TACSI TIIRAANYO LEH OO LOO DIRAYO QOYSKA REER CIMAAN MAXAMED

0
Wednesday September 20, 2023 - 07:39:29 in Wararka by
  • Visits: 243
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    TACSI TIIRAANYO LEH OO LOO DIRAYO QOYSKA REER CIMAAN MAXAMED

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...

TACSI TIIRAANYO LEH OO LOO DIRAYO QOYSKA REER CIMAAN MAXAMED 

Dr.Cismaan Axmed Jimcaale, {Dr.Jimmy} Xabiibo Axmed Jimcaale,Muxuddiin Axamed Jimcaale {Tusbax},Maxamuud Axmed Xasan {Xuurshe} Yuusuf Cismaaciil Axmed {Carrabeey},Salaado Axmed Jimcaale, Madiino Axmed Jimcaale, Maryan Axmed Jimcaale ,Safiyo Axmed Jimcaale ,Maxamed Xasan Xuseen {Anaa leh} iyo Xaaskiisa iyo Caruurtiisa, Raxmo Maxamed Maxamuud {Lajecel}, Qadro C/hi Cali,Hagareey iyo carru urteeda, Xamdi Cumar Xasan,Farxiyo C/casiis Cali, Nuurto Cali Cumar iyo caruurteeda, Nimco Cali Cumar iyo Carruurteeda,Naasir Cali Cumar iyo Xaaskiisa iyo Caruurtiisa,Najiib Cali Cumar iyo Xaaskiisa iyo Caru urtiisa, Nuuraddiin Cali Cumar iyo Xaaskiisa iyo Caruurtiisa, Nasro ,Cali Cumar iyo Carruurteeda, Cabdi Cali Xasan {Yuubane}, Safiyo  Axmed Rooble {Shiino} iyo Carruurteeda 

     Dhammaan dadkaasi waxay Tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Dhammaan Ilmo Reer  Cismaan Maxam ed  Gaar ahaan Binti Cismaan Maxamed  oo walaasheed Xaawo Cismaan Maxamed  ay ku geeriyo otay Xalay oo Arbaco 20 septembar 2023-ka aheyd  Xaafadda  Shibbis ee Magaalada Muqdisho ,waxaayna leeyihiin Alle  ha kaa samir siiyo walaashaa ,iyadana Alle Jannadiisa Fardowzo ha ka waraabiyo Aamiin Aamiin 

     Sidoo kale waxay Tacsi Taa la mid ah u dirayaan dhammaan ehelka iyo qaraabada oo ay ka geeriyootay Marxuummad Xaawa Cismaan Maxamed  oo ay ugu horeeyaan  Aadan oo  Marxuumadda Zegeeda ahaa iyo Carruurtii ay ka Geeriyootay waxayna ilaahey ugu bar-yayaan inuu u Naxariisto Marxuumadda iyagana uu samir iyo iimaan Saadaq ah ka Siiyo Aamiin Aamiin Aamiin.

INNAALILLAAHI WA INAY ILAAHI RAAJICUUN 






Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip