HALKAAN KA AQRISO W/WARGEYSKA MOGADISHU TIMES 25-MAY 2021

0
Tuesday May 25, 2021 - 08:50:14 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 267
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AQRISO W/WARGEYSKA MOGADISHU TIMES 25-MAY 2021

    .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

.

Xukuumadda oo war ka soo saartay shirka Afisyooni oo galay maalinkii 3-aad

     Maalinkii seddaxaad waxaa si caadi ah ku soo dhamaaday shirka madaxda Soomaaliya oo Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda xil-gaa rsiinta Maxamed Xuseen Ro oble uu shir guddoomiyey. Ma daxda ayaa bilaawday ka doo dista qodobada turxaan bixin ta u baahan ee arrimaha doo rashooyinka.

      Afhayeenka xukuumadda Maxamed Ibra ahim Macalimuu oo faahfaahin ka bixiyey han aankii uu Shalay ku socday shirku ayaa she egay in si saraaxo leh ay madaxdu uga doode en qodobadii Shalay la soo saaray miiska.

     "Si loo xaqiijiyo in shirku guuleysto waxa uu ra’Iisul wasaaruhu Shalay shir gaar ah la yee shay guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaa shi Cabdullahi, waxayna ka wadahadleen arri maha doorashooyinka ee ka khuseeya he shiiskan, wadahadalladu waa ay sii socon doo naan,” ayuu yiri.

     Isagoo sii hadlayey ayuu yiri, "Ra’iisul was aaruhu waxa uu la tasha doonaa dhamaan sa amileyda siyaasadda iyo cid kasta oo shirka wax ku biiri karta, madaxdu waa ay isku soo la aban doonaan berri, laakiin waxa waxaad mo odaa in wax kasta ay gaba-gabo yihiin markii la fiiriyo sida saraaxada leh ee madaxdu ay isula soo koobayaan wax kasta.”

Culimada Soomaaliyeed oo afar qodob ka soo saaray shirka doorashooyinka dalka

      Culimada Soomalaiyeed ayaa Shalay ba yaan ka kooban afar qodob kasoo saaray shir ka wada-tashiga qaran ee haatan magaalada Muqdisho uga socdo madaxda dowladda federaalka ah iyo ku wa dowlad goboleedyada ka jira dalka.

Kulan ay isugu yimaadeen Ma jmaca hay’adda Culimada Soomaaliyeed ayaa si gaar ah waxay farriin ugu direen hoggaa miyeesha Soomaaliya ee ku shirsan Teendha da Afisyoone, si go’aan rasmi ah looga soo sa aro is mari-waaga ka taagan hannaanka doora shooyinka.

    Ugu horreyn Hay’adda Culimada ayaa soo dhoweysay qabashada shirkan, waxayna ku b oorisay Rooble iyo madax goboleedyada inay ka dhabeeyaan wada-hadalladooda.

     Sidoo kale culimada Soomaaliyeed ayaa bayaankooda ku sheegay in loo baahan yahay in la dhowro xasiliinida dalka, gaar ahaan amn iga qaranka.

     Baaqa hay’ada Culimada ayaa sidoo kale looga dalbaday bulshada Soomaaliyeed inay sii wadaan garab istaagga ay u muujiyeen shir ka xal ka gaarista ee ka socdo Muqdisho.

HALKAN HOOSE KA AQRISO:-

      1: Waxaay Culimada soo dhaweeynayaan Shirka Arrimaha doorashooyinka ee ka socda Muqdisho ee uu horay u iclaamiyay Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble, waxayna Alle ka baryeen in Shirka uu guuleysto. 2: Hay’adda Culimada Soomaaliyeed wax ay is xasuusinayaan ammaanada cirka iyo dhulka iyo Buuraha diideen ee rabi u dhiibay siyaasiyiinta Soomaaliyeed loogana baahan yahay inay dhowraan.

     3: Waxay adkeeynayaan Culimada in go’ aanka doorashada lagu saleeyo Diinta Islaam ka sida Cadaalada hufnaanta lagana fogeeyo dhamaan nuuc kasta uu yahay dulmiga iyo mu suq maasuqa.

      4: Waxaay ugu baaqeynaa Umadda Soo maaliyeed Midnimo, waxaana u mahad celin ayaan cid kasta oo gacan ka geeysatay hirge linta iyo qabsoomida Shirka looga hadlayo Arri maha doorashada Soomaaliya.

Dowladda oo soo bandhigtay Ciidamo la dagaalama Al-Shabaab

     Taliyaha Qaybta 21-aad ee xoogga dalka Maxamed Cadoow Cali (Sanka) ayaa Shalay kormeer ku gaarey ciidamada Xoogga dalka ee ku sugan Degmada Baxdo ee Gobolka Gal gaduud kuwaas oo muddo dhowr sano ah ku jira xero ku taal halkaas oo lagu tababaray.

     Ciidamada ayaa ah kuwo isku diyaarinaya ka qeyb qaadashada howlgallada ka socda Gobolka Mudug ee la doonayo in Al-Shab aab looga saaro degaannada ay weli kaga sugan yihiin Gobolka Mudug, hal kaas oo mararka qaar ay weeraro ka geys taan.

    Taliyaha Qaybta 21-aad ee xoogga dalka Maxamed Cadoow Cali (Sanka) ayaa Warbix ino ka dhageystay Saraakiisha Ciidamada ku sugan Xerada, iyaga oo sheegay in Amniga degmada iyo degaannada ku dhow uu yahay mid wanaagsan oo la isku haleen karo.

Degaano ka tirsan Gobolka Mudug ayaa dho wr jeer waxaa ka dhacay dagaal u dhaxeeyay Ciidamada dowladda oo garab ka helaya dad ka degaanka iyo Xubno ka yirsan Ururka Al-Shabaab.

 Ra’iisul Wasaare Rooble iyo Cabdi Xaashi oo kulan ku leh magaalada MUQDISHO

      Ra’iisul wasaaraha xilka sii-haya ee xuk uumadda Soomaaliya, Mudane Maxamed Xus een Rooble ayaa haatan kulan gaar ah maga alada Muqdisho kula leh guddoomiyaha Gola ha Aqalka Sare, Md.Cabdi Xaashi C/hi.

    Kulankan oo ah mid ay albaada u xiran yih iin ay aa waxaa looga hadla yaa xaaladda dalka, gaar aha an dooda ka taagan soo xul ista xubnaha ka imaanaya gobollada waqo oyi.

    Wararka qaar ayaa sheegaya in kulankan, kadib uu guddoomiyaha Aqalka Sare qaban doono shir jaraa’id oo uu kaga warbixin doono kulanka uu haatan la leeyahay Rooble.

       2da dhinac ayaa lagu soo warramayaa in ay gaareen is-afgarad ku saabsan arrimaha doorashooyinka, gaar ahaan tan xubnaha gob ollada waqooyi ama Somaliland.

      Kulanka ayaa sidoo kale daba socda war qad kasoo baxday xubnaha garabka Cabdi Xaashi oo lagu sheegay in ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka uu weli diidan yahay hab qey bsiga dhismaha doorashada ee xubnaha Som aliland ku metalaya dowladda cusub ee soo so cota, inkastoo eedeyntaas uu iska fogeeyey Mahdi Guuleed oo waxba kama jiraan ku tilma amay warqadda soo baxday.

      Arrintan ayaa muujineyso khilaaf hor leh oo soo kala dhex-galay labada garab xubnaha gobollada waqooyi ee ay kala hoggaaminaya an Mahdi Guuleed iyo Cabdi Xaashi, waxaana haatan socda dadaallo uu wado ra’iisul wasa araha oo xal waara looga gaarayo khilaaf kaasi.

     Doodan cusub ayaa kusoo aadeysa, xilli haatan magaalada Muqdisho uu ka socdo shi rka doorashooyinka ee u dhexeeya dowladda federaalka ah iyo dowlad goboleedyada dalka, kaas oo go’aan rasmi ah looga gaarayo is ma ri-waaga ka taagan hanaanka dorashooyinka.

      Si kastaba Soomaaliya ayaa wajaheyso xa alad adag oo ka dhalatay marxaladda kala gu urka ah, waxaana xiisaddu ay kasii dartay mar kii uu dhammaaday muddo xileedka dowladda Soomaaliya, iyadoo aanan xal loo helin khilaa fka ka taagan doorashada 2021

UK oo Ciiddamo Khaas ah u soo direysa Soomaaliya

      250 ka tirsan Ciiddanka Khaaska ee UK ay aa loo soo diri doonaa Somalia, si ay Cii d danka Dowladda Federalka iyo kuwa AMI SOM taageero uga siiyaan La-dagaalanka Al shabaab.

      Wargeyska Express ee ka soo baxa Lon don waxa uu cadadkiisa Dorraad oo Axad aha yd qoray Xog ku aadan in Ciiddankaasi loo soo daabuli doono guda ha Somalia 12-ka bil ood ee soo socota.

     Arrintan ayaa timid dhowr bilood kadib, mar kii la asaasay Guutada Haw lgalka Khaaska " The  Special Operation Brig ade”, oo uu ku dha waaqay Taliyihii hore ee Ciiddanka Cirka ee Kha aska UK ee Special Air    Service (SAS) , Jen eral Mark Carleton-Smith oo haatan madax ka ah Ciiddanka Britain.

       Jeneral Mark Carleton-Smith waxa uu qo rshihiisa ku soo bandhigay  Golaha Atlantic "The Atlantic Council” oo ah Urur aan Xisbina ka tirsanayn, wuxuuna xusay inuu doonayo in 12-ka bilood ee soo socota ku dhiso Guutada Koowad ee Ciiddanka Rangers-ka.

   "Waxaan doonayaan inaan arko, iyagoo loo da ad-gureeyo Bariga Africa si ay u taageer aan La-hawlgalayaasheenna Bariga Afrika” ay uu yiri Jeneral Mark Carleton-Smith, inkastoo uusan sheegin halka Ciiddankaasi loo diri doo no iyo muddada inta ay la eg tahay.

     Balse, Ilo-wareedyo ayaa waxay habeen hore xaqiijiyeen in Ciiddankaasi saldhigooda noqon doono Somalia, si ay Ciiddanka Khaas ka ee Somalia ugu tababaraan Xeelladaha Da gaalka ay kula jiraan Dagaalamayaasha Alsha baab."Dadkeena waxay bedeli doonaan Ciidd an ka Khaaska Maraykanka ee tababari jirey Ciiddanka Dowladda Somalia” ayaa lagu yiri Xogt aasi oo uu Wargeyska Express soo

     xigtay.Si kastaba ha ahatee, Shaacinta go obta ugu horeysa ee  ay Ciiddanka Rangerska UK ka fulin doonaan Hawlgalkooda 1aad ee Somalia ayaa la rajeynayaan in lagu dhawaa qo Shi rweynaha Hoggaamiyayaasha dalalka G 7 ay bisha soo socota ee June 11-da ilaa 13-da ku yeelan doonaan Gacan-biyoodka Carbis Bay ee G/Cornwall ee dalka Britain


Madaxweyne Farmaajo ma kusoo biiri doonaa shirka?

     Shirka doorashooyinka ee ka socda Muqdi sho ayaa waxaa markii ugu horreysay ka ma qan madaxweynaha waqtigu ka dhammaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, mana cadda illaa iyo hadda inuu dib ugu soo biiri doono iyo in kale.Wararka qaar ayaa sheegaya in Farma ajo uusan shirkan kusoo biiri doonin, sababo la xiriira xiisad da ka dhex-oogan isaga iyo madaxda maamul goboleedya da Jubaland iyo Puntland, oo haddii uu kusoo biiro shirkaas dib usoo nool eyn doonta xiisaddaas.

      Hase yeeshee Dr. Shariif Cismaan oo fal anqeeya siyaasadda Soomaaliya ayaa BBC Somali u sheegay in weli ay suurta-gal tahay in madaxweynaha uu ka qeybgalo shirkan bal se ay ku xiran tahay qaab farsamo ama sida wad-ahadalka looga shaqeeyo.”

     "Haddii ay noqoto in madaxweynaha uu ka soo qeybgalo waxay u baahan tahay in arrin si farsamo ah looga shaqeeyay ay noqoto,” ayuu yiri.

      Farmaajo ayaa horey u sheegay in howla ha shaqo ee doorashada uu ku wareejiyay Ra’ iisul Wasaare Rooble, kadib khilaafyo soo noq noqday oo sababay dib u dhaca doorashadii baarlamaanka iyo tii madaxweynaha.

     Sidaas darteed, Ra’iisul Soomaaliya Max amed Xuseen Rooble ayaa hadda guddoomin aya shirka hadda ka socdo magaalada Muqd isho, In kastoo ysan weli kala caddeyn sida lo oga gudbi karo arrimihii khilaafka sababay.

     Haddaba, maaxa loo baahan yahay in la sa meeyo, haddii madaxweynaha uu damco in uu ka qeybgalo shirkan?

     Dr. Shariif Cusmaan wuxuu yiri: "Shirarka noocan oo kale ah, waxaa jiro arrimo loo baa han yahay in la turxaan bixiyo inta aanan loo fariisan ka hor”.

     "Waxay u baahan tahay in laga wadahadlo lana diyaariyo siyaabaha ay suurtagalka u tah ay iyadoo aanay wax xasaasiyad ah abuureyn in arrimahaas oo kale ay dhacaan (sida in ma daxweynaha uu ka qeybgalo). Marka waa arr in farsamo, wey dhici kartaa laakiin waxay u baahan tahay in la turxaan bixiyo oo la isla fa hmo,” ayuu hadalka ku sii daray.

     Haddaba, marka laga gudbo khilaafka oo heshiis la isla gaaro, yaa ka mid noqon doono saxiixeyaasha?

     Dr. Shariif Cismaan wuxuu qabaa in madax weynaha uu saxiixi doono heshiiska "waa had dii la raaco arrimo farsamo oo horseedi kara in madaxweynaha uu saxiixo heshiiska.”

    "Maadaama uu madaxweyne yahay, wuu sa xiixi karaa weliba waxaan is leeyahay maada ma uu qeyb ka aha go’aannadii hore, hadda saxiixiisa waa loo baahan yahay, waayo wux uu caddeynayaa saxiixiisu in wixii meesha ka soo baxay uu raalli ka yahay ama in uusan ka aheyn”.

     Wuxuu rajo wanaagsan ka muujiyay wada hadallada in ay guuleystaan. "Jawi deggan ayuu ku bilowday, rajo weyn ayay dadka ka qabaan in labada dhinacba (ay heshiiyaan). Waxaad moodaa in muuqaalkiisa hadda uu ya hay mid ay wax ka soo bixi doonaan”

Kulan lagu xalinayo xiisad taagan oo u soc da Cabdi Xaashi, Axmed Madoobe iyo Deni

     Shir u dhaxeeya Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullahi iyo Madaxwey nayaasha Jubbaland iyo Puntland ayaa hadda ka socda Airport Hotel oo ku dhex yaalla Xal ane, kaas looga wadahadlayo sidii xal looga gaari lahaa muranka ka taagan hanaanka loo soo magacaabayo xubnaha guddiyada door ashada ka soo gelaya gobollada waqooyi ee Somaliland.

     Arrinta Somalil and ayaa ka mid ah qodoba da ugu adag shirka Gola ha Wadatashiga Qar an ee doorashooyinka.

      Khilaaf culus oo u dhaxeeya laba garab oo ay u kala qeyb-sameen siyaasiyiinta gobollada waqooyi ayaa ka taagan hanaanka loo soo ma gacaabayo xubnaha guddiyada doorashada ku metelaya Somaliland.

     Ra’iisul wasaare ku xigeenka iyo guddoomi ye Cabdi Xashi ayaa kala hoggaaminaya laba da garab oo ay u kala qeyb sameen siyaas iyiinta gobollada waqooyi, waxaana la sheeg ay inay fashilmeen kulamo ay saacadihii lasoo dhaafay uga wadahadleen khilaafkan.

     Madaxda dowlad goboleedyada iyo ra’iisul wasaare Rooble oo iyagu maalmahaan ka shir aya xalinta khilaafka doorashooyinka ayaa siy aasiyiinta gobollada waqooyi ka dalbaday inay xal ka soo gaaraan khilaafka u dhaxeeya, isla markaana ay shirka ku soo celiyaan go’aan ay mideysan yihiin.

     Hase yeeshee Garabka guddoomiye Cabdi Xaashi ayaa Shalay shaaciyey qoraal sheeg ayey in lagu heshiiyey hanaanka loo soo mag acaabayo xubnaha guddiga, balse ra’iisul was aare ku xigeenka ayaa beeniyey warkaas.

     Intaas kadib Guddoomiye Cabdi Xaashi ay aa gelinkii dambe ee Shalay u yeertay sax aafadda, balse markii ay tegeen hoygiisa oo uu kula hadli lahaa ayuu codsi uga yimid mad axda Puntland iyo Jubbaland, sida aan xogta ku helnay.

     Axmed Madoobe iyo Saciid Deni ayaa Ca bdi Xaashi ka codsaday in saxaafadda uusan la hadlin, iyagoo ka digay in hadalkiisu uu ar rinta cirka ku sii shareeri karo, waxayna ugu yeereen kulankan Xalay u socda.

     Waxaa sidaas ku baaqday shirkii jaraa’id oo Cabdi Xaashi uu qaban lahaa garabta, wax aana wariyaashii tegay goobta lagu war-geli yey in guddoomiyuhu uu berri hadli doono.

     Dhanka kale Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa Shalay qaabilay Guddoomiye Cabdi Xaashi, waxuuna xafiiska Rooble shaaciyey in kulank aas uu ku soo dhamaaday is-afgarad.

    "Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaal ka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Ro oble ayaa kulan is-afgarad ku soo dhammaad ay oo ku saabsan arrimaha doorashooyinka la yeeshay Guddoomiyaha Golaha Aqalka sare ee BFS Md. Cabdi Xaashi C/hi,” ayaa lagu yiri qoraal uu Shalay baahiyey xafiiska ra’iisul wasaare Rooble.

 Garabka Cabdi Xaashi ee xildhibaanada waqooyi oo sheegtay heshiis iyo Mahdi Guuleed oo diiday

War-saxaafadeed kasoo baxay Golaha Siya asiyiinta Somaliland ee garabka uu hoggaa miyo Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xa ashi ayaa looga hadlay waxyaabihii kasoo ba xay kulankii ay la qaateyn garabka uu hogg aamiyo Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka xukuum adda xil-garsiinta Mahdi Guuleed.

    Garabka Cabdi Xaashi ayaa sheegay in ku lankaas la isku afgartay illaa 3 qodob sidoo ka lana la isku fahmi waayey qodobo kale kadib markii ay sheegeyn inuu diiday Mahdi Guu leed.

     War-Saxaafadeedka ayaa waxaa lagu she egay in Mahdi Guuleed uu diiday in guddiga doorashooyinka ay labada dhinac usoo dhisa an, si isla eg isla markaasna heshiis buu xda lagu yahay.

     Sidoo kale waxaa ay soo jeediyeen inay lagama maarmaan tahay in shirka doorashooy inka dalka looga hadlayo uu noqdaa mid mu uqaalka midnimada JFS ka muuqdo oo ay u dhan yihiin saamileyda siyaasadeed ee dalka.

Qodobada war saxaafadeedka lagu sheegay     in lagu heshiiyey ayaa waxay kala yihiin

     In siyaasiyiinta ka soo jeedo Gobollada Wa qooyi (Somaliland) oo isku duuban ay u madax-bannaanaadaan maamulka doorasho oyinkooda.

     In Siyaasiyiinta ka soo jeedo Gobollada Wa qooyi (Somaliland) ay si wadajir ah u dhistaan Guddiga sare ee Jiheynta Maamulka doorash ooyinka (Steering Committee) oo aan ka yar eyn 5, kana badnayn 9 Xubnood.

    In doorashada Xildhibaanada Gobolada wa qooyi lagu qabto xerada Ciidanka ee Afisyo oni, iyada oo ammaankeeda loo xilsaarayo cii damo gaar ah oo ka socda Boolislka Soomaal iyeed iyo AM1SOM, goobjoogayaalna ay ka yihiin warbaahinta, Beesha Caalamka iyo daneeyayaasha doorashada 2021.

     Dhinaca kale, Ra’iisul wasaare ku-xigeenka dalka Mahdi Guuleed oo qoraal soo dhigay ba rtiisa Facebook ayaa sheegay in warqaddaan ay tahay mid wax kama jiraan ah, wuxuuna ha dalka Mahdu u muuqdaa inuu yahay mid uu kaga soo horjeedo eedeynta loo jeediyey ee ah inuu diidan yahay in dhismaha guddiga do orashooyinka Somaliland loo dhiso qaab he shiis lagu yahay.


Deni oo go’aan kasoo saaray haddii dadka kasoo jeeda K/Galbeed ay ka qeyb-gali karaan doorashada Puntland

     Madaxweynaha dowlad goboleedka Pun tland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa shaaca ka qaaday in dadka kasoo jeeda deegaanada Ko onfur Galbeed ee ku nool deegaanada Pun tland ay xaq u leeyihi in inay ka qeyb qaata an codeynta doora shada.

     Saciid Deni wuxuu sidoo kale sheegay in aysan carqal adeyn doonin qaab walba oo ay dadka kasoo cararay durufaha ka jira ko onfurta Soomaaliya ay ku helayaan xuquqda ay ku leyahiin dhulka ay ku nool yahiin.

     Hadalka madaxweynaha Puntland ayaa ku soo aadaya, xilli uu Muqdisho uga qeyb gal ayo shirka arrimaha doorashooyinka dalka, wa xaana sidoo kale diiwaan-gelinta codbixiyayaa sha doorashada Puntland ay haatan ka soco taa saddex degmo oo kaliya.

     "Aad ayaan ugu faraxsanahay in dadka Soomaaliyeed ee ka kala yimid gobollada kala duwan ee dalka ee yimid Puntland intii ay col aadu jirtay, kana mid noqday dadka deegaan ka ay si xor ah uga qayb qaadan doonaan doo rashooyinka soo socdaa,” ayuu yiri Ma daxwe yne Saciid Deni.

     Isagoo hadalkiisa sii wata ayuu yiri, "Muwa adin kasta oo Soomaaliyeed kuna nool dhulka maamulkan xubinta ka ah Federaalka Soomaa liya xaq ayuu u leeyahay inuu wax ka doorto deegaanka uu ku nool yahay ama uu ku doo rto, isla markaana uu doorto hoggaamiyayaa sha mustaqbalka ee saamaynta ku yeelan do ona noloshiisa.”

     Si gaar ah isagoo ula hadlaya shacabka re er Koonfur Galbeed ee ku nool deegaanada Puntland ayuu xusay in aysan habooneyn inay idaacadaha ugu yeeraan magacaas, ayna ka haboon tahay in loogu yeero shacabka Punt land.

  "Mararka qaar waxaa idaacadaha ka maqlaa shacabka reer Koonfur Galbeed ee degan Pun tland. ‘Ma tihidiin shacab reer Koonfur Gal be ed ah, waxaa tihiin reer Puntland’ Waana ku fa raxsanahay in ay isu-diiwaan-gelinayaan door ashooyinka golayaasha deegaanka,” ayuu ha dalkiisa ku sii daray madaxweyne Deni.

     Madaxweynaha wuxuu amaan dusha uga tuuray dadka reer Puntland, kuwaas oo wala ashaday, soona dhaweeyay shacabka Sooma liyeed ee durufaha kala duwan uga soo cara ray deegaanadooda, hadana ay gaareen inay doortaan hoggaankooda.

     "Waxaan shacabka ka codsanayaa inay ka shaqeeyaan horumarka iyo amniga Puntland maxaa yeelay way ku barwaaqoobeen, ku sha qeysteen, ku noolaan doonan, carruur ayaad ku dhasheen halkan, waxayna ku noolaan do onaan inta ka hartay mustaqbalkooda, waxay na xaq u leeyihiin in ay u codeeyaan hoggaa miyayaashooda,” ayuu yiri madaxweynaha Pu ntland. Dagmooyinka Qardho, Eyl iyo Ufeyn ayey ka socotaa diiwangalinta codbix iyaya asha, waxaana la diyaarinayaa d hamaadka sanadkaan doorashadii ugu horre ysay ee dim oqraadi ah ee ka dhacda Puntl and. Puntland waxay billowday nidaamka xisbi yada badan.

Weerar khasaare geystay oo ka dhacay SOMALILAND

      Wararka laga helayo deegaanada Somalil and ayaa sheegaya in Habeen hore weerar khasaare geystay uu ka dhacay magaalada Laascaano od ee xarunta gobolka Sool, halkaas oo si weyn looga dareemayo ololaha doorashada Somaliland.

    Weerarka oo ahaa mid qorsheysan, isla-ma rkaana ay fuliyeen rag hubeysan ayaa waxaa lagu qaaday xarun ay ka socotay olole doora sho, isla-markaana ay ku sugnaayeen dad sha cab ah, sida ay Caasimada Online u xaqiijiye en qaar ka mid ah dadka deegaanka.

      Goobta la weeraray ayaa waxaa lagu soo warramayaa inuu xafiis ku leeyahay Cabdiris aaq Khaliif Axmed oo ah musharrax u tarta maya ka mid noqoshada baa rlamaanka Somaliland.

     Sidoo kale wararka ayaa intaasi kusii dara ya in weerarka intii uu socday rasaas xoogan laga maqlay goobta, waxaana ka dhashay kha saare u badan dhaawac oo soo gaaray shac abkii ku sugnaa xarunta, kuwaas oo qaarkood la dhigay goobaha caafimaad ee Laascaanod.

    Weli ma jiro wax hadal ah oo kasoo baxay saraakiisha laamaha ammaanka Somaliland iyo sidoo kale maamulka gobolka Sool oo ku aadan dhacdadaasi.

     Xaaladda ayaa Shalay deggan, balse ciida mada ammaanka ayaa lagu soo warramayaa inay howl-gallo baaritaano ah ka bilaabeen qe ybo badan oo ka mid ah gobolka Sool.

     Lama oga kooxda ka dambeysay weerark an oo goobta isaga baxsatay, balse wuxuu kuu kusoo aadayaa, iyadoo Somaliland ay ka billowden ololaha doorashada ee m/mulkaasi.

     Si kastaba gobollada Sool iyo Sanaag ayaa waxaa inta badan ka dhaca falal ammaan da rri oo u badan weeraro qorsheysan iyo dadaa llo u dhexeeyo beello wada-daga goboladaasi.

Mareykanka oo ku dhowaaqay xayiraado ka dhan ah Ethiopia



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip