Biriq Kusoo Dhacday Deegaan Ka Tirsan Gobolka Baay Iyo Khasaaro Ka Dhashay

0
Tuesday April 23, 2019 - 21:12:23 in Wararka by
  • Visits: 233
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Biriq Kusoo Dhacday Deegaan Ka Tirsan Gobolka Baay Iyo Khasaaro Ka Dhashay

    Wararka naga soo gaaraya Gobolka Baay gaar ahaan deegaan lagu magacaabo Kanaanax ayaa waxa ay ku waramayaan in halkaasi ay biriq soo dhacday dad ku dhishay. Saacadaihii lasoo dhaafay ayaa Roob waxa uu ka da'ayay deegaano iyo degmooyin ka tirsan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka naga soo gaaraya Gobolka Baay gaar ahaan deegaan lagu magacaabo Kanaanax ayaa waxa ay ku waramayaan in halkaasi ay biriq soo dhacday dad ku dhishay. Saacadaihii lasoo dhaafay ayaa Roob waxa uu ka da'ayay deegaano iyo degmooyin ka tirsan Gobolka Baay,waxaan biriqda ay sababtay geerida hal ruux iyo dhaawaca saddex qof oo kale sida ay Dalsan u sheegeen dadka deegaanka.

 
Sidoo kale dadka iyo duunyada ayaa ku diirsaday Roobkii halkaasi ka da’day,waxaana dadkii ku dhaawacmay biriqda loo sameeyay gurmad deg deg ah.

Gobolada qaar ee dalka ayaa waxaa haatan ka jirta Biyo la’aan baahsan iyo abaaro,isla markaana waxaa deegaano dhowr ah maalmihii la soo dhaafay laga tukanayay Salaad roob-doon ah.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip