Wararka

HALKAAN KA AQRISO W/WARGEYSKA MOGADISHU TIMES 25-MAY 2021

0 Visits: 263 | Tuesday May 25, 2021 - 08:50:14
.

Read More »

Kulan lagu xalinayo xiisad taagan oo u socda Cabdi Xaashi, Axmed Madoobe iyo Deni

0 Visits: 198 | Monday May 24, 2021 - 21:00:37
Shir u dhaxeeya Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullahi iyo Madaxweynayaasha Jubbaland iyo Puntland ayaa hadda ka socda Airport Hotel oo ku dhex yaalla Xalane, kaas looga wadahadlayo sidii xal looga gaari lahaa muranka ka taagan hanaanka loo soo magacaabayo xubnaha guddiyada doorashada ka soo…

Read More »

Talyaaniga oo taageero u balan qaaday Maamulka Galmudug

0 Visits: 204 | Monday May 24, 2021 - 20:57:40
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi kaariye (Qoorqoor) iyo Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Cabdirisaaq Maxamed Maxamuud oo ku sugan Magaalada Muqdisho ayaa kulan la qaatay danjiraha Dowlada Talyaaniga Alberto Vecchi iyo ku xigeenkiisa. Kulanka ayaa looga wada hadlay howlaha horumarineed ee Dowladda…

Read More »

UK oo Ciiddamo Khaas ah u soo direysa Soomaaliya

0 Visits: 213 | Monday May 24, 2021 - 20:54:59
.

Read More »

Maxkamadeynta Askar loo heysto dilal oo bilaabatay

0 Visits: 209 | Monday May 24, 2021 - 20:53:20
Maxkamada Darajada, Kowaad ee Ciidamada Qalabka sida Qeybta 27aad ayaa Maanta Bilowday, Dhagaysiga Dacwada Eedaysanayaasha kala ah, Cabdiqaadir Farax Dhaqane ( Nuune ) iyo Maxamuud Xuseen Faarax ( Jacaloow ) oo ka tirsan Ciidamada, Dowladda ee Degmada Baladxaawo ,kuwaasi oo bilo ka hor kala, Dilay,…

Read More »

Shir Muqdisho uga socda Gudoomiyaha Aqalka Sare iyo Labo Madaxweyne dowlad goboleed

0 Visits: 207 | Monday May 24, 2021 - 20:50:37
Sidda ay xaqiijiyeen ilo lagu kalsoonaan karo Shir u dhaxeeya Guddoomiyaha Cabdi Xaashi, Madaxweynayaasha Jubbaland iyo Puntland ayaa hadda ka socda Airport Hotelee magaalada Muqdisho. Waxyaabaha shirkaan looga hadlaayo waxaa ka mid ah sidii xal looga gaari lahaa muranka u dhaxeeya ee labada garab ee…

Read More »

Itoobiya oo sheegtay in Mareykanka uu ku haayo faragalin qaawan

0 Visits: 180 | Monday May 24, 2021 - 20:45:56
toobiya ayaa sheegay iney dib u qiimeyn ku sameyneyso xiriirka ay la leedahay Mareykanka, haddii ay sii wadaan iney fara galinta kusii hayaan arrimaha gudaha dalkooda, sida ay sheegtay wasaaradda arrimaha dibadda. Waxey ka jawaabeysay wasaaradda go'aan sheegaya in uu kusoo rogey cuna qabteyn dhaqaale…

Read More »

Xog: Ninkii ka dambeeyay dilka kaaliyaashii iyo askartii Guudlaawe oo lasoo qabtay

0 Visits: 206 | Monday May 24, 2021 - 20:40:06
Saraakiil ka tirsan booliska HirShabeelle iyo xafiiska Madaxweynaha HirShabeelle ayaa Caasimada Online u xaqiijiyay in lasoo qabtay nin ay ku tilmaameen dilaa shiish badan oo ka tirsanaa maleeshiyaadkii Macawiisleyda ee soo wareeray Jowhar. Xubnanaha aan la hadalnay ayaa sheegay in qaar kamid ah ciidamadii…

Read More »

Muxuu salka ku hayaa khilaaf-ka maamulka masjidka Quba ee Soomaalida Amsterdam?

0 Visits: 204 | Monday May 24, 2021 - 20:38:23
Muddooyinkii u dambeeyey waxaa sii xoogeysanayay hadal-haynta khilaaf ka dhextaagnaa maamulka masjidka Quba ee ku yaal Magaalada Amsterdam ee waddanka Holland. Masjidkan oo dhulka uu ku fadhiyo ay Soomaalidu leedahay, ayaa soo maray marxalado kala duwan, marka loo eego sidii ay howshiisi ku billaabatay…

Read More »

Imaaraadka Carabta oo ka laabtay dhex-dhexaadinta Suudaan & Itoobiya

0 Visits: 219 | Monday May 24, 2021 - 20:34:27
Dowladda Imaaraadka Carabta (UAE) waxay sheegtay inay ka laabatay Hindisaha Dhexdhexaadinta ee ay ku doonaysay in lagu xaliyo muranka xuduudka ee u dhexeeya dalalka Sudan iyo Ethiopia. Ilo-wareedyo ku dhow Golaha KMG ee haya Talada dalka Sudan ayaa sheegay inay Tallaabadaasi timid, kadib, markii ay…

Read More »

Puntland iyo Galmudug oo mamnuucay isku socodka gaadiidka Bajaajta ee Gaalkacyo

0 Visits: 218 | Monday May 24, 2021 - 20:31:16
Guddoomiya Gobalka Mudug ee Puntland Cabdiladiif Muuse Nuur ayaa Maanta guddoomiyay Shirka Amniga Gobolka Mudug oo ay si wada jira uga wada qayb galeen Maamulada Puntland iyo Galmudug. Shirka oo totobaadle ah ayaa waxaa Goob joog ahaa Gudoomiyaha Gobolka Mudug ee Galmudug, Guddoomiye Kuxigeenka 2aad…

Read More »

Mareykanka oo ku dhowaaqay xayiraado ka dhan ah Ethiopia

0 Visits: 196 | Monday May 24, 2021 - 20:27:41
Dowladda Mareykanka ayaa xayiraad kusoo rogeysa kaalmada dhaqaale iyo amni ee ay siiso Ethiopia sababo la xiriira eedo gaboodfallo ka dhan ah xuquuqda aadanaha oo dhacay intii uu socday dagaalkii gobolka Tigray, sida lagu sheegay warsaxaafadeed ay Axaddii soo saartay Waaxda Arrimaha Dibadda Mareykanka.…

Read More »

Culimada Soomaaliyeed oo afar qodob kasoo saaray shirka doorashooyinka dalka

0 Visits: 203 | Monday May 24, 2021 - 20:22:32
Culimada Soomalaiyeed ayaa maanta bayaan ka kooban afar qodob kasoo saaray shirka wada-tashiga qaran ee haatan magaalada Muqdisho uga socdo madaxda dowladda federaalka ah iyo kuwa dowlad goboleedyada ka jira dalka. Kulan ay isugu yimaadeen Majmaca hay'adda Culimada Soomaaliyeed ayaa si gaar ah waxay…

Read More »