Shir Muqdisho uga socda Gudoomiyaha Aqalka Sare iyo Labo Madaxweyne dowlad goboleed

0
Monday May 24, 2021 - 20:50:37 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 207
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shir Muqdisho uga socda Gudoomiyaha Aqalka Sare iyo Labo Madaxweyne dowlad goboleed

    Sidda ay xaqiijiyeen ilo lagu kalsoonaan karo Shir u dhaxeeya Guddoomiyaha Cabdi Xaashi, Madaxweynayaasha Jubbaland iyo Puntland ayaa hadda ka socda Airport Hotelee magaalada Muqdisho. Waxyaabaha shirkaan looga hadlaayo waxaa ka mid ah sidii xal l

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sidda ay xaqiijiyeen ilo lagu kalsoonaan karo Shir u dhaxeeya Guddoomiyaha Cabdi Xaashi, Madaxweynayaasha Jubbaland iyo Puntland ayaa hadda ka socda Airport Hotelee magaalada Muqdisho. Waxyaabaha shirkaan looga hadlaayo waxaa ka mid ah sidii xal looga gaari lahaa muranka u dhaxeeya ee labada garab ee Siyaasiyiinta Gobolada Waqooyi oo shirka dhexdooda ahaa uu is faham waa ku dhamaaday. Shir jaraa'id oo la filayay inay qabtaan garabka uu hoggaamiyo Guddoomiye Cabdi Xaashi ayaa la hakiyay dib loo dhigay kaddib codsi la soo sheegay inuu uga yimid Puntland iyo Jubbaland. Rooble ayaa maanta sheegay in isfaham horudhac ah ay gaareen Gudoomiyaha Aqalka Sare, waxaana la shaacin waxyaabaha la isku afgartay



 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip