Wararka

Maamulka Gobolka Banaadir oo bilaabay tirakoobka Shaqaalaha D/Hoose

0 Visits: 426 | Sunday January 13, 2019 - 10:35:19
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa sheegay in ujeedka ugu muhiimsan ee tirakoobka shaqaalaha Dawladda Hoose ay tahay sidii la iskugu xiri lahaa nidaamka shaqaale ee Dawladda dhexe iyo kan Maamulka, si meesha looga saaro dadka labadaMaamulka…

Read More »

Haddad is mooday in aad Cilmi leedahay, waa lagaa Cilmi badan yahay Qur'aanka fiiri.Q-7aad.

0 Visits: 785 | Sunday January 13, 2019 - 10:24:08
Hordhac: Nin Filasuuf oo la hadlayay Culumada ugu caansan dhinaca Seyniska reer Galbeedka ayaa yiri: Haddii ey Aqoontaadu yartahay, diin la'aan ayaad u dhawdahay, haddii aad Aqoon fiican leedahayna waxaad Aaminee Diin, waxaadna ku sii dhawaanee Xaqiiqda. (Haddad is mooday in aad Cilmi leedahay,…

Read More »

Gabadh xabadka ku salaantay wiil oo Jaamacadeedii laga eryay

0 Visits: 267 | Sunday January 13, 2019 - 10:10:59
Jaamacadda ugu faca wayn dalka Masar ee, Al Azhar ayaa laga eryay gabadh ardayad ah sababo la xiriira in laga daawaday muuqaal ayadoo xabadka ku salaamaysa wiil arday ah. Muuqaal lagu baahiyay baraha bulshada ayaa muujiyay labadaan arday oo ku sugnaa goob u muuqatay inay tahay maqaayad Kafeega laga…

Read More »

HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA AXAD 13-KA JANNAAYO 2018-KA

0 Visits: 451 | Sunday January 13, 2019 - 09:55:08
HALKEE SOOMAALIYA KAGA JIRTAA QIIM AYNTA BAASABOORADDA DALALKA CAALAMKA EE LA SAMEEYAY? Hay'adda The Henley Passport Index ee qiimeysa Muwaadinimadda iyo Baasa booradda Caalamka ayaa soo bandhigtay Qiimayntooda sannadkan cusub ee 2019-ka. Hay'adda waxay qiimeynteeda ku sala ysay dal kasta Dukumentiyadiisa…

Read More »

Soomaaliland Oo Aqoonsi Ku Raadinaysa Marti-Gelinta Dalalka Danaynaya Inay Saldhigyo Milliteri Ka Dhistaan

0 Visits: 306 | Sunday January 13, 2019 - 00:16:44
Maamulka Somaliland ayaa la sheegay inay danaynayaan inay Milliteriga dalalka Britain iyo Raashiya ku marti-geliyaan inay saldhigyo baddeed ka samaystaan Somaliland.

Read More »

Doorashada Madaxtinimada Congo oo lagu murmay

0 Visits: 294 | Sunday January 13, 2019 - 00:14:51
Natiijada rasmiga ah ee doorashada baarlamaaniga ah ee Jamhuuriyadda Dimuqraaddiga ah ee Congo oo la shaaciyay ayaa waxaa inta badan kuraasta ku guuleystay xisbiyada xulafada la ah madaxweynaha xukunka ka sii degaya, Joseph Kabila. Codbixinta madaxtinnimada ayaa ahayd mid lagu murmay - musharraxa mucaaradka…

Read More »

Xisbiga UCID oo Guurtidda usoo jeediyey inay muddo kordhintooda ku saleeyaan heshiishkii labada xisbi

0 Visits: 353 | Sunday January 13, 2019 - 00:12:13
Xisbiga UCID ayaa sheegay in xisbigooda iyo kulmiye isku raaceen inay doorashadda golaha Wakiiladu dhacdo dhamaadka sanadkan, halka xisbiga WADANI ku gacan saydhay heshiishkooddaasi. Xisbiga UCID ayaa sheegay inuu dhexdhexaadin ka gallay sidii doorashaddu aanay u dhaafin sanadkan, balse xisbiga WADANI…

Read More »

Halkee Soomaaliya Kaga Jirtaa Qiimaynta Baasabooradda Dalalka Caalamka Ee La Sameeyay?

0 Visits: 774 | Sunday January 13, 2019 - 00:10:23
Hay'addaTheHenley Passport Indexee qiimeysa Muwaadinimadda iyo Baasabooradda Caalamka ayaa soo bandhigtay Qiimayntooda sannadkan cusub ee 2019-ka. Hay'adda waxay qiimeynteeda ku salaysay dal kasta Dukumentiyadiisa Safarka iyo Xogta Hay'adda Duullimaadyadda Caalamka ee IATA iyo xaqiiqda dhabta…

Read More »

Hantida Qaran sidee loo soo Celin karaa?

0 Visits: 802 | Sunday January 13, 2019 - 00:08:11
Su'aalo badan ayaa Saaxiibadey iga soo weydiiyeen Hantidda Qaran iyo sida loo soo celin karo, waxaa jirta Hanti badan oo hore loo bixiyay ama si sharci daro ah lagu qaatay, Xaafada dhan oo la degan yahay ayaa ka mid ah. Dadka waxaa isaga Darsan Xukuumadda iyo Maxkamadaha, weliba awooda u gaarka…

Read More »

Munaasabad lagu daah-furayey Bank cusub oo lagu magacaabo DARYEEL oo lagu qabtay London

0 Visits: 433 | Sunday January 13, 2019 - 00:06:04
Munaasabada ballaaran oo lagu daahfurayey Bankiga cusub ee Daryeel Bank oo ay leedahay Shirkadaha Xawaalada Iftin Group ayaa lagu qabtay magaalada London ee dalka Britain, iyadoo isla munaasabadan lagu soo bandhigay adeega cusub ee (YEEL app). Xafladan oo si heer sare loo soo agaasimay ayaa waxaa ka…

Read More »

Young Saudi woman arrives in Toronto following global Twitter campaign to grant her asylum

0 Visits: 567 | Sunday January 13, 2019 - 00:03:46
Foreign Affairs Minister Chrystia Freeland walked out with her arm around the 18-year-old, calling her a "brave new Canadian." "This is Rahaf Alqunun," Freeland said, "And she wants Canadians to see that she's arrived at her new home. But she's had a very long and tiring…

Read More »

Muwaadin Dhalashadiisa Lagu Murunsanaa Oo Lumiyey Rafcaan Uu Ku Sii Joogi Lahaa Norway

0 Visits: 288 | Sunday January 13, 2019 - 00:00:53
Maxkamadda Rafcaanka ee Borgarting ee ku taalla caasimadda dalkaasi ee Oslo waxay daaqadda ka tuurtay Rafcaan uu qaatay Mahad Maxamuud, isla markaana Kansal-gareysay Muwaadinimadiisa Norway (The Norwegian citizenship). Wargeyska Aftenposten ayaa qoray in Mahad Maxamud oo dalka Norway tegay sannadkii…

Read More »

Sawirro:-Taliyaha Ciidanka Xoogga Oo Muqdisho Ka Sagootiyay Saraakiil Tababar Qaas Ah Loo Qaaday

0 Visits: 296 | Saturday January 12, 2019 - 23:58:57
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya S/gaas Daahir Aadan Cilmi Indhaqarshe ayaa Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho ka Sagootiyay Saraakiil iyo Saraakiil Xigeeno Tababar kusoo qaadanayo Dalka Dibadiisa. Saraakiishaan iyo Askartaan ayaa in Muddo ah tababaro kala duwan ku qaatay Gudaha Magaalada…

Read More »

XASAN ROOBLE: "Waxaan ka baqeynaa in isku dhac yimaado, anagoo markii horeba qaati ka joognay…"

0 Visits: 325 | Saturday January 12, 2019 - 23:57:00
Bishaan gudaheeda waxaa si rasmi ah xeebaha Soomaaliya uga kalluumeysanaya 32-Doon oo ah nooca casriga ah lagana leeyahay dalka Shiinaha kaddib markii dabayaaqadii sanadkii 2018-dii heshiis la gashay Dowladda Federaalka Soomaaliya. Doonyahaan oo sita qalabka lagu jillaabto Kalluunka oo casri ah ayaa…

Read More »

Weerar Bambaano Ah Oo Caawa Lagu Qaaday Guriga Guddoomiyaha Degmada Dayniile

0 Visits: 363 | Saturday January 12, 2019 - 23:54:27
Waxaa Caawa kooxo hubeysan weerar bambaano ah ay ku qaadeen Guriga uu Muqdisho ka degan yahay Guddoomiyaha Degmada Dayniile ee Gobolka Banaadir Maxamed Abuukar Jacfar. Dad goobjooogayaal ah ayaa waxa ay inoo sheegeen in kooxda weerarka soo qaaday iyo Ilaalada Guddoomiyaha uu dhexmaray iska horimaad…

Read More »

Ciidamada Amisom oo qarax Muqdisho lagula eegtay

0 Visits: 295 | Saturday January 12, 2019 - 22:47:44
Ciidamada Amisom ayaa maanta duhurkii waxaa qarax miino lagula eegtay agagaarka Isgoyska Ex-control Balcad ee Degmada Heliwaa. Qaraxan oo dhawaqiisa laga maqlay Degmada Heliwaa, ayaa waxaa la sheegay inuu qabsaday gaari ay wateen Ciidamada Amisom. Lama oga Khasaaraha Ciidamada Amisom ka soo gaaray qaraxaasi,…

Read More »

Toddobo heshiis oo illaa iyo hadda dhici kara

0 Visits: 296 | Saturday January 12, 2019 - 22:43:34
Suuqa kala iibsiga ee bishan January ayaa horraan furmay, waxaana xusid mudan in heshiisyo qaar ay dhaceen. Chelsea ayaa waxa ay lasoo wareegtay xiddigga Borussia Dortmund ee Christian Pulisic, inkastoo inta ka dhiman xilli ciyaareedkan amaah kula joogi doono kooxda BVB. Sidoo kale Cesc Fabregas ayaa…

Read More »

Wax walba oo ku saabsan kullanka West Ham vs Arsenal

0 Visits: 708 | Saturday January 12, 2019 - 22:27:58
Premier League ayaa dib loo ciyaari doonaa ka dib toddobaad ay kooxaha Ingiriiska ciyaarayeen tartanka FA Cup-ka. Kullanka ugu soo horreeya maanta ayaa waxa uu dhex mari doonaa kooxaha West Ham United iyo Arsenal.

Read More »

Madaxweynaha Puntland oo kulan la qaatay Wasiirka Maaliyadda Maamulkaasi (SAWIRRO)

0 Visits: 386 | Saturday January 12, 2019 - 22:24:11
Madaxweynaha cusub ee Puntland, Siciid Cabdulalahi Deni iyo ku xigeenkiisa Axmed Cilmi Cismaan (Karaash) ayaa maanta kulan la qaatay mas'uuliyiinta sare ee Wasaaradda Maaliyadda Puntland. Kulanka ayaa looga hadlay arrimaha maaliyadda Puntland, gaar ahaanna ilaalinta karashaadka Maamulka ee xilligan…

Read More »

EPL: Hordhaca kullanka Chelsea iyo Newcastle United

0 Visits: 738 | Saturday January 12, 2019 - 22:18:19
Ciyaarta ugu dambeysa kullamada maanta ee Premier League ayaa waxa uu dhex mari doonaa kooxaha Chelsea iyo Newcastle United. Garoonka Stamford Bridge ayaa ciyaartan ay ka dhici doontaa, waxaana xilliga geeska Africa ay soo geli doontaa 20:30. Xiddigaha ka maqnaan kara labada koox, iyo kuwo kusoo laabanaya,…

Read More »