
Saddex Dumar ah oo Qaraxyo ka fuliyay Jazeerada Loulou Fou
Ugu yaraan 27-qof ayaa la dilay in kabadan 80-qofna dhaawac ayaa soo gaaray kadib weerar saddex mar la is qarxiyay oo ka dhacay Jasiirad ku taal webiga Chad, waxaa sidaa sheegay warar dhinaca ammaanka ah oo laga helay caasimadda dalkaasi ee N'Djamena.
Saddex qof oo is qarxiyay ayaa beegsaday saddex goobood oo ku yaal
suuq toddobaadkii hal maalin lagu ganacsado oo ku yaal deegaanka Loulou
Fou, ee Jasiiradda wabiga Chad.
- See more at:
http://risaala.net/articles/29422/Saddex-Dumar-ah-oo-Qaraxyo-ka-fuliyay-Jazeerada-Loulou-Fou#sthash.3lxtSVKD.dpufQof magaciisa ka gaabsaday oo joogay gobal xaalad deg-deg ah lagu
soo rogay bishii hore kadib markii mowjado weeraro ah ay ku qaadday
kooxda Boko Haram, ayaa arrintan u sheegay AFP.
Weerarada isqarxinta ah ayaa waxaa fuliyay saddex dumar ah oo waxyaabaha qarxa isku soo xiray.
Dowladda Chad, ayaa waxay ku dhawaaqday xaalad deg deg ah oo ay ku
soo rogtay Jazeerada Loulou Fou, waxaana dhanka kale socdo baaritaano
loogu jiro dhammaanba intii ka soo shaqeysay weeraradaasi.
Bishii hore weeraro, ayaa ka dhacay Harada Chad, weeraradaasi waxaa
sheegtay Ururka Boko Haram, oo ka careysan in Dowladda Chad ka qayb
qaadato dagaalka lagula jiro Boko Haram.


0 


Saddex Dumar ah oo Qaraxyo ka fuliyay Jazeerada Loulou Fou
Ugu yaraan 27-qof ayaa la dilay in kabadan 80-qofna dhaawac ayaa soo gaaray kadib weerar saddex mar la is qarxiyay oo ka dhacay Jasiirad ku taal webiga Chad, waxaa sidaa sheegay warar dhinaca ammaanka ah oo laga helay caasimadda dalkaasi ee N'Dj