Featued

TAARIIKH NOLOLEEDKII QORAA SARE AWEYS XUSEEN XSAN {A.SHIINO} OO KOOBAN

0 Visits: 513 | Tuesday May 05, 2020 - 14:56:59
Maamulka Wargeyska Mogadishu Times ayaa warbixin gaaban kooban ka qoray taariikh Nololeedkiis howleed ee xilliyada kala duw an ee wax qabadka Marxuum Aweys Xuseen Xasan.{A.shino} aya sida tan Marxuum Aways Xuseen Xasan (Aways Shiino) waxa uu ku dhashay M/Muqdisho sannadkii 1955-tii, waxa uu waxb arashadiisa…

Read More »

HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 5-MAY-2020

0 Visits: 442 | Tuesday May 05, 2020 - 11:09:38
Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta oo ka tacsiyadeeyey geerida Qoraa sare Aways Shiino Alle ha u naxariistee, waxaa Shalay oo Isni in ah ku geeriyooday M/Caasimada ah ee Mu qdisho, qoraaga Aways Xuseen Xasan (Shii no) oo ka tirsanaa mas'uuliyiinta Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo Tiknolojiyada…

Read More »

TACSI TIIRAANYO LEH BAHDA SAXAAFADDA SOOMAALIYEED OO QOYSKIISA KAGA TACSIYADEYNAYAAN GEERIDII KU TIMID QORAA SARE WARIIYE AWEYS XUSEEN XASAN {A.SHIINO} OO MUQDISHO KU GEERIYODAY SHALAY

0 Visits: 395 | Tuesday May 05, 2020 - 06:42:27
Maamulka iyo howladeennada Wargeyska Mogadishu Times Daily News Paper iyo guud ahaan Bahda Saxaafadda Soomaaliyeed iyo Ax saab kaleba oo ka la ah Xabiibo Axmed Jimcaale {Biibto},Yuusuf Cismaanciil Axmed {Carrabeey}, Dr.Cismaan Axmed Jimcaale {Dr.Jimmy}, Wariiye Cali Muuse Cabdi, Muuse Maxamed Cismaan…

Read More »

HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 29-4-2020

0 Visits: 462 | Wednesday April 29, 2020 - 10:09:10
Madaxweyne Farmaajo oo baaq deg deg ah ka soo saaray xaalada Khardho Madaxweynaha JF/S.Maxamed C/hi Farma ajo oo ka tacsiyeeyay musiibada naf iyo maa lba leh ee ka dhalatay daadadkii ku fatahay M/ Qardho ayaa ku baaqay in wad ajir loogu istaago shacab iyo do wladba u gurmadka dadkeenna ay soo gaartay…

Read More »

Somtel oo soo bandhigtay adeeg la magac-baxay Subcis

0 Visits: 506 | Wednesday April 15, 2020 - 19:38:59
Shirkadda Isgaarsiinta Somtel ayaa soo bandhigtay adeeg cusub, oo loogu magac-daray (Subcis). Adeeggan ayaa ah mid loogu talagalay bulshada Soomaaliyeed, ee uu saamaynta ku yeeshay xanuunsidaha COVID-19, ee ka dhashay Coronavirus. Maadaama saddexdii toddobaad ee ugu dambeysay la fasaxay Madrasadaha…

Read More »

HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 5-4-2020

0 Visits: 513 | Sunday April 05, 2020 - 09:17:43
Xukuumadda oo ka tacsiyadeysay geerida ku timid halyeeygii weynaa ee Cabdulqaadir Cali Boolaay Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalx iis X/F/Soomaaliya, Maxamed Cabdi Xayir " Maareeye" ayaa ka tacsiyadeeyay geerida Alle ha u naxariistee marxuum Dr. Cabdu lqaadir Cali Boolaay. Sidoo kale, Wasiir…

Read More »

HALKAN KA AQRISO W.W MOGTIMES DAILY NEWS PAPER EE SAAKAY 4-APRIL-2020

0 Visits: 678 | Saturday April 04, 2020 - 10:22:29
Madaxweyne Farmaajo oo ku baaqay in si deg-deg ah loo joojiyo dagaalka ka socda Galbeedka magaalada Kismaayo. Madaxweyne M.C/hi Farmaajo oo ku tilma amay murugo iyo uur-ku-taallo dirirta sokeeye ee ka taagan deegaanno hoos taga M/Kismaayo, wa xa uuna ku baaqay in si de g-deg ah oo shuruud la'aan…

Read More »

OGEYSIIS MUHIIM AH OO AY KUU HEYSO SHIRKADA ISGAARSIINTA SOMTEL

0 Visits: 577 | Thursday April 02, 2020 - 13:48:15
Shirkada Isgaarsiinta Somtel Somalia ayaa Dhawaan Xariga Ka Jartay Xirmada $5 ee Adeegga Jumca Kariim Kaasoo Macaamiisha U Suuragilinaya In Mar Qura Uu Ku Shubto $5 Kuna Helo 10 GB & 100 Daqiiqo Oo Ku Hadal ah Oo aan Marnaba Ka Dhaceynin. Macaamiil Fara badan ayaa Ka Faa'ideeysta adeegga jumca Kariim…

Read More »

HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 2-4-2020

0 Visits: 619 | Thursday April 02, 2020 - 10:58:34
Soomaaliya oo kordhisay muddada xayiraadda ee duullimaadyada caalamiga ah. Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka hadashay dhibaatada fayraska Corona ee CO-VID19 iyo saameynta uu ku yeelan karo dalka iyo sidoo kale qaabka looga gaashaaman karo xan-uunkan dunida dhibaatada badan ku haya. Ra'iisul Wasaaraha…

Read More »

HALKAAN KA AKHRISO W.W MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER 19-MAARSO-2020

0 Visits: 657 | Thursday March 19, 2020 - 09:15:15
Amarkii R/wasaare Khayre ee xirida goob aha waxbarashada oo dhaqan galay Waxaa Shalay inta badan M/Muqdisho ka dhaqan galay amarkii Habeen hore ka soo baxay R/wasaaraha XFS ee ku aaddanaa in la xiro goobaha waxbarashada, saba bo ku aadan cudurka Corona virus. Xarumaha iskuulladda iyo kuwa Jaamacadaha…

Read More »

HALKAAN KA AKHRISO W.W MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER 17-MAARSO-2020

0 Visits: 614 | Tuesday March 17, 2020 - 08:58:59
Madaxweyne Farmaajo oo war ka soo saaray caabuqa Coronavirus Madaxweynaha JF/Soomaaliya Md. Max amed C/hi Farmaajo oo u diray shacabka So omaaliyeed farriin ku aaddan caabuqa Cor onavirus (Covid-19) ayaa tilmaamay in ay ka go'an tahay Dowladda Soomaaliyeed ilaa linta badqabka caafimaad ee dalka.…

Read More »

HALKAAN KA AKHRISO W.W MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER 10-3-2020

0 Visits: 483 | Tuesday March 10, 2020 - 09:58:37
Maxey ka wada hadleen RW Kheyre & Madaxweyne Waare? Madaxweynaha D/G/Hir-Shabeelle Dr Ma xamed Cabdi Waare oo maalmahaan ku sug an M/Muqdisho ayaa waxaa uu kulan la qa atey R/Wasaaraha XFS Md.Xasan Cali Khe yre. Kulanka ayaa 2da mas'uul waxaa ay u ga wada hadleen Arrimo ay kamid yihiin Am niga iyo…

Read More »

HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH SABTI 7-DA -3 -2020

0 Visits: 618 | Saturday March 07, 2020 - 09:38:31
Khayre oo daahfuray Munaasabadaha w/weynta ee Maalmaha Xorriyadda R/Wasaaraha XFS Md.Xasan Cali Kha yre ayaa xalay daahfuray munaasaba daha weyneynta xuska 60 sano guurada xorriyad da iyo midnimada Soomaaliyeed, oo lagu qa btay Beerta Qarannimada ee Xafiiska. R/Wasaaraha ayaa caddeeyay in of kas ta…

Read More »

HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH ARBACO 4-MARCH 2020-KA

0 Visits: 493 | Wednesday March 04, 2020 - 09:51:04
Duqa Muqdisho Oo La Kulmay Wafdi Ka Socday UNDP G/G/Banaadir ahna Duqa Caasimadda Muqdisho Md.Cumar Maxamuud Maxamed ayaa Shalay xafiiskiisa kulan kula qaatay ku xigeenka Wakiilka hey'adda UNDP Soomaa liya Marwo Jacqueline Saline iyo Wafdi la socday. Waxaa kulanka Guddoomiye Cumar ku wehliyay ku…

Read More »

HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER TALAADO-3-MARCH-2020

0 Visits: 404 | Tuesday March 03, 2020 - 09:23:31
Guddoomiye Mursal '' Dalka wey ka dha ceysaa doorasho qof iyo cod ah Guddoomiyaha G/Shacabka ee BJFS Maxamed Mursal Sh.C/xmaan oo khudbad ka jeediyay furitaanka kalfadhiga 8-aad ee Baarlamaanka dalka Jabuuti ayaa sheegay in qorshuhu yahay dalka in laga qabto d oorasho qof iyo cod ah. Guddoomiyaha…

Read More »

HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH ISNIIN 2-dA MARCH 2019-KA

0 Visits: 452 | Monday March 02, 2020 - 09:48:16
Xildhibaanadii Muqdisho yimid oo lasii daayey iyo Kenya oo war kasoo saartay 11 ka mid ah xildhibaanada baarla manka Kenya, oo Shalay loogu qabtay ga roonka diyaaradaha Jomo Kenyatta ee Na irobi sababo la xiriira safar ay Dorraad ku yimaadeen Muqdis ho,ayaa lasii daay ey. Xoghayaha Wasaa radda Amniga…

Read More »

HALKAAN KA AKHRISO:- WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH ISNIIN 2-dA MAARSO2020-KA

0 Visits: 448 | Monday March 02, 2020 - 09:00:09
Xildhibaanadii Muqdisho yimid oo lasii daayey iyo Kenya oo war kasoo saartay 11 ka mid ah xildhibaanada baarla manka Kenya, oo Shalay loogu qabtay ga roonka diyaaradaha Jomo Kenyatta ee Na irobi sababo la xiriira safar ay Dorraad ku yimaadeen Muqdis ho,ayaa lasii daay ey. Xoghayaha Wasaa radda Amniga…

Read More »

HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH AXAD 1-DA MAARSO 2020-KA

0 Visits: 459 | Sunday March 01, 2020 - 09:25:00
Wasiirka Maaliyada Bayle oo la kulmay Agaasimaha Hay'ada IMF Kristalina Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle oo ku sugan Magaalada Washington ee dalka Marayka-nka ayaa la kulmay Agaasimaha Fulinta H-ey'adda lacagta aduunka Kristalina_Georgieva. Wasiirka oo u wara-mayay Warbaahinta…

Read More »

HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH ISNIIN 24-2-2020-KA

0 Visits: 539 | Monday February 24, 2020 - 08:45:41
Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay mutadawiciinta Joogtada ah ee Ololaha Isxilqaan Madaxweynaha JFS Md.Maxamed C/hi Farmaajo oo kulan la qaatay mutadawiciinta hormuudka u ah Olalaha Isxilqaan ayaa ku dhiirrigeliyey inay kordhiyaan dadaalkooda si degdeg loogu soo gabagabeeyo dib u dhiska Caasimadda, looguna…

Read More »

HALKAAN KA AKHRISO W.W MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER 11-FEB-2020

0 Visits: 534 | Tuesday February 11, 2020 - 09:27:32
SHEEKH MUSTAFA: "Haddaan Soomaali nahay carada ayaa nagu badan" (Farriin ku soc ota wadaadada xagjirka ah iyo…) Sh. Mustafa Ismaaciil Haaruun oo ka mid ah culimada Soomaaliyeed ayaa jeediyay khudb ad diini ah isla markaana ku saabsaneyd cara da qofka Muslimka ah dhibaatooyinka ka dhal an kara,…

Read More »