Wararka

Culimada Soomaaliyeed oo afar qodob kasoo saaray shirka doorashooyinka dalka

0 Visits: 203 | Monday May 24, 2021 - 20:22:32
Culimada Soomalaiyeed ayaa maanta bayaan ka kooban afar qodob kasoo saaray shirka wada-tashiga qaran ee haatan magaalada Muqdisho uga socdo madaxda dowladda federaalka ah iyo kuwa dowlad goboleedyada ka jira dalka. Kulan ay isugu yimaadeen Majmaca hay'adda Culimada Soomaaliyeed ayaa si gaar ah waxay…

Read More »

Madaxweyne Farmaajo ma kusoo biiri doonaa shirka?

0 Visits: 195 | Monday May 24, 2021 - 20:20:29
Shirka doorashooyinka ee ka socda Muqdisho ayaa waxaa markii ugu horreysay ka maqan madaxweynaha waqtigu ka dhammaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, mana cadda illaa iyo hadda inuu dib ugu soo biiri doono iyo in kale. Wararka qaar ayaa sheegaya in Farmaajo uusan shirkan kusoo biiri doonin, sababo la…

Read More »

CC SHAKUUR oo la kulmay saddex madaxweyne goboleed

0 Visits: 210 | Monday May 24, 2021 - 20:18:37
– Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa kulan u dhexeeyey hoggaamiye xisbiga Wadajir iyo qaar ka mid ah madaxda maamul goboleedyada dalka, kaas oo xalay ka dhacay magaalada caasimada ah ee Muqdisho. Kulanka oo uu albaabada u xirnaa ayaa ka qabsoomay Hotelka Peace, wuxuuna u dhexeeyey siyaasiga…

Read More »

WHO oo soo saartay baaq ku aadan cudurka Karoonaha

0 Visits: 171 | Monday May 24, 2021 - 20:16:46
Tedros Adhanom Ghebreyesus, Director General of the World Health Organization (WHO), addresses a press conference about the update on COVID-19 at the World Health Organization headquarters in Geneva, Switzerland, Monday, Feb. 24, 2020. (Salvatore Di Nolfi/Keystone via AP)/TH814/20055631900678//2002241835…

Read More »

Xog: Ciidankii ay DF geysay Gedo oo gadood sameeyey iyo arrin ay dalbanayaan

0 Visits: 180 | Monday May 24, 2021 - 20:14:02
Gobolka Gedo ayaa waxaa ka taagan xiisad ka dhalatay ciidamadii Dowladda Soomaaliya ay geysay Gobolkaas oo codsanayo in dib loogu celiyo magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya oo markii hore laga keenay. Ciidamada ayaa sheegay inaysan ku noolan karin gobolkan oo xaaladdiisa nololeed ay adag tahay,…

Read More »

Muxuu shirka Muqdisho uga duwan yahay kuwii hore?

0 Visits: 170 | Monday May 24, 2021 - 20:08:03
Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya waxaa maalintii saddexaad ka socda shirweynaha wada-tashiga qaran ee u dhexeeya dowladda federaalka ah iyo dowlad goboleedyada, kaas oo looga arrinsanayo doorashada 2021-ka. Shirkan oo ah mid xasaasi ah ayaa waxaa laga muujinayaa rajo wanaagsan oo ah inay guuleystaan…

Read More »

Bambo Gacmeed lagu weeraray Saldhig ku yaalla Jowhar

0 Visits: 154 | Monday May 24, 2021 - 20:06:18
Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Bambo Gacmeed lagu weeraray Caawa Fariisin ay leeyihiin Ciidanka AMISOM ee ku Sugan Jowhar. Qaar ka mid ah dadka degaanka ayaa sheegay in Qaraxa ka dib ay maqleen rasaas xoog leh. Wararka qaar ayaa waxa ay sheegayaan in ciidanka booliska ay gacanta ku dhigeen…

Read More »

Lacag laga qaaday Bankiga dhexe oo VILLA SOMALIA la geeyay oo aan weli lasoo celin

0 Visits: 188 | Monday May 24, 2021 - 20:03:32
Xog ay heshay Caasimada Online ayaa sheegeysa in mas'uuliyiin ka tirsan Madaxtooyada Soomaaliya iyo Wasaaradda Maaliyadda ay Bankiga dhexe ee Soomaaliya ka bixiyeen lacago malaayiin doollar ah, daba-yaaqadii bishii April ee sanadkan. Lacagtaan oo lagu bixiyay amarka Madaxweyne Farmaajo ayaa sababta…

Read More »

Taliye XIJAAR oo war kasoo saaray amniga doorashada

0 Visits: 156 | Monday May 24, 2021 - 20:02:16
Taliyaha ciidamada booliska Soomaaliya Janeraal Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa qoraal uu soo saaray uga warbixiyey kulan uu la yeeshay Guddiga Qaran ee Amniga Doorashooyinka dalka. Taliye Xijaar oo kulankaas shir guddoomiyey ayaa sheegay inay diiradda saareen,dardar gelinta hawlaha hor-tebinta u leh…

Read More »

Weerar khasaare geystay oo ka dhacay SOMALILAND

0 Visits: 153 | Monday May 24, 2021 - 19:56:56
Wararka laga helayo deegaanada Somaliland ayaa sheegaya in xalay weerar khasaare geystay uu ka dhacay magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, halkaas oo si weyn looga dareemayo ololaha doorashada Somaliland. Weerarka oo ahaa mid qorsheysan, isla-markaana ay fuliyeen rag hubeysan ayaa waxaa lagu…

Read More »

HALKAAN KA AQRISO W/WARGEYSKA MOGADISHU TIMES 24-MAY 2021

0 Visits: 289 | Monday May 24, 2021 - 09:42:46
.

Read More »

RW Rooble Oo Farriin U Diray Midowga Musharaxiinta Iyo Shacabka

0 Visits: 182 | Sunday May 23, 2021 - 22:13:46
...

Read More »

Laamaha Amniga Beledweyne oo xiray dad uu kujiro Wariye

0 Visits: 218 | Sunday May 23, 2021 - 21:51:59
.

Read More »

Weeraro ka dhacay magaalooyinka Muqdisho & Baydhabo

0 Visits: 223 | Sunday May 23, 2021 - 21:50:18
Xubno la sheegay inay ka tirsanaayeen Ururka Al-Shabaab ayaa waxaa ay xalay weeraro kala duwan oo khasaaro geystay ka fuliyeen Magaalooyinka Muqdisho iyo magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay. Weerarka koowaad ayaa ka dhacay magaalada Muqdisho gaar ahaan degmada Kaxda kadib markii weerar bambaano…

Read More »

Xasan Sheekh oo qoraal aysan la wadaagin musharaxiinta kasoo saaray shirka Muqdisho

0 Visits: 184 | Sunday May 23, 2021 - 21:38:23
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo saaray war-saxaafadeed uu ku soo dhaweeyey, isla markaana ku bogaadinayo hanaanka uu ku socdo shirka golaha wadatashiga Qaran oo maalin ka hor Muqdisho uga furmay ra'iisul wasaare Rooble, madaxda dowlad goboleedyada iyo duqa Muqdisho.…

Read More »

Xafiiska Rooble oo ka warbixiyey natiijada shirkii maanta ee doorashada

0 Visits: 194 | Sunday May 23, 2021 - 21:28:44
Xafiiska ra'iisal wasaaraha xukuumadda xil-gaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa qoraal kasoo saaray Shirka Wadatashiga Qaran ee doorashooyinka oo maanta galay maalintii labaad. Shirka oo uu maanta shir-guddoominayay ra'iisal wasaare Rooble ayaa waxaa laga sameeyay horumar wanaagsan, sida lagu…

Read More »

Somaliland oo jawaab kulul ka bixisay go'aan kasoo baxay DF

0 Visits: 178 | Sunday May 23, 2021 - 21:22:51
Somaliland ayaa jawaab adag ka bixisay tallaabo ay dhawaan qaaday wasaaradda waxbarashada Soomaaliya, oo ay ku shaacisay liis 41 jaamacadood oo ay aqoonsatay, kuwaasi oo ay ku jireen jaamacado ku yaala gudaha Somaliland. Guddiga Tacsliinta Sare ee Soomaliland oo kulan ku yeeshay magaalada Hargeysa ayaa…

Read More »