Xadka Itoobiya iyo Eritrea oo dib loo xiray

0
Tuesday April 23, 2019 - 21:19:34 in Wararka by
  • Visits: 258
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xadka Itoobiya iyo Eritrea oo dib loo xiray

    Wararka naga soo gaaraya Xadka dalalka Itoobiya iyo Eritrea ayaa waxa ay sheegayaan in maanta Goobta kaliya ah ay isaga kala gudbayeen shacabka dalalka Itoobiya iyo Eritrea la xiray Waxaa furnaa oo kaliya ah deegaanka ku yaalla xadka u dhexeeya la

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka naga soo gaaraya Xadka dalalka Itoobiya iyo Eritrea ayaa waxa ay sheegayaan in maanta Goobta kaliya ah ay isaga kala gudbayeen shacabka dalalka Itoobiya iyo Eritrea la xiray Waxaa furnaa oo kaliya ah deegaanka ku yaalla xadka u dhexeeya labada dal ee Bure-Assab.

Lama ogga sababta ka dambeysa in la xiro xadka u dhexeeya Itoobiya iyo Eritrea.

Waxaa gebi ahaanba hakad galay howlihii ganacsiga ee ka socday deegaanka xadka.

Sannadkii lasoo dhaafay, ayay aheyd markii dib loo furay xadka Eritrea iyo Itoobiya kaddib 20 sanno oo ay ka dhex taagneyd dagaall dhanka xadka ah.

Waxay arrintani ka dambeysay markii heshiis nabadeed ay wada gaareen labada dal oo lagu soo afjarayo colaaddii dhanka xadka.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip