Sawirro:-Madaxweynaha Koonfur Galbeed Oo Qaabiley Wafdi Ka Socda Turkiga

0
Tuesday April 23, 2019 - 21:55:44 in Wararka by
  • Visits: 302
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawirro:-Madaxweynaha Koonfur Galbeed Oo Qaabiley Wafdi Ka Socda Turkiga

    Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen, ayaa xalay kulan la qaatey Wakiilka Hay'adda TIKA ee wakiil ka ah Dowlada aan walaalanahay Turkiga. kulanka aya waxaa ka soo qeyb galey Was

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen, ayaa xalay kulan la qaatey Wakiilka Hay'adda TIKA ee wakiil ka ah Dowlada aan walaalanahay Turkiga. kulanka aya waxaa ka soo qeyb galey Wasiirada Qorsheenta, Wasiirka Waxbarashada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya iyo Mas'uuliyiin kale.

 
kulanka aya waxa inta badan looga hadlay sidii hay’adda TIKA masharicyo kala Duwan ugu Fulin laheed deeganada KGS sida waxbarsahda Caafimaadka Iyo dib udhiska Deegaanada KGS si ay uga qeyb qataan Horumarka Deegaanada Dowlad Goboleedka.

Ugu dambeyntii Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa u Mahadceliyey Madaxda Hay’adda Tika sida Mar waliba ay ugarab taagan yihiin Dowlada KGS.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip