Maxkamadeynta Askar loo heysto dilal oo bilaabatay

0
Monday May 24, 2021 - 20:53:20 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 211
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxkamadeynta Askar loo heysto dilal oo bilaabatay

    Maxkamada Darajada, Kowaad ee Ciidamada Qalabka sida Qeybta 27aad ayaa Maanta Bilowday, Dhagaysiga Dacwada Eedaysanayaasha kala ah, Cabdiqaadir Farax Dhaqane ( Nuune ) iyo Maxamuud Xuseen Faarax ( Jacaloow ) oo ka tirsan Ciidamada, Dowladda ee Degmad

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maxkamada Darajada, Kowaad ee Ciidamada Qalabka sida Qeybta 27aad ayaa Maanta Bilowday, Dhagaysiga Dacwada Eedaysanayaasha kala ah, Cabdiqaadir Farax Dhaqane ( Nuune ) iyo Maxamuud Xuseen Faarax ( Jacaloow ) oo ka tirsan Ciidamada, Dowladda ee Degmada Baladxaawo ,kuwaasi oo bilo ka hor kala, Dilay, Saadaam Diiriye ibraahin, Mowliid Baashi Cumar oo kamid ahaa ADhaliyarada Baladxaawo Dhagaysiga Dacwada ayaa waxaa Goobjoog ah, Taliyaasha, Ciidamada Heer Dowlad Goboleed, Kuwa Gobolka Gedo, sida Booliska Nabad Sugida, Saraakiil kale, Maamulka Gobolka Gedo, Qaar Ka Mid Ah, Ururada Bulshada, Ehelada labada Marxuum, Xeer ilaalinta maxkamadda Ciidamada qalabka sida qeybta 27aad ayaa soo bandhigtay Cadaymo, isugu Jiray, Qoraal, Sawiro, iyo Qoryihii lagu Dilay Labada Marxuum. Dood Dheer ka dib, ayay Gabagabadii Saraakiisha Maxkamada Sheegeen in ay sii socon doonto Maxkamadeynta Maalmaha soo socdo, loona baahan yahay in la soo dhameystiro cadaymo kale oo ka dhiman Gal Dacwadeedka



 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip