WHO oo soo saartay baaq ku aadan cudurka Karoonaha

0
Monday May 24, 2021 - 20:16:46 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 173
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    WHO oo soo saartay baaq ku aadan cudurka Karoonaha

    Tedros Adhanom Ghebreyesus, Director General of the World Health Organization (WHO), addresses a press conference about the update on COVID-19 at the World Health Organization headquarters in Geneva, Switzerland, Monday, Feb. 24, 2020. (Salvatore Di

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tedros Adhanom Ghebreyesus, Director General of the World Health Organization (WHO), addresses a press conference about the update on COVID-19 at the World Health Organization headquarters in Geneva, Switzerland, Monday, Feb. 24, 2020. (Salvatore Di Nolfi/Keystone via AP)/TH814/20055631900678//2002241835 Madaxa Ururka Caafimaadka Adduunka ayaa sheegay in dhammaan shaqaalaha caafimaadka iyo dadka da'da ah ee ku nool guud ahaan adduunka xilligan laga tallaali lahaa xanuunka coronavirus haddii tallaalka loo qeybin lahaa si siman. Xilli uu dirayay baaq ah in tallaal dheeri ah lala soo gaaro dalalka saboolka ah, ayaa Tedros Adhanom Ghebreyesus wuxuu sheegay in dowladaha tallaalaya dadka khatarta yar ugu jira xanuunka aydoor ku leeyihiin in dadka kale ee nugul ay waayaan. Wuxuu sheegay in sinnaan la'aan qeybinta tallaalka ay xumeyneyso xaaladda xanuunka safmarka ah. Dr Tedros ayaa sheegay inay tahay dunidu ay hiigsato in ugu yaraan dal walba laga tallaalo boqolkiiba toban wixii loo gaaro September, tiradaasna la gaarsiiyo 30% wixii loo gaaro dhammaadka sanadka.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip