Wararka

Dhageyso:-Salaad Cali Jeelle Oo Ka Hadlay Shirkii Shalay Ee Nairobi

0 Visits: 291 | Tuesday April 23, 2019 - 22:53:40
Salaad Cali Jeelle oo ah la Taliyaha Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa waxaa uu ka hadlay Shirkii shalay ka dhacay Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya,isla markaana aad loogu dhaliilay dowladda qodobadii ka soo baxay shirkaasi.

Read More »

TACSI MAAMULKA WARGEYSKAM.TIMES IYO BAHDA SAXAAFADDA OO TACSI TIINAANYO LEH OO U DIRAYAAN EHELADA MARXUUMAD RUQIYO CALI CABDULLE OO SHALAY

0 Visits: 1023 | Tuesday April 23, 2019 - 22:28:02
Maamulka Iyo Howladeenada Wargeyska Mogadishu Times Daily News Paper Iyo Bahda Saxaafadda oo kala ah :-

Read More »

Daacish Oo Sheegatay Mas'uuliyadda Qaraxyadii Ka Dhacay Sri Lanka

0 Visits: 308 | Tuesday April 23, 2019 - 21:57:34
Wakaalladda Wararka u faafisa Daacish ee AMAQ ayaa sheegatay inay iyagu ka dambeeyeen Weeraradii Is-qarxinta ee maalintii Axadda ee la soo dhaafay lala beegsaday Kaniisado iyo hoteeelo ku yaalla caasimadda dalkaasi ee Kolombo, oo ay 321-qof ku geeriyootay, halka in ka badan 500 oo kalena ku dhaawacmeen.

Read More »

Sawirro:-Madaxweynaha Koonfur Galbeed Oo Qaabiley Wafdi Ka Socda Turkiga

0 Visits: 302 | Tuesday April 23, 2019 - 21:55:44
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen, ayaa xalay kulan la qaatey Wakiilka Hay'adda TIKA ee wakiil ka ah Dowlada aan walaalanahay Turkiga. kulanka aya waxaa ka soo qeyb galey Wasiirada Qorsheenta, Wasiirka Waxbarashada Dowlad Goboleedka…

Read More »

Akhriso:- Natiijada Ciyaartii Kooxaha Chelsea & Burnley

0 Visits: 844 | Tuesday April 23, 2019 - 21:50:49
Chelsea ayaa barbaro niyadjab leh Stamford Bridge kula gashay kooxda Burnley iyada oo Blues iska lumisay fursad dahabi ahayd oo ay ugaga faa'iidaysan kartay guuldarooyinkii soo gaadhay kooxaha ay kaalmaha sare kula tartamayaan. Inkasta oo ay afar gool iska dhaliyeen kooxaha Chelsea iyo Burnley qaybtii…

Read More »

Tirada Dadkii Ku Geeriyooday Qaraxyadii Ka Dhacay Sri Lanka Oo Sii Korodhay

0 Visits: 272 | Tuesday April 23, 2019 - 21:36:19
Booliska dalka Sri Lanka ayaa sheegay in Nin u dhashay dalka Syria ka mid yahay 40 qof oo ay wax ka weydiinayaan qaraxyadii Axadii la soo dhaafay ruxay Kaniisado iyo Hoteelo ku yaalla caasimadda dalkaasi ee Kolombo. Ninka u dhashay dalka Syria ayaa la xiray, kadib, markii ay Boliska su'aalo weydiiyeen…

Read More »

AKHRISO: Bayaanka ka soo baxay shirweynaha culimada Somaliyed

0 Visits: 268 | Tuesday April 23, 2019 - 21:32:15
Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta, waxa ay si weyn ugu faraxsan tahay in si habsami leh uu ugu qabsoomay Shirweynaha Culimada Soomaaliyeed ee ku saabasanaa (Kaalinta Culimada Ee adkaynta Amniga & Dhab-U-Heshiinta Dalka) "دور العلماء في مسيرة الأمن والمصالحة في…

Read More »

Kalluumeysato U Dhalatay Hindiya Oo La Sii Daayey

0 Visits: 215 | Tuesday April 23, 2019 - 21:21:59
Dowladda Pakistan waxay shalay oodda ka qaaday in ka badan 100 Kalluumeysato Hindi ah, kuwaasi oo la qabtay, xilli ay si sharci-darro ah uga kalluumeysanayeen Xuduud-baddeedka Pakistan. Sii-dayntooda ayaa lagu micneeyey Niyad Wanaajin, waxaana Kalluumeysatada lagu wareejiyey Mas'uuliyiinta Hindida…

Read More »

Xadka Itoobiya iyo Eritrea oo dib loo xiray

0 Visits: 257 | Tuesday April 23, 2019 - 21:19:34
Wararka naga soo gaaraya Xadka dalalka Itoobiya iyo Eritrea ayaa waxa ay sheegayaan in maanta Goobta kaliya ah ay isaga kala gudbayeen shacabka dalalka Itoobiya iyo Eritrea la xiray Waxaa furnaa oo kaliya ah deegaanka ku yaalla xadka u dhexeeya labada dal ee Bure-Assab.

Read More »

Biriq Kusoo Dhacday Deegaan Ka Tirsan Gobolka Baay Iyo Khasaaro Ka Dhashay

0 Visits: 233 | Tuesday April 23, 2019 - 21:12:23
Wararka naga soo gaaraya Gobolka Baay gaar ahaan deegaan lagu magacaabo Kanaanax ayaa waxa ay ku waramayaan in halkaasi ay biriq soo dhacday dad ku dhishay. Saacadaihii lasoo dhaafay ayaa Roob waxa uu ka da'ayay deegaano iyo degmooyin ka tirsan Gobolka Baay,waxaan biriqda ay sababtay geerida hal…

Read More »

Ilhaan Cumar Oo Sheegtay In Kumanaan Qof Oo Soomaali Ah Lagu Dilay Howlgalkii Mareykanka Ee Somalia

0 Visits: 245 | Tuesday April 23, 2019 - 21:03:37
Qoraal ay Senator Ilhaan Cumar oo ka tirsan Kongareeska Maraykanka soo dhigtay Twitter-keeda bishii October ee sannadkii 2017-kii ayaa waxaa dib u soo bandhigay Saxafi lagu magacaabo John Rossomando, waxayna kaga hadashay khasaarihii ka dhashay dagaalkii Milliteriga Maraykanka ee taageerayeey Hawlgalkii…

Read More »

Dhageyso:-Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay shirkii Magalada Nairobi

0 Visits: 251 | Tuesday April 23, 2019 - 10:42:50
Dowladda Federalka Soomaaliya ayaa waxa ay ka hadashay Shir ay Magalada Nairobi ee dalka Kenya ku yeesheen, Siyaasiyiin, Xildhibaano iyo qaar ka mid ah Xisbiyada mucaaradka ee dalka, shirkaas oo ay kasoo sareen qodobo ay ku dhaliilayeen dowladda Federaalka Soomaaliya. Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta…

Read More »

Madaxweyne Dani oo kulamo ka wadda Nairobi

0 Visits: 477 | Tuesday April 23, 2019 - 10:31:48
Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo ku sugan Dalka Kenya ayaa magaalada Nairobi kula kulmay Safiirka Boqortooyada Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya Ambassador Dr. Mohammed Khayat iyo ku-xigeenkiisa. Kulanka oo muhiimad balaadhan u lahaa Puntland ayaa waxaa looga hadlay xidhiidhka ganacsi,…

Read More »

TACSI TIINAANYO LEH OO LOO DIRAYO EHELADA MARXUUMAD RUQIYO CALI CABDULLE OO MUQDISHO KU GEERIYOOTAYA SHALAY

0 Visits: 1262 | Tuesday April 23, 2019 - 09:20:37
Col.Nuur Xasan Xuseen {Nuur Cadde} ,Maxamed Nuur Xasan, Jen.Xasan Xuseen Xasan {Muungaab} Abuukar Axmed maxamed {A.Ganeey} Dr.Cismaan Axmed Jimcaale {Dr .jimmy}, Maxamed Xuseen Aw Axmed {Suufi} Cismaan Xuseen Aw Axmed Waryeel},Salaado Axmed Jimcaale, Madiino Axmed Jimcaale ,Xaawo Axmed Jimcaale, Xabiibo…

Read More »

HALKAAN KA AKHRISO: WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILYN NEWS PAPAERE EE MAANTA OO AH TALAADO 23-KA ABRIIL 2019-KA

0 Visits: 576 | Tuesday April 23, 2019 - 09:05:57
SOOMAALIYA OO TAAGEERO U MUUJISAY SHACABKA REER FALASTIIN Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaa shiga Caalamiga, Md. Danjire Axmed Ciise Ca wad, ayaa shirgu ddoom iyay kul anka gaarka ah ee Golaha Jaamacadda Carabta heer wasiir arri mo dibadeed oo ay cod satay Falastiin, laguna qabtay xaru nta Jaamacadda…

Read More »

Dhageyso:-Xildhibaan sheegay inay Soomaaliya u dhisayaan Xukuumad Cusub

0 Visits: 219 | Tuesday April 23, 2019 - 03:04:52
Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka mid ah xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa sheegay in ay dhisayaan xukuumad Cusub,isaga oo ku eedeeyey Xukuumadda hadda jirta inay fashilantay.

Read More »

SAWIRRO: Isbedelka Balaaran Oo Lagu Sameeyay Hoggaanka Xisbiga Wadajir & Xisbiyo Ku Biiray

0 Visits: 283 | Tuesday April 23, 2019 - 02:56:32
Xisbiga Wadajir oo ka mid ah Xisbiyada siyaasadda ee dalka ka jira ayaa shir u dhowaan ku yeeshay magaalada Nairobi ku ballaariyay xubnaha Xisbiga, iyadoo dib u qaabeyn ku sameeyay Golaha Fulinta Xisbigan.

Read More »

Qodobo laga soo saaray shirkii Magaalada Nairobi ay ku yeesheen Siyaasiyiinta iyo Xisbiyada Mucaaradka

0 Visits: 251 | Monday April 22, 2019 - 23:48:55
Waxaa soo geba-gaboobay, islamarkaana warmurtiyeed laga soo saarey shir ay Magalada Nairobi ee dalka Kenya ku yeesheen Xildhibaano ka tirsan labada Aqal, Xisbiyo iyo Siyaasiyiin mucaarad ku ah dowladda Federaalka Soomaaliya.

Read More »

Villa Soomaaliya Oo Faah Faahin Ka Bixisay Safarka Madaxweyne Farmaajo Ugu Amba-Baxay Masar

0 Visits: 249 | Monday April 22, 2019 - 22:40:30
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u amba-baxay dalka Masar, halkaas oo uu ka furmi doono shir deg-deg ah oo ay yeelanayaan Madaxda Midowga Afrika.

Read More »

Xaq Ma Uleeyihiin Maamul Goboleedyada Iney Si Gaar Ah Ula Macaamilaan Beesha Caalamka?

0 Visits: 279 | Monday April 22, 2019 - 22:34:32
Madaxda Maamul goboleedyada Puntland, Jubbaland iyo Galmudug oo ku sugan magaalada Nairobi ayaa kulamo gaar gaar ah la qaatay Wakiilada Beesha Caalamka ee daneeya arrimaha Soomaaliya.

Read More »