Bambo Gacmeed lagu weeraray Saldhig ku yaalla Jowhar

0
Monday May 24, 2021 - 20:06:18 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 154
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Bambo Gacmeed lagu weeraray Saldhig ku yaalla Jowhar

    Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Bambo Gacmeed lagu weeraray Caawa Fariisin ay leeyihiin Ciidanka AMISOM ee ku Sugan Jowhar. Qaar ka mid ah dadka degaanka ayaa sheegay in Qaraxa ka dib ay maqleen rasaas xoog leh. Wararka qaar ayaa waxa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Bambo Gacmeed lagu weeraray Caawa Fariisin ay leeyihiin Ciidanka AMISOM ee ku Sugan Jowhar. Qaar ka mid ah dadka degaanka ayaa sheegay in Qaraxa ka dib ay maqleen rasaas xoog leh. Wararka qaar ayaa waxa ay sheegayaan in ciidanka booliska ay gacanta ku dhigeen ruuxii ka dambeeyay bambada lagu tuuray Saldhigga. Wali rasmi looma xaqiijin khasaaraha ka dhashay. Ammaanka Magaalada Jowhar ayaa ahaa bilihii lasoo dhaafay mid wanaagsan.



 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip