Qoorqoor Oo Kulan La Qaatay Danjiraha Dowladda Talyaaniga Ee Soomaaliya

0
Sunday May 23, 2021 - 22:08:35 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 184
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qoorqoor Oo Kulan La Qaatay Danjiraha Dowladda Talyaaniga Ee Soomaaliya

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi kaariye "Qoorqoor” iyo wasiirkiisa Gaadiidka iyo Duulista Hawada Md. Cabdirisaaq Maxamed Maxamuud ayaa kulan la qaatay danjiraha Dowlada Talyaaniga Alberto Vecchi iyo ku xigeenkiisa.

Kulanka ayaa looga wada hadlay howlaha horumarineed ee Dowladda Talyaaniga ka wado deegaanada Galmudug.

danjiraha ayaa u xaqiijiyay in Dowladda talyaaniga sii xoojin doonto teegerada shacabka iyo dowladda Galmudug.


dhinaca kale Madaxweynaha Galmudug ayaa uga mahadceliyay garab istaaga Dowladda Talyaaniga iyo maalgelinta mashaariicda horimarineed.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip