Puntland iyo Galmudug oo mamnuucay isku socodka gaadiidka Bajaajta ee Gaalkacyo

0
Monday May 24, 2021 - 20:31:16 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 219
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Puntland iyo Galmudug oo mamnuucay isku socodka gaadiidka Bajaajta ee Gaalkacyo

    Guddoomiya Gobalka Mudug ee Puntland Cabdiladiif Muuse Nuur ayaa Maanta guddoomiyay Shirka Amniga Gobolka Mudug oo ay si wada jira uga wada qayb galeen Maamulada Puntland iyo Galmudug. Shirka oo totobaadle ah ayaa waxaa Goob joog ahaa Gudoomiyaha

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoomiya Gobalka Mudug ee Puntland Cabdiladiif Muuse Nuur ayaa Maanta guddoomiyay Shirka Amniga Gobolka Mudug oo ay si wada jira uga wada qayb galeen Maamulada Puntland iyo Galmudug. Shirka oo totobaadle ah ayaa waxaa Goob joog ahaa Gudoomiyaha Gobolka Mudug ee Galmudug, Guddoomiye Kuxigeenka 2aad ee Gobolka Mudug,Taliyaha Qaybta Booliska Gobolka Mudug Puntland iyo qaar kamida taliyayaasha Booliska labada dhinac Ee Gobolka Mudug. Kulanka ayaa waxa uu kadhacey Xarunta Maamulka Gobalka Mudug Ee Galmudug, waxaana kasoo baxey Go,aamo ku saabsan in wixii ka bilowda sideeda fiidnimo la hakiyey socodka Gaariga loo yaqaan Bajaajta arimo la xiriira xaalado amni awgeed



 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip