la sheegayo in dagaaladaasi ay ka qeyb qaateen muhaajiriin ka yimid dalalka shisheeyaha.

Read More »

Soomaaliya oo kaalinta 1-aad ka gashay dalalka ku dhaqma Gudniinka Fircooniga Caalamka.

0 Visits: 743 | Sunday December 06, 2015 - 12:14:35
Haween gaaraya ilaa 129 million oo ku nool Caalamka ayaa waxaa dhaawacyo ku reebay Gudniinka Fircooniga ee FGM, sida lagu caddeeyey Warbixin ay Hay'adda UNICEF soo saartay.

Read More »

C/Salaan Hadliye: "Waxa ugu weyn ee laga wadahadlay waa sidii loo soo celin lahaa doorkii Shiinaha uu ku lahaa Soomaaliya"

0 Visits: 638 | Sunday December 06, 2015 - 12:07:18
Wasiirka arrimaha dibadda Dowladda Soomaaliya C/Salaan Cumar Hadliye ayaa faahfaahin ka bixiyay kulan dalka K/Afrika ku dhex maray Madaxweynayaasha dalalka Soomaaliya iyo China, isagoona sheegay arrimaha ugu waaweyn ee looga hadlay ay ahaayeen sidii loo adkeyn lahaa xiriirka labada dal isla markaana…

Read More »

Al-Shabaab oo Toogtay Muwaadin u dhashay Sudan oo la sheegay inuu ku biiray Kooxda Daacish

0 Visits: 723 | Sunday December 06, 2015 - 11:23:13
Muwaadinkaan Suddennes-ka ah ayaa ku baxay gacanta Al-Shabaab todobaadkii tagay,muwaadinkaan ayaa horey ugu soo baxsaday xabsi uu kaga xirna Sudan oo ku yaala magaalada Khartum inta aan lagu ridin xukun dal dalaad ah isaga iyo rag kale markii lagu soo eedeyay inay dileen diplomasi Mareykan ah iyo wadihii…

Read More »

Ra'iisul Wasaaraha oo ugu baaqay Puntland iyo Galmudug dhameystirka heshiiskii Gaalkacyo

0 Visits: 672 | Sunday December 06, 2015 - 11:18:45
Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke iyo wafdi uu hogaaminayo oo maalmahan howlo shaqo u jooga magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa waxa uu kulamo kala duwan la qaatay Maamullada Puntland iyo Galmudug si loo dhamaystiro heshiiskii horey loo gaaray.

Read More »

Afey "Waxaan olole u geli doonaa sidii Maxkamadda Caalamiga xafiis uga furan laheyd Soomaaliya

0 Visits: 730 | Sunday December 06, 2015 - 11:15:50
Ergeyga Urur goboleedka IGAD u qaabilsan Soomaaliya Amb. Maxamed Cabdi Afey ayaa sheegay in dadaal u geli doonaan sidii Maxkamadda caalamiga xafiis uga furan laheyd Soomaaliya, si loo helo la xisaabtan dhab ah oo lagu sameeyo dadka dambiyada dagaal gala.

Read More »

Taliyaha Ciidanka Booliska Kismaayo oo xabsi guri laga dhigay

0 Visits: 813 | Sunday December 06, 2015 - 11:10:35
Warar soo baxay ayaa sheegaya in Taliyaha ciidamada Booliska Degmada Kismaayo Gaboobe Xasan Barre laga dhigay xabsi guri, kadib markii Khamiistii ciidamo isaga ka amar qaata iyo ciidamo kale oo Jubbaland ka tirsan ay ku dagaalameen Magaalada Kismaayo, dagaalkaasi oo Khasaaro dhimasho iyo dhaawac uu…

Read More »

Qarax Khasaaro geystay oo saaka ka dhacay Wadada Warshadaha ee Magaalada Muqdisho

0 Visits: 741 | Sunday December 06, 2015 - 11:07:25
Qarax Khasaaro geystay ayaa saaka ka dhacay Wadada Warshadaha ee Magaalada Muqdisho, iyadoo jugta qaraxan laga maqlay meelo ka mid ah Magaalada, maadaama jawiga Magaalada uu ahaa mid degan.

Read More »

Wararkii ugu dambeeyay Xaalada Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug

0 Visits: 739 | Sunday December 06, 2015 - 10:43:06
Ciidamada maamullada Puntland iyo Galmudug ee ku dhex-dagaallamay magaalada Gaalkacyo ayaa la kala qaaday, waxayna arrintani qeyb ka tahay heshiiskii ay labada dhinac gaareen maalintii Arbacada ahayd.

Read More »

Saddex Dumar ah oo Qaraxyo ka fuliyay Jazeerada Loulou Fou

0 Visits: 666 | Sunday December 06, 2015 - 10:26:31
Ugu yaraan 27-qof ayaa la dilay in kabadan 80-qofna dhaawac ayaa soo gaaray kadib weerar saddex mar la is qarxiyay oo ka dhacay Jasiirad ku taal webiga Chad, waxaa sidaa sheegay warar dhinaca ammaanka ah oo laga helay caasimadda dalkaasi ee N'Djamena.

Read More »

Nin mindi ku hubeysan oo dad ku weeraray Magaalada London (SAWIRRO)

0 Visits: 814 | Sunday December 06, 2015 - 10:22:11
Nin mindi ku hubeysan, ayaa xalay saddex ruux ku dhaawacay goob tareenada laga raaco oo ku taala Magaalada London Ee Xarunta Wadanka Britain. Ninkan, ayaa ku qaylinaayay "Tani waa Suuriya darteed", xilligii uu dadka ku waxyeeleynaayay boosteejada Leytonstone. Dadka dhaawacmay mid ka mid ihi…

Read More »

WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH AXAD 6-DA DICEMBAR 2015-KA

0 Visits: 767 | Sunday December 06, 2015 - 10:14:50
MADAXWEYNAHA PUNTLAND OO LAGU SOO DHAWEEYAY KOONFURTA MAGAALADA GAALKACYO Madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa shalay markii ugu horreysay u tallaabay Koonfurta magaalada Gaalkacyo, isagoo halkaas kula klumay madaxweynaha maamulka Galmudug iyo mas'uuliyiinta kale ee maamulkaas…

Read More »

Madaxweynaha oo faahfaahin ka bixiyay kulankii taariikhiga ahaa ee uu la yeeshay hoggaamiyaha Shiinaha

0 Visits: 650 | Saturday December 05, 2015 - 18:49:54
Johannesburg, 5 December, 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa faahfaahin ka bixiyay kulankii gaarka ahaa ee uu xaley magaalada Johannesburg kula yeeshay Madaxweynaha Jamhuriyadda Dadka ee Shiinaha Xi Jinping.

Read More »

IS oo sheegay in taageerayaashooda ay ka dambeeyeen weerarkii California

0 Visits: 643 | Saturday December 05, 2015 - 18:41:05
Kooxda la baxday dowladda Islaamiga ama Daacish ayaa bogaadiyay toogashadii ka dhacday magaalada San Bernardino ee Gobolka California, kaasoo ay ku dhinteen 14 ruux. Weerarkan ayaa waxaa geystay labo ruux oo ahaa nin iyo xaaskiisa, kuwaasoo markii dambe ay ciidamada booliska toogteen, kadib is rasaaseyn…

Read More »

Regional lawmaker wounded, elder killed in flash point Galkayo town

0 Visits: 766 | Saturday December 05, 2015 - 10:14:49
GALKAYO (HOL) - One Unidentified gunmen have shot and wounded a regional lawmaker and killed an elder in the flash point central Somali town of Galkayo Friday, one day after Puntland its neighboring Galmudug state who have battled for control the town signed a peace agreement to end to violence that…

Read More »

Shabaab oo Gobolka Hiiraan ku toogtay nin ay ku eedeeyeen inuu Sixiroole ahaa

0 Visits: 660 | Saturday December 05, 2015 - 09:36:24
Ururka Al Shabaab ayaa dilay nin ay ku sheegeen in uu ahaa Sixiroole, muddo 15 sano ahna uu ku shaqeysanaayay Sixirkaasi, sida uu sheegay Qaadiga Maxkamada Gobolka Hiiraan ee Ururka Al Shabaab.

Read More »

Ciidamada Turkiga oo taangiyo wato oo gudaha u galay dalka Ciraaq

0 Visits: 623 | Saturday December 05, 2015 - 09:32:09
Ciidamo aad u badan oo ka socda dalka Turkiga ayaa ka tallaabay Xuduuda Ciraaq iyo Turkiga ay wadaagaan, waxaana la xaqiijiyay inay gudaha u galeen ciidamada Turkiga dalka Ciraaq.

Read More »