Talyaaniga oo taageero u balan qaaday Maamulka Galmudug

0
Monday May 24, 2021 - 20:57:40 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 205
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Talyaaniga oo taageero u balan qaaday Maamulka Galmudug

    Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi kaariye (Qoorqoor) iyo Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Cabdirisaaq Maxamed Maxamuud oo ku sugan Magaalada Muqdisho ayaa kulan la qaatay danjiraha Dowlada Talyaaniga Alberto Vecchi iyo ku xigeenkiisa. Kulank

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi kaariye (Qoorqoor) iyo Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Cabdirisaaq Maxamed Maxamuud oo ku sugan Magaalada Muqdisho ayaa kulan la qaatay danjiraha Dowlada Talyaaniga Alberto Vecchi iyo ku xigeenkiisa. Kulanka ayaa looga wada hadlay howlaha horumarineed ee Dowladda Talyaaniga ka wado deegaanada Galmudug iyo sidii loo dardar gelin lahaa howlahaas oo ay baahi wyen u qabaan Bulshada ku nool degaannada Jubbaland. Danjiraha ayaa u xaqiijiyay in Dowladda talyaaniga sii xoojin doonto teegeerada shacabka iyo dowlad Goboleedka Galmudug oo wajahaya dhibaatooyin ay ugu weyn tahay amni darro. Dhinaca kale Madaxweynaha Galmudug ayaa uga mahadceliyay garab istaaga Dowladda Talyaaniga iyo maalgelinta mashaariicda horimarineed, isaga oo sheegay inay la Shaqeyn doonaan.



 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip