Wararka

Neymar oo la hadalhayo in maalmaha soo socda uu dib ugu laabanayo Barcelona

0 Visits: 969 | Saturday June 29, 2019 - 11:24:21
Ciyaariyahankii hore ee reer Brazil Rivaldo ayaa fikirkiisa ku biirIyay ku soo laabashada Neyamr ee kooxda Barcelona inta lagu jiro suuqa kala iibsiga xagaagan wax uuna ka hadlay sida ay la tahay in Neymar oo 2017 ka tegay Barcelona oo ku biiray PSG oo haatan ku laabanayo Barcelona. Neymar in uu dib…

Read More »

SAWIRO: Kheyre oo la kulmay qeybaha kala duwan ee bulshadda Caabudwaaq

0 Visits: 349 | Saturday June 29, 2019 - 11:21:22
Ra'iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) mudane Xasan Cali Khayre ayaa magaalada Caabudwaaq kulan la qaatay qaybaha kala duwan ee Bulshada ku nool magaalada. Kulanka oo ka dhacay xarunta agoonta Taakulo ayna goob joog ka ahaayeen madaxweyne ku-xigeenka Gal-mudug, wasiirro, xildhibaanno,…

Read More »

Wararkii ugu dambeeyay soo xulista xildhibaanada Jubbaland

0 Visits: 350 | Saturday June 29, 2019 - 11:13:37
Magaalada Kismaayo ee Caasimadda KMG ah ee maamulka Jubbaland ayaa waxaa ka socda soo xulista xildhibaanada maamulka Jubbaland. Guddiga doorashooyinka maamulka Jubbaland ayaa sheegay in meel wanaagsan ay mareyso soo xulista xildhibaanada maamulka Jubbaland.

Read More »

siyaasi aflagaadaysay madaxweynaha Turkiga oo maxkamad la soo taagay

0 Visits: 330 | Saturday June 29, 2019 - 11:11:07
Kanan Kavtangioglu oo ah Haweenay siyaasiyad ah oo caan ah ayaa maxkamad lagu soo taagay magaalada Istanbul ee dalka turkiga ayadoo loo haysto eedaymo la xiriira in ay aflagaadaysay Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdogan. Haweenaydaan ayaa madax ka ah laan ka tirsan xisbiga calmaaniga ah ee Republican…

Read More »

SAWIRO: Ciidanka Puntland oo burburiyay Saldhigyo Al-Shabaab leeyihiin

0 Visits: 358 | Saturday June 29, 2019 - 11:08:10
Ciidanka sida gaarka u tababaran ee maamulka Puntland ee lagu Magacaabo PSF, ayaa sheegay hawlgal ay ka fuliyeen buuraleyda Calmadow ee gobolka Bari in ay ku burburiyeen saldhigyo ay halkaasi ku lahaayeen Al-Shabaab. War kasoo baxay Ciidanka Puntland ayaa lagu xusay in hawlgalka uu ka dhacay degaannada…

Read More »

Madaxweynaha Puntland oo qaabilay Ciidan kasoo goostay Somaliland

0 Visits: 368 | Saturday June 29, 2019 - 11:04:31
Munaaasaabad Qado sharaf ah u sameeyay Saraakiishii Ciidamada Gobolka Sanaag ee kasoo baxay maamulka Somaliland, kuna soo wareegay maamulka Puntland iyo Guudoomiyihii gobolkaasi ee Soomaaliland. Ujeedka kulanka qado sharafta ah ayaa daaranaa soo dhoweynta Saraakiisha Ciidamadaasi hogaaminayey oo kala…

Read More »

HALKAAN AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH SABTI 29-KA JUUN 2019-KA.

0 Visits: 408 | Saturday June 29, 2019 - 09:24:36
RA'IISUL WASAARE KHAYRE OO GUDDOO MIYAY SHIR AMNIGA LOOGA HADLAYO OO LAGU QABTAY CADAADO Ra'iisul Wasaaraha XFS Md.Xasan Cali Khayre ayaa guddoomiyay shir am niga looga hadlayo oo lagu qabtay maga alada Cadaado.Kaas ayaa looga hadlay Qorshaha guud ee amniga dalka, dardargelinta qorsha xoreynta…

Read More »

Ra'iisul Wasaare Kheyre oo maanta ku wajahan Guriceel

0 Visits: 358 | Saturday June 29, 2019 - 07:47:35
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xsan Cali Kheyre oo weli ku sugan Magaalada Caabudwaaq iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Maanta waxaa lagu wadaa in uu safar ku tago Magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud. Shalay gelinkii dambe waxaa gaaray wufuud horudhac u ah safarka ra'iisul Wasaaraha…

Read More »

Trump oo Kim ku ballansaday soohdinta hubka ka caaggan ee u dhexaysa labada Kuuriya

0 Visits: 363 | Saturday June 29, 2019 - 07:08:41
Madaxweyne Trump ayaa qoraal uu bartiisa twitter-ka soo dhigay waxa uu hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong-un ku marti qaaday soohdinta militariga ka caaggan ee u dhexaysa Kuuriyada Waqooyi iyo ta Koonfureed. Madaxweynaha Maraykanka ayaa lagu wadaa in uu booqasho ku tago Kuuriyada Koonfureed kaddib…

Read More »

SAWIRO: Safiirka Cusub ee Soomaaliya ee Itoobiya oo gaaray Addis Ababa

0 Visits: 304 | Saturday June 29, 2019 - 07:05:46
Safiirka cusub ee dowladda Soomaaliya u Magacowday dalka Itoobiya ayaa gaaray Magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka itoobiya. Safiirka cusub ee Soomaaliya ee dalka Itoobiya ayaa loo Magacaabay Eng. C/xakiin C/llaahi Camey oo horay u ansixiyeen Golaha Wasiiradda Xukuumadda Soomaaliya.

Read More »

Siyaasiyinta Somalida qaar, waa sida caruurta oo kale..!!!=Nasashada Jimcaha. Q-154aad=

0 Visits: 1239 | Friday June 28, 2019 - 20:40:54
1-Gabar Rajo ah ( Hooyadeed dhimatay) ooTahriib aheeyd ayaa waxaa Qabsaday Magafihii Libiya. Si xun ayaa loo jir dilay, kadibna Telefon ayaa loo dhiibay si ey u wacdo Qooyskeedii. Telefonkii waxaa Qabatay Eedadeed ( Xaaskii Aabaheed) . Gabadhii ayaa tiri: Eedo macaan Lacag ha la ii soo diro, haddii…

Read More »

Somalia oo ku guuleysatay Koob Dahab ah!!!=Faallo

0 Visits: 1226 | Friday June 28, 2019 - 20:27:10
Dhaliishaada oo aad ogaato Ceeb ma ahan, haddii aad u qaadato Cashar si aad u xaliso. Aduunka waxaa lagu tartamaa waxyaaba badan, Kubadaha Cagta, Gacanta, dabaasha, heerka wax Soo Saarka, Aqoonta, tartamo Quraxda, Musiga, iyo kuwa kale. Annaga xatta Koobka foolxumida waa nalaga qaaday. Waa in aan Hal…

Read More »

SAWIRO:-Xildhibaano ka shiray dagaal beeleedka Gobolka Hiiraan

0 Visits: 313 | Friday June 28, 2019 - 19:35:33
Magalada Baladweyne ee Xarunta gobolka Hiiraan waxaa Maanta shir ku yeeshay Xildhibaano ka tirsan golaha Shacabka oo uu qeyb ka yahay Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre, iyaga oo ka hadlay dagaal beeleedyada kasoo cusboonaday deegaano ka tirsan gobolka Hiiraan. Xubnaha Xildhibaanada…

Read More »

Khasaaro ka dhashay Dagaal markale ka dhacay Gobolka Hiiraan

0 Visits: 318 | Friday June 28, 2019 - 19:33:58
Dagaalka oo u dhaxeeya laba maleeshiyo beeleed ayaa Maanta markale waxaa uu ka dhacay deegaan duleedka ka ah degmada Matabaan,waxaana dagaalkaas uu yahay mid soo lab laabta,isla markaana uu salka ku haayo isku qabsi dhul daaqsimeed ku yalla deegaankaas.

Read More »

Dowladda Soomaaliya oo la sheegay Kiiska badda in ay kala hadleyso Kenya

0 Visits: 338 | Friday June 28, 2019 - 19:31:57
Madaxweynihii hore ee maamulka Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa sheegay in ay jiraan Warar oo soo baxayay maalmihii ugu dambeeyay, islamarkaana Mas'uuliyiinta dowladda Soomaaliya ay doonayaan in ay wadahadal kala yeeshaan Kiiska Badda dowladda Kenya. Waxaa uu sheegay in Madaxda dowladda…

Read More »

Ra'iisul Wasaare Kheyre oo Khudbad u jeediyay Shacabka Caabudwaaq

0 Visits: 319 | Friday June 28, 2019 - 19:26:24
Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa gaaray Magaalada Caabudwaaq ee maamulka Galmudug, waxaana uu halkaasi Khudbad u jeediyay qaar ka mid ah Shacabka Magaalada. Kheyre ayaa sheegay in maalmo joogi doono Magaalada Caabudwaaq, islamarkaana uu kulamo kala duwan la yeelan doono Madaxda…

Read More »

SAWIRO:-RW ku-xigeenka Dalka oo booqday Xarumo ku yaalla Shiinaha

0 Visits: 338 | Friday June 28, 2019 - 19:10:25
Ra'iisul Wasaare ku-xigeenka dalka, mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) oo ku sugan dalka Shiinaha ayaa booqasho ku tegay xarumaha sedax shirkadood oo laba kamid ah ay ka shaqeeyaan soo saarista qalabka culus ee dhismaha iyo shirkad soo saarta gawaarida. Kadib ka qayb galkii carwada Gobalka Hunnan…

Read More »

SAWIRO:-Wasiir Sabriye oo la kulmay Odayaasha & Waxgaradka Cadaado

0 Visits: 250 | Friday June 28, 2019 - 19:06:43
Wasiirka Wasaaradda arrimaha Gudaha Xukuumadda Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye oo ku sugan Magalada Cadaado ayaa Maanta kulan gaar ah waxaa uu la qaatay Odayaasha iyo waxgaradka Magaaladaas. Kulanka ayaa waxaa looga hadlayay Arrimaha Galmudug iyo doorka ay ku leeyihiin Odayaasha Dhaqanka Magalada Cadaado…

Read More »

Dowladda Soomaaliya & Maamulka Galmudug oo heshiis kala saxiixday

0 Visits: 261 | Friday June 28, 2019 - 19:01:21
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre iyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa wada hadallo mira dhal ah ku yeeshay magaalada Cadaado maalintii Khamiista ee ay taariikhdu ku beegnayd 27ka Juun, 2018. Ra'iisul Wasaaraha…

Read More »

Qaramada Midoobey Oo Muddo Kordhin U Sameysay Howlgalka Nabad Ilaalinta Ee Darfur

0 Visits: 289 | Friday June 28, 2019 - 18:51:35
Golaha ammaanka Qaramada Midoobay ayaa u codeeyey howlgalka nabad ilaalinta gobolka daarfuur ee dalka inuu sii socdo. Waxaana howlgalka lagu kordhiyey ilaa iyo December iyada oo marka hore qorshaha ahaa bisha November. Ciidamada nabad ilaalinta Qaramada Midoobay ee ka bixi lahaa Daarfuur waa la hakiyey…

Read More »