HALKAAN KA AKHRISO: WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILYN NEWS PAPAERE EE MAANTA OO AH TALAADO 23-KA ABRIIL 2019-KA

0
Tuesday April 23, 2019 - 09:05:57 in Wararka by
  • Visits: 576
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO: WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILYN NEWS PAPAERE EE MAANTA OO AH TALAADO 23-KA ABRIIL 2019-KA

    SOOMAALIYA OO TAAGEERO U MUUJISAY SHACABKA REER FALASTIIN Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaa shiga Caalamiga, Md. Danjire Axmed Ciise Ca wad, ayaa shirgu ddoom iyay kul anka gaarka ah ee Golaha Jaamacadda Carabta heer wasiir arri mo dibadeed oo ay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

SOOMAALIYA OO TAAGEERO U MUUJISAY SHACABKA REER FALASTIIN Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaa shiga Caalamiga, Md. Danjire Axmed Ciise Ca wad, ayaa shirgu ddoom iyay kul anka gaarka ah ee Golaha Jaamacadda Carabta heer wasiir arri mo dibadeed oo ay cod satay Falastiin, laguna qabtay xaru nta Jaamacadda Ca rabta ee Magaa lada Qa ahira, iyadoo uu ka soo Aqeybgalay Ma daxweynaha Falas tiin Maxamuud Cabas.

astaanta-qaranka-1-3

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaa shiga Caalamiga ayaa shirkani oo qabsoo may Dorr aad ka dhex sheegay in mowqifka Soomaaliya ee arrinta Falastiin ay fure u tahay degan aan shaha bariga dhexe, isa goo caddeey ay taageerrada Soomaaliya ee sharciyad da Falastiin iyo xaqqa Shac abka Falastiin ee ah inay samaystaan do wlad madax ba nnaan.

QODOBO LAGA SOO SAARAY SHIRKII MAGAAL ADA NAIROBI AY KU YEESHEEN SIYAASIYIIN TA IYO XISBIYADA MUCAARADKA




Waxaa soo gebagaboobay, islamarka ana warmurtiyeed laga soo saarey shir ay Magalada Nairobi ee dalka Kenya ku yee she en Xildhibaano ka tirsan labada Aqal, Xisbiyo iyo Siyaasiyiin muc aarad ku ah DF Soomaaliya.

Xildhibaanada labada Aqal Siyaasiyinta, Madaxda Xisbiyada Ileys iyo Wadajir ayaa waxaa ay shirkooda kasoo saareen Warmurti yeed ka kooban dhowr qodob, kuwaas oo intooda badan eedeyn loogu jeediyey Madaxda Dowladda Soomaaliya.

Qodobada ay dowladda ku eedeeyeen ayaa waxaa ka mid ahaa inay ku fashilan tay amniga, wadashaqeynta dowl ad goboleed yada, wadahadalladii Soomaali ya iyo Soomaaliland, iyaga oo sidoo ka le ku eedeeyeen inay caburisay Siyaasiyi inta ka aragtida duwan.

Kulankaas waxaa ka qeyb galaysiy aasi yiin caan ka ah dalka Soomaaliya oo ay ka mid ahaayeen Hoggaamiyaha Xi sbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdi Sha kuur , Wasiirkii hore ee Arrim aha Gu da ha Soomaaliya Cabdi faarax siciid Ju xa, Xildhibaan Cabduqaadir Cosoble Cali, Tal iyihii hore ee NISA C/llaahi Maxa med Cali Sanbaloolshe, safiirkii hore ee Soomaal iya u fadhiyay Kenya Maxamed Cali Am eerika iyo Wasiirkii hore ee

Waxbarashada Cabdinuur.


COLOMBIA: DHUL GO'AY OO GALAAFTAY NOLOSHA DAD BADAN

Ugu ayaraan 17 ruux ayaa ku dhimatay dhul ku go'ay koonfurtagalbeed ee Colo mbia Axaddii, sida ay masuuli yiintu shee geen.Shan ruux oo kale ayaa ku dhaawa can tay, guryo badan ayaana ku burburay M/ Rosas oo ka tirsan gobolka Cauca.

Dhul go'itaankan ayaa dhacay maalmo ka dib markii ay halkaas ka da'een roobab mahiigaanno ah, xukuu madda ayaana wa dda dadaalo burburka looga dhex baa ra yo dad nool.

Dhulku in uu go'o ayaa caadi ka ah dalka Colombia ee Laatiin Ameerika ku yaalla, gaar ahaanna wakhti roobaadka.

Madaxweynaha Colombia Iván Duque ayaa Axaddii booqday magaalada, saxafi yiintana wuxuu u sheegay in gargaar caa fimaad iyo deegaamayn kale loo qorshee yay dadka uu saameeyay dhulkan go'ay.

Xigasho BBC

BANGIYADDA EUROPE OO LAGA YAABO IN AY MAALGELIYAAN GAROON DIYAARADEED CUSUB

Dowladda Jabuuti waaxay wadaxa ajood la leedahay Bangiyo ku yaalla Qaa radda Europe, si ay u maalgel iyaan Gar oon Diyaaradeed oo cusub, kadib, markii ay kansalgaraysay Qandaraas la siiyey Shirkad laga leeyahay dalka Shiinaha.

Madaxda Dekedda Badda Cas ee Jabuuti ayaa laga soo xigtay inay wadaxaajood kula jiraan Bangiyo Reer Europe, si ay u gu heshiiyaan dhismaha Garoonka Cus ub. Bangiga Horumarinta Jarmalka The erman Develo pment Bank, ee loo yaqaano KfW ayaa la sheegay inuu ugu horreeyo Kooxaha doonaya maalgashiga asi , si uu u bixiyo 420 million oo Dayn Ga nacsi o olagu fulinayo Mashruuca Garoon kaasi.

Guddoomiyaha Dekedaha Jabuuti iyo Deegaanadda Free Zoneka, Abuubakar Cumar Haddi ayaa ku sheegay hadalka asi mar uu Wareysi bixiyey, wuxuuna tilm aamay inaan weli heshiiska la dhamaysti rin.

RW KUXIGEENKA DALKA OO KU BAAQAY DHISMAHA GOLAHA CULIMADA SOOMAALIYEED

Garoonka hadda loo raadinayo Lacag aha Daynta ayaa la sheegay in laga dhisi doono magaalladda Cali Sabiix oo ah Magaalada 2aad ee ugu weyn dalka Jabu uti, kuna taalla meel ku dhow xuduudka dalka Itoobiya.

Garoonka oo yeelan doona Labo dhabo (runways) oo ay diyaaraduhu ku soo deg aan, kana kacaan oo uu midkiiba dhere kiisu dhan yahay 4.2 KM, Adeeg Dhism aha Xamuulka, Terminal ay Rakaabka adeegsadaan. kharajka Lacagaha Deynta lagu dhisi doono Garoonka cusub, waxaa al doo nayaa in la bixiyo muddo 15sanno oo ay la socoto x3 sanno oo muddada fas axa ah.

Dhinaca kale, Dowladda Jabuuti waxa ay qorsheynaysaa in Garoonka Calaami ga ee Ahmed Dini International Airport laga dhiso 7da jesiiradooda ee waalaal aha ah ee kaabiga ku haya Gacanbiyood ka Baab ulmandabka oo ay adeegsadaan Maraakiibta Calaamiga ee isku xira Kana alka suweys iyo Badweynta Hindiya.ga dhisayo

WAFDI KA SOCDA SUDAN OO KU WAJAHAN WASHINGTON

Ujeedada booqashada wafdigaas ay aa lagu sheegay inay tahay sidii Marayk anka loogu qancin lahaa in Sudan laga sa aro liiska dalalka argagaxisada taageera.

Hogaamiyaha milatariga ah ee dalka Sudan Janaraal Cabdifatxaax Al Burhaan ayaa waraysigii ugu horeeyay ee lala ye esho waxa uu ku sheegay, in wafdiga uu ambabxi doono todobaadkan amma todo baaka dambe.

Al Burhaan ayaa sidaas u sheegay tili fishanka dowladda sudan. Dowladda Mar aykanka ayaa sannadkii 1993kii ku dartay dalka sudan liiska dalalka taageera argag axisda iyada oo arrintaasi lagu eedeeyay madaxw eynhii talada laga qaaday ee Cu mar Xasan al Bashiir.

MADAXWEYNE FARMAAJO OO U AMBABAX AY DALKA MASAR

Madaxweynaha Soomaaliya ,Maxa med Cabdullaahi Farm aajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u ambab axay dalka Ma sar, halkaas oo uu ka furmi doono shir degdeg ah oo ay yeelanay aan Madaxda Midowga Afrika.Shirkan ayaa lagaga arri nsanayaa xa aladda dalka Suudaan iyo si dii xal waara looga gaari lahaa qalalaasa ha siyaasad eed ee ka jira dalkaas.

DFS oo xusuusan hiilkii iyo garab istaag gii Dowladda iyo shacabka Suudaan ay u galeen walaalahooda Soomaaliya, xilliya dii adkaa, ayaa mudnaanta siinaysa ka qeyb qaadashada dadaallada heer gobol iyo heer qaaradeed ee ku aaddan samata bixinta dalka Suudaan.

Madaxweynaha ayaa shir doceedyo la yeelan doona Madaxda Afrika iyo masuu liyiinta dalka Suudaan ee ka qeyb galaya shirkan, isagoo la wadaagi doona mowq ifka Dowladda iyo Shacabka Soomaaliye ed ee ku aaddan garab istaagga iyo taag eeridda shacabka aan walaalaha nahay ee Suudaan.

DIBADBAXAYAASHA SUUDAAN OO XIRIIRKA U JARAY GUDDIGA MILATARIGA

Hoggaamiyeyaasha dibadbaxyada Suud aan ayaa sheegay inay xiriirka u jareen guddiga milatariga ee beddelay hoggaam iyihii xilka laga tuuray ee Cumar alBashir.

Waxay ku eedeeyeen inay yihiin hara adiga xukuumaddii alBashir.

Kumannaan dibadbaxayaal ah ayaa kulan isugu yimid bannaanka xarunta cii dammada ee magaalada Kahrtuum, si ay ugu dhawaaqaan guddi rayid ah iyagoo doonaya in xilka lagu wareejiyo. Saamayn ta isbaddelka Sudan uu ku yeelan karo Soomaaliya Hogaamiyaha Sudan oo ku dhawaaqay xukun degdeg ah Milatariga ayaa sheegay inay ka go`antahay inay xil ka wareejiyaan isla markaana ay ka fekeri doonaan guddi isugu jira milatari iyo rayid.

Si kastaba, afhayeen u hadlay dibad baxayaasha oo lagu magacaabo Moham ed alAmin ayaa sheegay inay haatan guddiga milatariga u arkaan mid lagu sii dheereynayo muddada taliskii hore isla markaana ay wacad ku mareen inay sii wadi doonaan dibadbaxyada. Maxay mad axda dibadbaxayaashu qorsheynayaan?

Ololaha meesha looga saaray Mr Bashir ayaa waxaa soo qabanqaabiyay Ururka Xirfadleyda Suudaan ee SPA.

Xubin sare oo SPA ka tirsan laguna magacaabo Ahmed alRabia ayaa hore u sheegay in laga yaabo inay dib u dhigaay magacaabidda guddiga balse wuxuu ma anta xaqiijiyay in ku dhawaaqitaanka laga sameynayo halka ay dibadbaxyadu ka dhacayaan. Dibadbaxayaasha ayaa doo naya in guddigu uu dhiso dowlad ku meel gaar ah, oo xilka sii haysa ilaa ay door asho ka dhacayso.

Muxuu milatarigu sameyn doonaa?

Waxay Shalay sheegeen inay muddo tod dobaad ah kaga jawaabi doonaan baaqa ah in xukunka lagu wareejiyo dowlad ray id ah, iyagoo xusay in laga yaabo inay do or bidaan xukuumad isku dhaf ah.

Sidey arrinta ku bilaabatay?

Bishii December 2018, dowladda ayaa isku dayday inay wax ka qabato xaa ladda dhaqaale ee dalkaas oo sii xum aaneysay iyadoo soo rogtay talaabooyin adag. Cumar alBashir ayaa waxaa xilka ka tuuray milatariga dalkaas ka dib bil ooyin ay dibadbaxyo socdeen

Dhimis ay dowladdu ku sameysay lac agihii ku bixi jiray rootiga iyo shidaalka ayaa sababay mudaaharaadyo bariga da lkaasi ka bilowday oo looga cabanayo ma ciishadda, balse dibadbaxyada ayaa ku sii fiday magaalada Khartuum.

Dibadbaxyada ayaa si degdeg ah is u gu beddelay dalabaad ku aaddan in mee sha laga saaro Cumar alBashiir, oo mud do 30 sano ku dhowaad xukumayay Suud aan. Milatariga Suudaan ayaa Mr Ba shir xilka ka qaaday 11kii April, balse dibad baxayaasha ayaa ballan qaaday inay sii wadi doonaan bannaanbaxyada ilaa la ga dhiso dowlad rayid ah.

MADAXWEYNE FARMAAJO OO SHEEGAY IN DHAQAALE XUMO BAAHSAN AY SOO FOOD SAARTAY DOWLADDA

Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maa lintii Dorraad khudbad ka hor jeedinayay shirka M/Muqdisho uga furmay culima’ud iinka Soomaaliyeed, ayaa sheegay in do wladdiisu xiligan wajeyso dhaqaale xumo baahsan.

Wuxuu sheegay in caqabadaha heysta dowladda uu madaxweynaha ka yahay ay ugu horeysay arinta dhaqaale, isaga oo sababta ku micneeyay in sidii loo baah naa aan loo heli daqli uruurintii gudaha.

Wasaarradda Maaliyada ayaa marar ba dan oo hore ku celcelisay in hormar laga sameeyay dhinaca kocbaha dhaqaalaha dalka iyo daqli uruurinta, taasoo sababtay ayeey tiri Wasaarraddu in la hormariyo hannaanka maaliyadeed ee dalka.

Laakiin hadalka madaxweynaha uu maa lintii Dorraad ka sheegay culimada uga fur may Muqdisho ayaa meesha ka saaraya sheegashada Wasaarradda Maaliyada ee la xiriirta kobaca dhaqaalaha dalka.

MUWAADIN SOOMAALI OO KU NOOL BRITAIN OO LA XUKUMAY

C/raxmaan C/llaahi Maxamed oo 42jir ah ayaa la soo taagay Maxkamadda Old Baily ee M/Londdon, isagoo lagu soo oogay inuu Kombiyuutarkiisa ku soo degs aday ama ku soo downloadgareystay Xe eladaha dagaal ee Kooxda Daacish iyo weeraradda ay Mindiyaha u adeegsa daan iyo inuu sheegay inuu jecel yahay Daacish.

Eedeysanaha oo ku nool Deegaanka Northolt ee Galbeedka London waxaa la sheegay in sannadkii 2017kii lagu qabtay Dukumentiyo la sehegay inay waxtar u leeyihiin shaqsi isku diyaarinaya inuu ge ysto weerar Argagixiso, waa sida ay Dac wadoogayaasha u sheegeen Maxkama dda.

Garsoore Philip Katz waxa uu fasiray inuu Eedeysanaha danaynayey Dhaqdha qaaqyadda Kooxda Daacish ee gudaha somalia, taasi oo la micno ah inuu garwaa qsaday inuu naftiisa khatar geliyo. Gar sooraha waxa kale oo uu sheegay inuu Eedeysanaha sii waday inuu soo deg sado Muuqaallaadda Kooxda Daacish iyo Wargeyskooda Rumiyah magazine.

Mar sii horreysay, Dacwaadooge Kelly Brocklehurst waxa uu tilmaamay inay Sar akaiisha Boliska baareen guriga Eedeys anaha bishii July 21dii ee sannadkii 2017kii, kana soo heleen 2 Laptop, hal Mobayl nooca Samsung Galaxy iyo Xusu uskaydiyaha USB Memory Stick.

Dacwadoogaha waxa kale oo uu Max kamadda ka hor sheegay in qaar ka mid ah Muuqaalladad Videoga ka koobnaay een qoorgoyn, maydad iyo dad la tooga nayey. Ugu dambeyntii, Garsooraha Max kam adda Old Bailey waxa uu Eedeysa naha, C/raxmaan C/llaahi Maxamed oo Aabe u ah 2 carruur ku xukumay 15 bilo od oo xa bsi ah, wuxuuna cafis dalban ka ra marka uu dhamaysto kalabar mudd ada lagu xukumay

KHASAARO KA DHASHAY QARAX KA DHACAY M/MUQDISHO

Qaraxaan ayaa ahaa miinada nooca gawaarida lagu dhejiyo,waxaana uu ka dhacay agagaarka Isgoyska Tarabuunka degmada Hodan ee Gobolkan Banaadir.

Gaariga qaraxa lagu xiray oo ahaa nooca raaxada ayaa waxaa la sheegay in uu ka badbaaday qofkii watay oo weli aan la shaacin waxa uu ahaa,hayeeshee waxaa ku dhaawacmay laba ruux oo Shacab ahaa.Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Soomaaliya ayaa gaaray halka uu qaraxa ka dhacay, iyaga oo mudo daqiiqado ah hakiyey isku socodka dadka iyo gaadiidka wallow markii dambe ay dib u fasaxeen.

Qof goobjooge ahaa xilliga uu qaraxa dhacayay ayaa sheegay in mar qura ay ka war heleen jugta qaraxa,isla markaana ay kala carareen,waxaana uu sheegay in xaalada iminka ay tahay mid degan.

Qaraxyada gawaarida lagu dhejiyo ayaa bilihii la soo dhaafay waxaa ay aad ugu soo badanayeen gudaha Magalada Muqd isho,waxaana todobaadkii la soo dhaafay wadada MakaAlmukarama ka dhacay la

ba qarax oo ahaa kuwo lagu Dhejiyey

HALKA LAGU MAXKAMADEYNAYO WARIYE CABDI MAALIK COLDOON OO LA SHAACIYEY

Coldoon Weli waxaa Maxkamad lasoo taagin Wariye Cabdi Maalik Co ldoon oo dhawa an Ciid amada Soomaalil and ka soo xireen M/ Bu rco ee Xarunta Go bolka Togdh eer, hay eeshee waxaa haatan la shaaciyey ha lka lagu Maxka madeyna yo Wariyaha.G/Maxkamada Sa re ee Soomaaliland ay aa go’aamiyey in Dacw ada loo heysto Wa riye Cabdi Maal ik Co ldoon lagu qaado Ma xkam adda go bolka maroodijeex sida uu sheegay gar yaqaan Mubaarak Cabdi Ismaaciil.

Maxkamada gobolka maroodijeex oo dhawaan la horgeeyey Wariye Coldoon ayaa diiday inay qaado dacwada loo heys to, iyada oo ku dooday in lagu celiyo hal kii lagas oo qabtay ee Magaalada Burco lana saaro Maxkamada Magaaladaas.

Sidoo kale Xeer Ilaalinta iyo booliska Soo maaliland ayaa ugu dambeyn waxa ay go ’aamiyeen in dacwada loo heyso Wariye Cabdi maalik coldoon lagu qaado Magala da Hargeysa sababo la xiriira dhinaca Amniga, taas oo la filayo inay dhawaan bilaabato.

Wariye Cabdi Maalik Coldoon ayaa horay xilligii Soomaaliland uu Madaxweynaha ka ahaa Axmed Maxamed Maxamuud Sii laanyo la xiray, iyada oo xukun lagu rid ay wallow markii dambe lagu soo daayey ca fis Madaxw eyne.

XAWAARAHA GAADIIDKA OO LA XADIDAYO SI LOO YAREEYO SHILALKA BAABUURTA

Wasiirka gaadiidka iyo jidadka Somalil and C/hi Abokor CIsmaan ayaa sheegay inay wadaan qorshe ay doonayaan inay ku yareeayan shilalka soo noqnoqday ee maalin walba ka dhaca.

Wasiirku waxa uu sheegay inay dalka keenayaan qalab lagu ilaalin doonno ga adiidka xawaaraha ku socdaan oo loo xa didi doono, isagoo sheegay in gaadiidka dadweynaha aanu ka badin Karin 80 km/h,halka booyadaha oo kuwo shilalka badan sababa xawaaraha socodkooda laga dhigi doonno 60km/h, kuwo jaadkan laga dhigi doonno 100km/h in aanay dhaafin.

"waxaanu wadna qalab xadidi doono xawaaraha baabuurtu ku socdaan oo aanu gaadiid walba xawaare gaar ah oo uu ku socon karo u samaynay, tusaale ahaaan gaadiidka rakaabku raaco waa in aanu 80km/h ka badan, gaadiidka booy adaha aanu ka badan lixdan kiilomitir saa cadiiba, gaadiidka jaadkan boqol kiilomitir saacadiiba aanu ka badin.”ayuu yidhi wasiir Abokor.Wasiirku waxa kale oo uu sheegay inay u dhamaatay shirkadihii ma gaalooyin ka ka hawlgali lahaa ee baadhi lahaaa gaadiidka tayadiisa, waxaanu yi dhi "waxa bilihii ud ambeeyey naga dha maaday shirkadihii Somaliland u qaban lahaa adeega tayadda gaadiidka, waxa anu waxaas oo talaabo qaadayna sidii aanu u dhimi lahayn shilalka gaadiidka, waxaanu hore u adkaynay liisa madii.”.

Shilalka gaadiidka ayaa ku soo badanaya Somaliland, waxaana lixdii bilood u dam beeyey lagu sheegay inay shilalkaasi gaa diidku u geeriyooday in ka badan boqol qof.

PUNTLAND: MAS'UUL LOO XUKUMAY EEDEYMO MUSUQ MAASUQ

Maxkamadda darajada koowaad ee gobolka Bari ayaa Shalay xukun ku riday sarkaal ka tirsan wasaaradda maaliyadda oo lagu helay eedeymo musuq maasuq.

Sarkaalka lagu helay musuqa iyo adee gs iga waraaqo been abuur ah ayaa lagu ma gacaaba Habeenhoreale Maxamuud Sheekh, waa 26 jir ka tirsanaa qeybta dakhliga ee degmada Carmo, ciidanka booliska aya ana toddobaadkii hore ka soo qabtay deg mada Carmo ee gobolka Bari.

Guddoomiyaha maxkamadda darajada koowaad gobolka Bari ,Abuukar Cabdi nuur Jaamac ayaa sheegay in maxka madda ay ku xukuntay sarkaalkan 4 sa nno oo xabsi ah, shan boqol oo doollar oo ganaax ah iyo in uu bixiyo, lacag dhan $ 2751 (labo kun toddobo boqol konton iyo kow doollar) oo la sheegay inuu lunsa day.

Xukunkan ayaa noqonaya midkii ugu hor reyay oo maxkamad Puntland ku taalla ay eedeymo musuq u xirto sarkaal ka tirsan wasaaradda maaliyadda Puntland.

QM OO BIXISAY MUSHAARAADKA CIIDAN KA KENYA EE KA HOWLGALA SOOMAALIYA

QM ayaa la sheegay inay Ciiddanka Kenya ka jooga Somalia siiyeen lacag dhan 3.75 Billion oo Shillinka Kenya ah.

Shabakadda Wararka ee businessdai lyaf rica.com ayaa qortay inay QM dibubixin u sameeyeen Ciiddanka Kenya ka jooga Somalia, iyadoo ay QM bishii hore bixisay lacagtaasi oo qeyb ka ah sannad Maaliy adeedka haatan oo ku ekaan doonta bi sha June ee soo socota.

Dukumentigii u dambeeyey ee Mac aamilka Lacageed ee Wsaiirka Maaliyad da Kenya, Henry Rotich waxa uu muuji yey Dibusoo celinta Lacagaha Hawlgal ka AMISOM gaartay 3.757 Billion oo Shi llinka Kenya bishii March ee la soo dhaa fay 29da.

kenya Maaliyadda Kenya ayaa la sheegay in ay heleen oo keliya lacag dhan 10.20 mil lion ee Shillinka Kenya ilaa bishii Febera ayo, taasi oo micnaheedu yahay in dibubixintaasi la micno tahay in la bixiyey Ru buc, iyadoo dowladda Kenya walaac ka muujisay arrintaasi. Lacagaha ay QM dib u soo celisay bi shii March waxay gaartay 44.2% ee sa nnadkan, iyadoo ay labo bilood iyo bar laga gudbay. Wadarta guud ee Lacagaha la bixiyey saddexda rubuc waxay gaara ysaa 922.87 million oo Shillinka Kenya, ta asi oo aad uga yar marka la barbar dhigo lacagihii 4.68 Billion oo Shillin ee la bix iyey xilligan oo kale sannadkii hore ee 2018kii.

Dowladda Kenya waxay QM ka cods anaysaa inay lacag badan dib u soo celi yaan sannadkan, iyadoo miisaaniyadda QM ee afartii sanno ee la soo dhaafay ah ayd 6.1 Billion oo Shillinka Kenya.

4,000 oo Askar Kenyan ah ayaa qeyb ka ah Hawlgalka AMISOM, iyadoo ay Be esha Calaamka Askari kasta oo ka tirsan AMISOM bishiiba mushaar ahaan u siiya an lacag dhan 1,028 Dollar, iyado oay Dowladaha ay ciiddankaasi ka soo jeed aan ay Askari kastaba mushaarkiisa ka ja rtaan 200 Dollar bil kasta.

Ciiddanka qeybta ka ah Hawlgalka AMISOM waxay ka soo kala jeedaan dala lka Djibouti, Uganda, Burundi, Kenya iyo Sierra Leone.

WASIIR BEYLE OO FAAH FAAHIYEY GAWAARI AY SHALAY WAREEJIYEEN

Xarunta Wasaaradda Maaliyadda Soo maaliya ayaa lagu saxiixay heshiis Wasa aradu ay ku wareejisay 7gaari oo looga talagalay howlawadeenada canshuuraha gobolka Banaadir, Dowlad goboleedyada Koofur galbeed iyo Hirshabeelle.

Waxaanna madashii lagu saxiixayay goobjoog ka ahaa Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Dr. C/raxmaan Ducaale Be yle, Guddoomiyaha gobolka Banaadir ah na Duqa Muqdisho C/raxmaan Cumar Cis maan (Injineer Yariisow), kuxigeenkiisa Maaliyadda iyo Wasiiradda Maaliyadda Dowlad goboleedyada Hirshabeelle iyo Koofur Galbeed Soomaaliya.

Wasiirka Maaliyadda XFS,Dr. C/rax maan Ducaale Beyle oo furayaasha gawa arida ku wareejiyay mas’uuliyiinta Dowlad goboleedka iyo gobolka Banaadir ayaa sheegay in Dowlad goboleedyada haray na ay ku wareejin doonaan gaadiid loo qo ondeeyay oo diyaarsan ujeedkuna yahay xoojinta Hay’adaha canshuuraha heer gobol.

Wasiirka Maaliyadda Maamulka Hirsh abeelle Maxamed Maxamuud Cabdulle oo ku hadlayay Afka dowlad goboleedy ada iyo gobolka Banaadir ayaa uga ma had celiyay Wasaaradda Maaliyadda Gaa diidkani looga talagalay canshuur qa adista. Gaadiidkani ayaa qeyb ka ah dad aalo ay ku doonayso Wasaaradda Maaliy adda ee Dowladda Federaalka Soomaal iya inay ku horumariso Hay’adaha Maali yadda ee heer gobol si loo gaaro isku fil naan ku dhisan iskaashi.

DOWLADDA BRITAIN OO LAGA CODSADAY INAY MASAAFURIYAAN DIPLOMAASI U DHASHAY QATAR

Maxamuud Axmed oo 79 jir ah ayaa ugu baaqay Xoghayaha Arrim aha Dibedda iyo Arrimaha Barwaaqsooranka ee dalka UK, Jere my Hunt in Isbedel lagu samee yo Sharciga, si Diplomaasiyiinta tacadiy ada u geysta Shaqaalaha loo masaafurin lahaa.

 

 


maxamuud Axmed oo xilligan Haw lgab ah ayaa waxa uu Tacad iyo Cunsuri yad kala kulmay Uqeybsanaha Caafima adka ee Safaa radda Dwoaldda Qatar ku leedahay caasimadda dalka UK ee Lond on. Dhibanahaasi oo Sarkaal Ammaan ka ka ahaa Safaaradda Qatar ayaa waxa uu tacadi kala kulmay Uqeybsanaha Arrima ha Caafim aadka ee Safaaradaasi oo lagu magacaabo C/llaahi Alansari, kaasi oo Muwaadinka SomaliBiritishka ugu yeeri jirey Erayo cunsuriyad xambaarsan, sida Addoonka Madow, Dameer iyo Eey, iyo inuu dhaawaacay Dhibanahaasi sannad kii 2013kii.

 


Bishii hore Maxkamadda Shaqaalaha ee magaalladda London waxay heshay inuu Diplomaasiga u dhashay ku xadgu dbay Dhibanaha Hawlgabka ah ee Max amuud Axmed iyo in dhibaatadii loo gey stay laga bixiyo lacag magdhow ah oo dhan 8,000 oo Giniga Ingiriiska ee Po und.

Dhinaca kale, Xildhibaanka Deegaan ka uu deggana yahay Dhibanaha u mata la Barlamaanka dalkaasi, Greg Hands wa xa uu ka codsaday Dowladda Britain inay garwaaqsadaan in Diplomaasiyiinta laga la laabto Xasaanadda Diplomaasiy adeed haddii ay ku xadgudbaan shaqaal aha ka shaqeeya Safaaradaha.

Xildhibaankaasi waxa uu qoraal u qor ay Xoghayaha Arrimaha Dibedda iyo Arr im aha Barwaaqsooranka ee dalka UK, Jeremy Hunt inuu mar kale dib u eego Xukunkii Maxkmaadda sare iyo haddii Tal alabo Sharci lagu ciqaabi doono Diplom aasiyiinta Safaaradaha ee Shaqaalaho

oda kula kaca Tacadiyaddaas oo kale.

Dhibane Hawlgab Maxamuud Axm ed horey uma awoodin in Kiiskiisa la dhe geysto ilaa sannadkan 2019ka, sababo la xiriira Safaaradda Qatar oo iyagu she egtay Xasaanadda Diplomaasiyadeed ee lidka ku ah cabashadda uu ka gudbiyey Dhibanahaasi.

AMISOM OO JAWAAB KA BIXISAY SAWIRRO DAD BADAN KA CAREYSIIYAY OO KA SOO MUUQDAY BARAHA BULSHADA

Taliska howlgalka midowga Africa AMISOM ayaa jawaab ka bixiyay sawir dad badan ka careysiiyay oo 24kii saac ee la soo dhaafay hadal heyntiisu ku ba dneyd baraha bulshada.



Sawirka ayaa waxaa ka soo dhax muuq day sarkaal ka tirsan ciidamada howlgal

ka midowga Africa AMISOM oo cabiraya qof dumar ah oo Soomaali ah islamarkaa na sidata xijaab, taasoo dad badan ay u arkeen in qofka wax cabiraya uu yahay Lab [ Nin] hasse ahaatee AMISOM ayaa sheegtay in qofka cabirka ka qaadaya ga badha Soomaaliyeed tah ay haweeneey ka tirsan saraakiisha AMISOM kana soo jeeda dalka Zimba bwe.

Aragtiyada laga dhiibtay sawirka oo ku baahay baraha bulshada ayeey dadku si weyn ugu kala qeybsameen, iyadoo qaar kood ay ku doodeen in ay tahay arin xadgudubna ku ah Diinta Islaamka iyo Dha qanka Soomaalida in Askari ka tirsan AMI SOM uu taabto jirka qof Dumar ah oo Soo maaliyeed, iyaga u arkayay qofka sawirka ka dhax muuqda in uu yahay Lab [Nin]

Dadka qaar oo markiiba gartay in ay ta hay qof dumar ah sarkaalka AMISOM ay aa aragidooda ku saleeyay in marka hore ay haboon tahay in wax la hubsado. Laa kiin sawirrada markii danbe ay soo ban dhigeen taliska AMISOM ayeey dad bad an ku xaqiisadeen in qofka cabirka ka qa adaya gabadha Soomaaliyeed tahay ha weeneey ka tirsan AMISOM.

"Qofka Booliiska AMISOM ka tirsan ee cabirka ka qaaday gabadha Soomaaliye ed waa sarkaal dumar ah oo ka tirsan ko oxda Booliska Zimbabwe ka socda, AMI SOM waxay tixgalisaa, illaalisaana dhaq anka Soomaaliyeed, waligeedna uma xils aarto sarkaal Rag ah in uu taabto haween Somaali ah” ayaa lagu yiri qoraal kooban oo la soo dhigay bogga AMISOM ku lee dahay Twitterka.

Saraakiisha Booliiska AMISOM isugu jira rag iyo dumar ayaa u muuqda kuwo hadba si gaar ah ula shaqeeya cidda ay quseyso , iyadoo saraakiisha dumarka mar walba la macaamilaan haweenka So omaaliyeed xiliyada lagu jiro tababarka ciidannimo.

yuud xoog ku gashay masidkaMASJID IYO GOOBO GANACSI OO KU YAAL LA SRI LANKA OO LA WEERARAY IYO MAREY KANKA OO DIGNIIN DIRAY

Kadib, qaraxyadii silsiladaha ahaa ee Dorraad ruxay dalkaasi ayaa waxaa la soo werinayaa in xalay Bambooyin lagu wee raray Masjid ku yaalla W/galbeed ee dalka Sri Lanka, waxaana dab la qabadsii yey 2 Dukaan oo ay Ganacsato Musl im iin ah ku lahaayeen Galbeedka dalk aasi.

Dowladda Sri Lanka weli kama aysan hadlin, mana jiraan dad loo soo qabtay weerarka bamka ee lala beegsaday Masj idka iyo goobaha Ganacsi ee la gubay.

Weerarka ka dhanka ah Muslimiinta ku nool dalkaasi ayaa ku soo beegmay iy adoo ay Golaha Muslimiinta Sri Lanka ee (The Muslim Council of Sri Lanka) cam baareeyeen qaraxyadii Dorraad lala bee gsaday Kaiisadaha iyo Hoteelladda ku ya alla dalkaasi.

Goluhu waxay sheegeen in qaraxyada asi lagu dilay dad aan waxba galabsanin, isla markaana ay Kooxo rabshado wada geysteen qaraxyadaasi, kuwaasi oo doo naya in lagu kala qeybsamo Diin ahaan iyo dadka laga tirada badan yahay.

Wararka kale ee naga soo garaayo dal kaasi waxay sheegayaan in Shalayto la qaaday Bandowgii Dorraad lagu soo rogay caasimadda dalkaasi ee Kolom b o.

Bolis ka ayaa la sheegay inay wadaan hawlgalo lagu xiray dadka Muslimiinta oo ay ku eedeynayaan qaraxyadii Dorraad lala beegsaday Kaniisado iyo hoteelo, oo ay ku geeriyoodeen 290qof, kuna dhaawac maan 500 oo kale.

Dhinaca kale, Waaxda Arrimaha Dibedda ee dalka Maraykanka ayaa soo saartay digniin ku aadan weerar iyo qaraxyo mar kale ka dhaca dalka Sri Lanka.

Digniinta waxaa lagu shegay inay suurto gal tahay in weeraro iyo qaraxyo lala be egsado goobaha Dalxiiska, Gaadiidka, Dhismayaasha laga dukaamaysto, Hoteel ladda, Kaniisadaha, Garoomadda Diyaar adaha iyo deegaanadda kale ee ay dadw eynaha.

Qaraxyadii Dorraad lala beegsaday Kan iisado iyo Hoteelo casri ah ayaa la sheeg ayy in dadka lagu dilay ay ku jireen 36 qof oo Shisheeye ah, iyadoo 9 kalena la la’ yahay. Ajaaniibta ku geeriyootay qaraxyada asi waxay ka soo kala jeedaan dalal ay ka mid yihiin Maraykanka, Britain, Shiinaha, Australia, Holland, Turkiga, Hindiya iyo Portuqiiska.

ISBEDELKA BALAARAN OO LAGU SAMEEY AY HOGGAANKA XISBIGA WADAJIR & XISBIYO KU BIIRAY

Xisbiga Wadajir oo ka mid ah Xisbi yada siyaasadda ee dalka ka jira ayaa shir u dhowaan ku yeeshay magaalada Nairobi ku balla riyay xubnaha Xisbiga, iyadoo dib u qaabeyn ku sameeyay Gola ha Fulinta Xisbigan.

Xisbigan oo saddex xubnood kaliya la ga yaqaanay, kana dhex muuqdeen san adihii u dambeeyay ayaa haatan is bedel la gu sameeyay, iyadoo la kordhiyay xub naha Golaha Fulinta.

Guddoomiyihii Xisbiga Wadajir Kam aal Daahir Gutaale ayaa xilka laga qaad ay, waxaana xilka Guddoom iyaha loo ma gacaabay Saciid Cabdi Muuse Baalle.

Sayid Cali Macalin Cabdulle ayaa loo magacaabay Guddoomiye kuxigeenka X sbiga, isagoo laga qaaday xilkii Xoghaya ha Guud.

C/fataax Ibraahim Geesey oo ah Xil dhibaan iyo Wasiir hore ayaa loo magac aabay Xoghayaha Guud ee Xisbiga, hal ka C/weli Ibraahim Garyare uu yahay Ku xigeenka Xoghayaha Guud.

Xubnaha cusub ee ku soo biiray Xisbiga ayaa waxaa isugu jiraan Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka, Xildhibaano hore iyo xubno dhalinyaro ah, waxaana tani loo arkaa mid wax ka bedeleysa han aankii uu horay u dhisnaa Xisbiga ee ku koobneyd saddexda xubnood kaliya.

MADAXWEYNIHII HORE EE SUUDAAN OO CUNTADA DIIDAY, LAGANA DAAWEEYEY CUDDURKA ISTAROOGA

Shabakadda Wararka ee s kyne ws arabia.com ayaa qortay inuu Cumar Xa san Albashiir inuu dhowr malamood ka hor la xanuunsaday dhiig maskaxda kaga furmay (Stroke), waxaana daaweyn loogu qaaday Isbitaal, ka hor inta aan dib loogu soo celinin Xabsiga Dhexe ee Kober ee uu ku xirnaa.

Ilo dhinaca caafimaadka ayaa sheegay in xaalladda Albashiir haatan tahay mid aad u deggan, inkastoo uu diiday inuu cuntad cuno ama uu daawooyinka qaata, taasi oo sababtay in si khasab ah Faleebo xididka looga quudiyo. Dhinaca kale, Wargeyska Alintibaha ee ka soo baxa magaalladda Khartuum waxa uu qoray in qolka uu ku xiran yahay Albashiir ee Xabsiga Kobar uu leeyahay Telefishin, Mukayfka Hawada oo ku shaqeeya Biyaha, 2 sarriir iyo 2 kursi.

saaray Shirkii Nairobi ku yeesheen

Wargeyska waxa kale oo uu qoray inuu Albashiir yahay qofka keliya ee adeegyadaasi ku haysta qolka xabsiga ee uu ku xiran yahay, iyadoo 17kii xubnood ee horey uga tirsanaa Dowladdii Albashiir ee dhawaan lagu soo xiray Xabsiga Kobar aysan haysan Adeegyadda Telefi shinka, Mukayfka iyo qalabka kale.

Qolka uu Madaxweynihii hore ee Suud aan ku xiran yahay waxaa la sheegay in uu mar ku xirnaan jirey Jeneral Saalax Ca bdillaahi Qoosh oo ahaa Taliyihii ugu da mbeeyey ee Hay’adda Sirdoonka Suud aan ee Xilligii Dowladdii Albashiir, kaasi oo mar kale haddana la soo xiray, kadib, ma rkii Albashiir xilka laga tuuray.

Maamulayaasha Golaha Milliteriga ee ha ya talada Suudaan waxay Madaxwey nihii hore ka mamnuuceen inuu isticmaalo Mobayl, tan iyo markii bishan 17dii loo wareejiyey Xabsiga Kober.

Madaxweynihii hore ee dalka Suuda an, waxaa horey loogu hayey Guriga Ma rtida ee magaalladda Khartuum, tan iyo markii la afgembiyey bishan 11dii.

TACSI LOO DIRAYAO LEH OO LOO DIRAYAAO EHELADA 

MARXUUMAD RUQIYO CALI CABDULLE OO MUQDISHO KU 

GEERIYOOTAYA SHALAY

Col.Nuur Xasan Xuseen {Nuur Cadde} ,Maxamed Nuur Xasan, Jen.Xasan Xuseen Xasan {Muungaab} Abuukar Axmed maxamed {A.Ganeey} Dr.Cismaan Axmed Jimc aale {Dr .jimmy}, Maxamed Xuseen Aw Axmed {Suufi} Cismaan Xuseen Aw Axmed {Waryeel},Salaado Axmed Jimcaale, Madiino Axmed Jimcaale ,Xaawo Axmed Jimcaale, Xabiibo Axmed Jimcaale {Biibto},

Muxuddiin Axmed Jimcaale,Nuurto Cali Cumar,C/Naasir Cali Cumar Qadro Cabdul laahi Cali, Ilmo Faad umo Maxamed Macoow,Xaaji Maxamuud Axmed Jimcaale {Shataar} iyo caruurtiisa, Ilmo Aamino Axmed Jimcaale iyo Carteeda Reer Xuseen Nuur Cadoow,Dhammaan Reer Axmed Jimcaale Cigalle, Reer Jimcaale Cigalle iyo Reer Geeddoow Cigalle, Ilmo Aamino Maxamed Macoow iyo Caruurteeda oo kala ah :Faadumo Xuseen Xasan Carab,Xabiibo Xuseen Xasan Carab {Xabiibo Shiino}, Mako Xuseen Xasan Carab,Maxamed Xuseen Xasa

Image result for RUQIYO CALI CABDULLEn Carab , Ilmo Mako Maxamed Macoow guud ahaantood, Cumar Xuseen Axmed, Da’uud Xuseen Axmed, Faadumo Xuseen Axmed,Maryan Xuseen Axmed ,Hooyo Jiino Cali Caddoow,dhammaan ilmo xuseen aw Axmed Maxa med Calsoow, Xaliimo Maxamuud Hilowle, Cabdullaahi Maxmauud Axmed, Sahro Maxamuud Axmed, Shamso Maxamuud Axmed, Baarliin Maxamuud Axmed ,Shukri Maxamuud Axmed,Dhammaan Ilmo Maxamuud luugne,Faadumo Maxmed Cilmi, Xaawo Maxamed Cilmi, Maxamuud Maxamed Cilmi, Axmed Ma xamed Cilmi, Maryan Maxamed Cilmi,Dhammaan Ilmo Batuulo Aw Axmed Maxamed Calasoow, Xabiibo Xasan Maxamed Calsoow, iyo Carruuteeda , Ilmo Mako Xasan Maxa med Calso ow iyo Caruuteeda,Ilmo Madiino Xasan Maxamed Calasoow iyo Caruuteed, Reer Cismaanciil Sh.Cali, Muumino Sh. Cali iyo Carruuteeda Xabiibo Xasan Afrax, Jaliilo Xasan Axmed, Bashiir Xasan Axmed {Bashiir BBC} C/laahi Maxamuud Jimcaale {C. Abko ow} , Xuseen Maxamuud Jimcaale Xuseen Abkoow}, Xaawo Maxamuud Jimcaale {Xaawo Neero} Dhammaan Caruurtooda,Ing. Maxa med Cali Madoobe iyo Caruurtiisa, Maxamuud Maxamed Cali Kiishweyne, Iido Habar waay Firti iyo Caruurteeda Dhammaan Dadkaasi oo ku kala sugan daafaha caalamka waxaay Tacsi Tiiraanyo leh u dirayaan Reer Cali Cabduule Gaar ahaan Nadiifo Cali Cbadulle iyo iyo Guud ahaan ilmaha Marxuummadda Ruqimo Cali Cabduule Meelkasta oo ay joogaan Dal iyo dibadba ,iyo Ilmo Idd oow Cali Cabdulle sidoo kale Sahro Jen. Jabriile Cali Dr.,Maxamuud Xasan Maxamed {Dr. Ingariisoow} iyagoo ugu Tacsiyadeynayo Geeridii ku ti midMARXUUMAD Ruqiyo Cali Cabdu lle,Nadiifo Cali Cabdulleoo 22 Abriile 2019ka ku Geeriyoodtay Magaalada Muqdis howaxayna Alle ugu baryayaan Marxuumadda inuu Alle Jannadiisa Fardowzo aheyd uu ka Waraabiyo intii ay ka Geeriy ootayna Samir iyo Iimaan Saadaq ah uu ka siiyo

 

Aamiin Aamiin Aamiin. INNAA

 LILLAAHI WA INAA ILAAHI RAAJICUUN

TACSI

Dhammaan Madaxda Iyo Xubnaha ururka haween ka Qaranka soomaaliyeed , Dhammaan Ururrada Bulshada Reydka soomaaliye ed ee dalka iyo ururrada COGWO INXA, ku mideysan dhammaan haweenka soomaa liyeed dalka soomaaliya waxay Tacsi Tiiraanyo Leh U DirayaanCaruurtii ay ka geeriyootay Ruqiyo Cali Cabdulle oo shalay ku geeriyootay Magaalada muqdisho waxayna alle ugu barayayaan inuu marxuumadda jannada ugu bishaareeyo intii ay ka Geeriyootayna uu Samir iyo iimaan ka siiyo

Aamiin Aamiin Aamiin

INNAA LILLAAHI WA INAA ILAAHI RAAJICUUN.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip