HALKAAN AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH SABTI 29-KA JUUN 2019-KA.

0
Saturday June 29, 2019 - 09:24:36 in Wararka by
  • Visits: 410
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH SABTI 29-KA JUUN 2019-KA.

    RA'IISUL WASAARE KHAYRE OO GUDDOO MIYAY SHIR AMNIGA LOOGA HADLAYO OO LAGU QABTAY CADAADO Ra'iisul Wasaaraha XFS Md.Xasan Cali Khayre ayaa guddoomiyay shir am niga looga hadlayo oo lagu qabtay maga alada Cadaado.Kaas ayaa looga hadlay Qor

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

RA'IISUL WASAARE KHAYRE OO GUDDOO MIYAY SHIR AMNIGA LOOGA HADLAYO OO LAGU QABTAY CADAADO Ra'iisul Wasaaraha XFS Md.Xasan Cali Khayre ayaa guddoomiyay shir am niga looga hadlayo oo lagu qabtay maga alada Cadaado.Kaas ayaa looga hadlay Qorshaha guud ee amniga dalka, dardargelinta qorsha xoreynta deegaannada ay argagaxisadu kaga sugantahay deegaan nada Galmdug oo qayb ka ah qorshaha guud ee xoraynta dalka iyo diyaarinta cii damo Booliis ah oo la wareega amniga deegaannada ciidanka xoogga dalku ay xoreeyaan. Ra'iisul Wasaaraha oo warbixin ka dha gaystay saraakiisha amniga ee heer feder aal iyo heer dowlad gobaleed, ayaa faray saraakiisha amniga ee dowladda federaal ka in si dhaw ay ula shaqeeyaan laamaha amniga dowlad gobaleedka Galmudug si guul looga gaaro qorshaha amniga. Shirka ayaa waxaa ka qayb galay was iirrada amniga gudaha, iyo arrimaha guda ha, wasiirru dowlayaasha arrimaha guddi ga iyo howlaha guud, xildhibaanno, mada xwaynaha dowlad gobaleedka Galmudug iyo saraakiil amni oo ka socota dowladda federaalka iyo D/Goboleedka Galmudug.

MADAXWEYNAHA HIRSHABEELLE OO SI KULUL UGA HADLAY DAGAAL BEELEEDYADA

 

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hir shabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa ku tilmaamay dagaalbeele edyada ku soo noq noq day Deegaanno hoos yi maada Degmooyinka Maxaas, iyo Matabaan ee G/Hiiraan inay yihiin kuwo fidno ah oo aanan la aqbali karin, is agoo ugu baaqay waxgaradka beelaha in ay joojiyaan colaadahaasi, waxaana sidoo kale uu ka tacsiyeeyay dadka ku dhintay Colaadaasi kuwa dhaawaca ahna uu u rajeeyay caafimaad qab.

Md. Maxamed Cabdi Waare ayaa tilm aamay in Hirshabeelle ay diyaar u tahay inay gacan ka geysato wax walba oo sab abi kara in dagaalladaas lagu joojiyo, iya doo madaxweynuhu uu ku tilmaamay da gaal beeleedyada soo noq noqday kuwa taageero siinaya Al Shabaab oo dadkee na u diidan Nabadda.

"Colaado ay qaabkoodu leeyihiin muu qaal qabiileed balse aysan siyaasadi ka marnayn ayaa ku soo laalaabtay Hirshab eelle, waxaana ku baaqayaa inay odayaa sha, Culumo’udiinka iyo siyaasiyiinta Hir shabeelle kasoo jeeda inay u istaagaan joojinta colaadahaas,” ayuu yiri madaxwe yne Waare.Sidoo kale, madaxweynaha ayaa ku ba aqay in xabbada la joojiyo, wixii dhinacyadu ay isku hayaanna si nabad ah lagu dhameeyo, maadaama wax kaa ma qan aan lagu helin xabbad, dhinac walb ana loo keeno dhinaca kale lana yiraahdo waxaas ayuu walaalkaa kaa tabanayaa ee ka raalligeli ayaa hadalkiisa sii raaciyay Madaxweyne Waare.

Ugu dambeyntii Madaxweynaha Dowlad Goboleedka HirShabeelle Max amed Cabdi Waare ayaa xusay inay soo arkeen dhibaatada ay colaaddu leedahay, balse loo baahanyahay in laga wada sha qeeyo nabadda, waxaana leennahay waa in laga shaqeeyo nabadda…nabad da..na badda.

RW KHEYRE IYO MADAXWEYNE XAAF OO SI WADAJIR AH XARIGA UGA JARAY XARUN CIIDAN

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaalle Gelle Xaaf iyo Ra’iisul Wasaaraha XFS Md.Xasan Cali Kheyre ayaa Shalay si wada jir ah Xariga uga jaray Xarunta Qeybta 21aad ee Ciid amada Xooga Dalka Soomaaliyeed.

Xaruntan oo ah mid isxilqaan ay ku dhiseen bulshada reer Cadaado ayaa Shalay si rasmi ah xariga looga jaray.

Madaxweynaha Galmudug Axmed Duc aalle Gelle Xaaf ayaa gudiga isxilqaan ee Magaalada Cadaado boogaadiyay How sha wanaagsan ee oo ay bulshada u hay aan isaga oo na sheegay in ay dhameys tiri doonaan inta dhiman.

Sidoo kale Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha ayaa booqday Taliska Guud ee Ciidamada Nabadsugida Galmudug oo uu dhisma xoogani ka socdo waxaana halkaasi ay salaan kaga gudoomeen cut ubyo ka tirsan Ciidanka Nabadsugida Gal mudug.

ISQARXIN KA DHACDAY BARTAMAHA CAASIMADDA DALKA TUNISIA

Nin isku soo xiray waxyaabaha qarxa ayaa la sheegay inuu duhurnimadii maan taisku dhinac qarxiyey Gaari ay lahaaye en Boliska oo taagnaa shaaraca ugu we yn ee Bartamaha caasimadda dalkaasi ee Tunis.Boliska dalakasi oo la hadlay Waka alladda Wararka AFP waxay sheegeen in ay dhowr Askari ku dhaawacmeen Isqar xintaasi. Saxafi ka tirsan Wakaalladda AFP oo tegay goobta uu qaraxu ka dhac ay ayaa sheegay inay qeybo ka mid ah hil ibka dad ka lagu arkayey agagaarka gaar iga qar axa lala beegsaday, kaasi oo taagnaa Wa ddada Burqiiba ee u dhow qeybta gabo wday ee Magaallada Tunis.

Wakaalladda Wararka REUTERS wax ay ka soo xigatay Goobjoogayaal inuu qar axu ka dhacay Wadadda Charles de Ga ulle oo aan ka fog eyn Dhismaha Saf aara dda Faranii ska ee Magaalada Tunis. Wa saarad da Arrimaha Gudaha ee dalkaasi waxay sheegtay inay 2 Sarkaal iyo 3 qof oo rayid ah ku dhaawacmeen Isqarxintaasi.

Dayanka qara xa oo aad u xoog badnaa ayaa la sheegay in laga maqlay xaafada ha ku hareerays an halka uu qara xu ka dhacay. Ilaa hadda, ma jirto koox sheegatay mas’uuliyadda Isqarxintaasi.

MADAXWEYNE FARMAAJO OO FARRIIN U DIRAY DOWLADDA JABUUTI

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Fede raalka Soomaaliya Md.Maxamed Cabdu llahi Farmaajo ayaa hambalyo ku aaddan sannadguuradii 42aad ee ka soo wareeg tay xornimada dalka Jabuuti u diray shac abka aan walaalaha nahay ee Jabuuti iyo Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle.

Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa hoosta ka xarriiqay doorkii geesiyaasha Soomaaliyeed ay ku lahaaye en halgankii xornimodoonka walaalaheen Jabuuti, isaga oo xusay xiriirka soo jireen ka ah ee ka dhexeeya labada dal oo ku dhisan walaalnimo, istaageerid iyo isgar absiin.

"Waxaan la qaybsaneynaa walaalahe enna reer Jabuuti dabbaaldegga xuska iyo farxadda sannadguurada 42aad ee xo rnimadooda. Aniga oo ku hadlaya magaca dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed wa xaan idiin ku hambalyeynayaa munaasab addan,waxa aanna idiin rajaynayaa horu mar, wadajir iyo sannado badan oo barw aaqo leh”.

Madaxweyne Farmaajo ayaa sheeg ay in shacabka iyo Dowladda Soomaaliy eed ay maanka ku hayaan garab istaagga iyo nafhurnimada reer Jabuuti ay u muuji yeen xilliyadii adkaa, taas oo muhiim u ah ayd dowladdhisidda iyo samatabixinta dalkeenna.

"Dowladda iyo shacabka reer Jabuuti si hagar la’aaneed ayay walaalahooda So omaaliya uga warqabeen xilliyadii adkaa oo waxa ay muujiyeen haladayg iyo gees innimo aan la illoobi karin, abaal ayaana mar walba uga haynaa hiilkaas walaaln imo.”Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xuska sannadguurada 42aad ee xorriyadda u rajeeyay shacab ka reer Jabuuti iyo Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle nabad waarta iyo horumar dhinac walba ah. Insha allaah.

CIIDANKA BOOLISKA OO QOF HUBEYSAN KU TOOGTAY MUQDISHO

Ciidanka booliska degmada Boondhee re ayaa toogtay ruux hubeysan oo la shee gay inuu ka tirsan yah ay Al Shabaab.

Taliye ku xigeenka Ciidanka Booliska Sak iyo Xuseen ayaa sheegtay in ruuxa hu be ysan uu doonayay inuu dilo Askari Boolis ah.

Dagaal kooban ayaa dhexmaray Ciid anka booliska iyo ruuxa hubeysanmana jirto waxyeelo soo gaartay Shacabka.

"Ciidanka amniga ee Degmada Boon dhere ayaa Habeen hore abbaaro 7:15 fiidnimo waxay iska hor imadeen shaqsi ka tirsan kooxda argagixisada Al Shabaab, kaas oo ku hubeysnaa Bistoolad, una dan lahaa inuu dilo askari howl u taag naa.Israsaas eyn keddib waxay ciidamada amniga toog teen dhagar qabahii watay Bistoolada, isla meeshuu ayuuna ku dhintay. Nasiib wan aag ma jiro qof kale oo wax ka soo gaaray howlgalkaas” ayay tiri taliye Sakiyo Xus een.

ALSHABAAB OO TOOGASHO KU FULIYAY ODAY 75 SANO JIR AH

AlShabaab ayaa goob fagaaro ah oo ku taalla deegaanka Tooratootoow ee Sha beellaha Hoose waxaa Dorraad Gelinkii da mbe ay ku toogteen Oday jira da’da 75 kaas oo ay ku eedeeyen in uu isla wada guursaday Gabar iyo Hooyadeed.

Boqolaal ka mid ah Shacabka deeg aanka Tooratootoow ayay AlShabaab isu gu yeereen,waxaana halkaasi ay ku toogt een Odaygaas oo Magaciisa lagu sheeg ay Abshir Maxamad Cabdi.

Garsooraha Maxkamada AlShabaab ee deegaanka Tooratootoow ayaa sheeg ay inuu Maxkamada u soo dacwooday Nin Adeer u ah Gabadha uu Odayga Guursa day oo lagu Magacaabo Xasan Khaliif Aadan,isaga ku eedeeyay in Gabadha Ho oyadeed uu horay u qabay haatana uu Ga badha hal cunug ka dhalay.

Dhacdadaas oo ah mid ku cusub So omaaliya ayaa waxaa xusid mudan in hor ay AlShabaab ay dil toogasho ugu fuliy een dad ay ku eedeeyeen falal kala duw an iyo inay la Shaqeeyaan Ciidamada Do wladda iyo kuwa AMISOM.

SHIRKA DHAMMEYSTIRKA MAAMULKA HAWA DA SOMALIYA OO LA SOO GEBAGABEEYAY

Waxaa Shalay oo ay Taariikhdu tahay 28ka June 2019ka lagu soo gabagabe eyay M/Add is ababa ee Caas imadda Dalka Itoo biya, shir ku saab sanaa heshiis ay Dowladda Soomaaliya kula soo wareegtay maamulka iyo maa reeynta sha qaalaha.

Shirkan oo socday muddo Afar Cisho ah ayaa looga hadlay marxaladihii kala duwanaa ee uu soo maray, dedaalkii loo galay inay Soomaaliya la soo wareegto Hawadeeda iyo dhammaystirka wixii har ay. Sii hayaha, Maareeyaha hay’adda duu lista Hawada Rayidka Soomaaliya,Axmed Macallin Xasan, ayaa sheegay in tallaaba dan ay soo jiitamaysay muddo dheer, lag una bixiyay juhdi fara badan tan iyo markii ay maamulka Hawada si toos ah ula soo wareegtay Soomaaliya Dowladda Federa alka Soomaaliya.

Wasiirka Gaadiidka iyo duulista Hawa da Soomaaliya, Maxamed C/llahi Salaad (Oomaar), ayaa sheegay in shirka ay la ye esheen hay’adda ICAO uu gebagebo u ahaa, dhammeys tirka guud ahaan maam ulka Hawada Soomaaliya, ee ay ugu da mbeysay wareejinta shaqaalaha oo haat an la saxiixay.

Qodobbada shirkanTaariikhiga ah wa xaa Dowladda Federaalka Soomaaliya u saxiixay,Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Mudane Maxamed Cabdullaahi Salaad (Oomaar).

Dhanka ICAO waxaa hoggaaminayay una saxiixay Agaasimaha hay’adda ICAO Technical Cooperation Bureau Mr;Jorge Vargas, ICAO reginal office Director Mr; Kashambo, ICAO Air Navigation Bureau iyo madax kale oo ka socotay xarunteeda dhexe oo ee Canada.

Shirka Dowlada iyo ICAO waxa uu ga bogabo u ahaa dhamaystirka guud ahaan maamulka Hawada Soomaaliya oo ay ugu dambeeysay wareejinta shaqaalaha ee Shalay la kala saxiixday .

Shaqaalaha ka shaqaynayay xarunta maamulka Hawada Soomaaliya waxay 31/7/2019 ku wareegayaan Dowlada Soo maaliya, iyadoo shaqaalaha Ajaaniibta ah ay tiradoodu hoos u dhacaysay tan iyo ma rkii ay Dowladdu billoawday soo wareejin ta maamulka Hawada.

Waxanay tiradii ugu badnayd Dowladda Soomaaliya ruqsaysay 31/7/2019, iyadoo boosaska ay banneeyeen buuxinayaan khubarada Soomaaliyeed oo aqoon u leh arrintan.

Dhanka IATA Waxaa uga qeyb galay shirka, Luis Arce, oo ah madaxa uruurinta dakhliga Diyaardaha laga qaado, Magdy Reda , Madaxa kharashyada Diyaaradaha laga qaado iyo ,Sidy Gueye, oo ah xiriiriy aha Bariga Africa.Waxay IATA cusboon aysiisay heshiis kii ay la gashay Dowladdii Kacaanka 1989 –kii, oo ahaa in ay Soomaaliya u uruuriso Lacagaha laga qaado Diyaaradaha mara Hawada Soomaaliya.

Heshiiskani wuxuu meesha ka saaray hay ’adda ICAO oo IATA u shubi jirtay Lacaga ha laga qaado Diyaaradaha mara Hawada Soomaaliya.

SAFIIRKA CUSUB EE SOOMAALIYA EE ITOO BIYA OO GAARAY ADDIS ABABA

safiirka cusub ee dowladda Soomaaliya u Magacowday dalka Itoobiya ayaa gaaray Magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka itoobiya. Safiirka cusub ee Soomaaliya ee dalka Itoobiya ayaa loo Magacaabay Eng. C/xakiin C/llaahi Camey oo horay u ansixi yeen Golaha Wasiiradda Xukuumadda Soo maaliya.

Qaar ka mid ah diblomaasiyiinta Sooma aliya ee dalka Itoobiya ayaa kusoo dhaweey ay garoonka diyaaraddaha, waxaana lagu waddaa in maalmaha soo socda uu warqad diisa aqoonsiga u gudbiyo Madaxweynaha Itoobiya.

Md.C/xakiin Camey oo ahaa Madax weyne kuxigeenki hore ee Puntland ayaa bi shii March ee sanadkan loo magacaabay in uu noqdo Safiir.

Camey ayaa aad u taageersanaa dowla dda dhexe ee Soomaaliya taasoo keentay in uu si weyn uga soo horjeesto tilaabooyin ka dhan ahaa dowladda dhexe oo uu qaaday Madaxweyne Gaas.

TRUMP OO KIM KU BALLANSADAY SOOHDIN TA HUBKA KA CAAGGAN EE U DHEXAYSA LABADA KUURIYA

Madaxweyne Trump ayaa qoraal uu bart iisa twitterka soo dhigay waxa uu hoggaa miyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jongun ku marti qaaday soohdinta militariga ka caagg an ee u dhexaysa Kuuriyada Waqooyi iyo ta Koonfureed.

Madaxweynaha Maraykanka ayaa lagu wadaa in uu booqasho ku tago Kuuriyada Koonfureed kaddib marka uu dhammaado shir madaxeedka G20 ee ka dhacaya dalka Japan.

Magaalada Seoul ayuu tagayaa maanta oo Sabti ah halkaas oo ay uga bilaabanayso labo maalmood oo booqasho ah oo loo gol leeyahay sidii loo dhammaystiri lahaa hes hiiska baabi'inta hubka nuclearka ee Kuu riyada Waqooyi.

Sida muuqata, Mr Trump ayaa martiqaad aan laga dalban u sameeyey Mr Kim.

Mar uu ka hadlayey shir madaxeedka G20 ee ka dhacaya magaalada Osaka, ayaa Mr Trump waxa uu bixiyey faahfaahin kooban, asagoo warfidiyeenada u sheegay in suba xa Sabtida ah uu doonayo in salaam uu ugu tago oo ay is arkaan Mr Kim.

"Haddii uu halkaas yimaado, waxaan is arki doonnaa labo daqiiqo uun waana arrin wanaagsan taasi," ayuu yidhi.

Marka uu hadalkaas leeyahay waxa uu ka qayb galayey quraac uu la lahaa Dhaxal Sugaha Sacuudiga Mohammad Bin Salman.

Hadalkan ayaa kasoo baxay kaddib markii uu wadahadallo muhiim ah oo ku saabsan dagaalka ganacsiga la yeeshay madaxwey naha Shiinaha Xi Jinping.

Wali ma cadda in masuuliyiinta la socda Mr. Trump horay loogu wargeliyey arrinta ku saabsan talo soo jeedinta ku aaddan kul anka uu la yeelanayo hoggaamiyaha Kuuri yada Waqoyi. Mr Trump

 

UK: DAD U GEERIYOODAY CUDDUR LAGU KALA QAADO DHUNKASHADDA, HINDHISTA IYO TAABASHADDA

12 qof ayaa la xaqiijiyey inay cuddurka asi ugu geeriyoodeen Gobalka Essex oo W/barti kaga too san caasimadda dalka Britain ee London.

Cuddurkaasi oo ah nooc Bakt eeriya oo naadir ku ah Caalamka ayaa waxa u si baahsan uga dillaacay Gobalkaasi, sida ay ma almihii la soo dhaafay hadal hayeen War baahinta dalkaasi.

Waxaa la soo weriyey ilaa 32 Kiis oo ka mid ah Cuddurkaasi oo magacisia loo soo gaabiyo IGAS sida ay sheegeen Koo xda Guddiga ee Rug ay leedahay Hay’ad da Caafimaadka dalkaasi ee NHS.

Bakteeriyadda dhalisa cuddurkaasi ay aa la sheegay in laga heli karo cunaha iyo maqaarka, isla markaana ay dadku qaadi karaan iyagoo aan ogeyn, maadaama uu san cuddurkaasi lahayn wax calaamado muuqda oo degdeg ah.

Bakteeriyadda waxay awoodi kartaa inay cunaha iyo gacmaha ku noolaadaan muddo dheer oo ku filan, si ay si fudud da dka ugu kala gudbaan Dhunkashada, Hin dhista iyo Taabashadda.

Inkastoo cuddurkaasi lagu tilmaamay shil gudaha, balse, waxaa laga digay khatarta sare ee uu ku si faafi karo.

Waxaa la sheegay inuu cuddurkan markii ugu horreysay ka dillaacay magaalladda Braintree ee Gobalka Essex, ka hor inta uusan ku faafin magaallooyinka kale ee Chelmsford iyo Maldon ee isla Gobalkaasi ee dalka Britain.

Hay’adda Caafimaadka Dadweynaha ee England (PHE) waxay ka digeen inay jiri karo geeri kale oo dheeraad ah, iyadoo uu cuddurkaasi si xawli ah u faafayo.

Dadka ugu badan ee uu ku dhacay Cudd urkaasi ayaa la sheegay inay yihiin dadka da’da iyo kuwa ka shaqeeya Xarumaha la gu xannaaneeyo dadka Hawlgabka ama da’da noqda.

Dr. Jorg Hoffman oo ah Kuxigeenka Agaasimaha Ammaanka Caafimaadkaee Xarunta PHE East ee England waxa uu sheegay inay xaalladu aad iyo aad khatar u tahay, isla markaana ays nasiibdarro ta hay inaysan weli awoodin inay si buuxda u xakameeyaan xaalladda faafista cudd urkaasi. dhakhaatiirta Gobalka uu ka dilla acay cuddurkaasi waxay sheegeen in dad ka ay acelcelis ahaan da’dooda tahay 87jir ay waxyeelladdu ka soo gaartay cuddur kaasi lagu kala qaado Dhunkashada, Taa basha dda iyo Hindhista.

RW KHEYRE IYO MADAXWEYNE XAAF OO SI WADAJIR AH XARIGA UGA JARAY XARUN CIIDAN

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaalle Gelle Xaaf iyo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa manta si wada jir ah Xariga uga jaray Xarunta Qeybta 21aad ee Ciid amada Xooga Dalka Soomaaliyeed.

Xaruntan oo ah mid isxilqaan ay ku dhise en bulshada reer Cadaado ayaa Shalay si rasmi ah xariga looga jaray.

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Gelle Xaaf ayaa gudiga isxilqaan ee Magaalada Cadaado boogaadiyay Ho wsha wanaagsan ee oo ay bulshada u ha yaan isaga oo na sheegay in ay dham eystiri doonaan inta dhiman.

Sidoo kale Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha ayaa booqday Taliska Guud ee Ciidamada Nabadsugida Galmudug oo uu dhisma xoogani ka socdo waxaana halkaasi ay salaan kaga gudoomeen cut ubyo ka tirsan Ciidanka Nabadsugida Galmudug.

DUQA MUQDISHO OO BAAQ U DIRAY SHACAB KA GOBOLKA BANAADIR

Duqa Muqdisho, ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, Md. C/xmaan Cumar Cusmaan (Eng; Yariisoow) oo Taalla da Dhagaxtuur ee D/Waa beri kula hadlay qaar ka mid ah Bushada Caasim adda ayaa ku ammaanay sida wa ddaniyadda leh ee ay u weyneynayaan Maalma ha xorriyadda ee 26ka Juun iyo 1da Luulyo.

Guddoomiyaha ayaa sheegay in Maa lmahan qiimaha badan ay fursad u yihiin deriseynta, iscafinta iyo wacyigelinta Buls hada oo mudnaan gaar ah u leh Maamu lka Gobolka Banaadir.

"Waxaan ku bogaadinayaa guddiyada kala duwan ee 17ka Degmo ee Gobolka Banaadir dedaalka ay ugu jiraan Maalmah an oo idil qabsoomidda munsaabadaha Todobaadka xorriyadda, iyagoo muujiyey dareenka waddaniyadeed ee ay u qabaan Dadkooda iyo Dalkooda.” Duqa Muqdisho ayaa kula dardaarm ay Bulshada in ay sii xoojiyaan wada shaq eynta ay la leeyihiin laamaha ammaanka, si looga hor tago falalka gurracan ee ay argagixisada AlShabaab u maleegayaan Shacabka.

Dhanka kale, Guddoomiye Eng.Yar isow ayaa Bulshada ku dhaqan Degmada Deyniile, goob fagaare ah kula hadlay, ka dib kormeer uu halkaasi ku tagay, wux uuna uga warbixiyey Miro dhalka Barnaa mijka Isxilqaan iyo muhiimadda uu u leey ahay bilicda iyo dib u dhiska Caasimadda.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, Ca bdirixmaan Cumar Cusmaan, ayaa Todo baadka xorriyadda awgii waxa uu u ham balyeeyay dhammaan Shacabka Sooma aliyeed, isagoo ugu baaqay in laga wada qeyb qaato xuska Maalinta 1da Luulyo ee dhammaadka u ah Maalmihii waddaniyad da ee xorriyadda Dalk

BOOLISKA OO SHEEGAY IN AY BAARAYAAN DAD LAGU DILEY CEELASHA BIYAHA

Taliyaha qeybta nabad gelyada Wadd ooyinka ee Soomaaliya, Janaraal; Maxamed Yuus uf Cumar (Ma daale), ayaa sheegay in ay Gacanta ku hayaan Kiiska shilkii dho waan ka dhacay Ceelasha Biyaha, markii ay Ciidanka AMISOM Gaari jiirsiiyeen Sad dex muwaaddiniin Soomaaliyeed ah oo watay Mooto Bijaaj.

Taliyaha ayaa Allaha u naxariistee Saddexda muwaaddin Magacyadooda ku kala sheegay, Alifle C/shakuur Bootaan Cabdille,oo ka tirsanaa Ciidanka Dar aawiishta C/qaadir Xuseen Cali, oo ka tir sanaa CXDS iyo wadihii Mootada oo lagu Magacaabi jiray, Daxmar Jeylaani Abuu kar Cabdi.

Wuxuu sheegay Taliyuhu in Baabuur nooca gaashaaman ah oo ay lahaayeen uu jiiray Marxuumiinta, laakiin nasiib wan aag ay daba socotay Mooto kale oo ay la socdeen xubno ka tisan Ciidamada Qaran ka, taas oo fududeysay in shilkaasi laga helo xog badan oo ku filan Dadka Soom aaliyeed ehelada dhibbanayaasha.

Taliyaha ayaa sheegay sababta ku kalliftay Ciidanka AMISOM in ay ka carar aan goobta uu shilku ka dhacay in ay ah ayd baqdin ay ka qabeen in ay waxyeello kaga timmaaddo Dad ka careysan dhacda daasi.

Taliyaha qeybta nabad gelyada Wadd ooyinka ee Soomaaliya, Janaraal; Madaa le, ayaa sheegay Ciidanka AMISOM ay qa ateen mas’uuliyadda shilkan, isla maraa na ay u hoggaansamayaan sharciga.

Wuxuuna Shacabka Soomaaliyeed ku war geliyay in ay Dowladdu ku howlan tahay si dii ay xuquuqdooda ku heli lahaayeen dhi bbanayaasha iyo Eheladoodaba, isla mar kaana ay u hagar bixi doonto, isagoo ugu dambeyn tacsi u diray Dadkii ay sida gaar ka ah uga baxeen Saddexda marxuum.

 

RA’IISUL WASAARE KHEYRE OO KHUDBAD U JEEDIYAY SHACABKA CAABUDWAAQ

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xa san Cali Kheyre ayaa gaaray Magaalada Caabudwaaq ee maamulka Galmudug, waxaana uu halkaasi Khudbad u jeediyay qaar ka mid ah Shacabka Magaalada.

Kheyre ayaa sheegay in maalmo joogi doono Magaalada Caabudwaaq, islamar kaana uu kulamo kala duwan la yeelan doono Madaxda maamulka Galmudug iyo odayeyaasha dhaqanka.

Waxaa uu sheegay in ay dhisi doonaan Galmudug mideysan oo dhamm aan maamulkeeda siman loo qeybsado, islamarkaana laga ilaaliyay sadburi.

Waxaa soo dhaweeyay Madaxweyne ku xigeenka maamulka Galmudug Maxam ed Xaashi Cabdi Carabey.

Khasaaro ka dhashay Dagaal markale ka dhacay Gobolka Hiiraan

Dagaalka oo u dhaxeeya laba malee shiyo beeleed ayaa Shalay markale wax aa uu ka dhac ay deega andul eed ka ka ah degmada Mat abaan, waxaa nadaga al kaas uu yahay mid soo lab laabta,isla markaana uu salka ku haayo isku qabsi dhul daaqsimeed ku yal la deegaankaas.

Wariyeyaal ku sugan Gobolka Hiiraan ayaa waxaa ay sheegeen in dagaalka oo dhacay deegaanka ilguule oo 30km Dhan ka Koonfur ka Xiga Matabaan Barqanima dii Shalay ay ku geeriyoodeen Afar Ruux halka 15 kale ay ku dhaawacme en,kuwaas oo dhamaantood ah maleeshiy aadka dagaalamay.

Xaalad kacsanaan ah ayaa haatan ka jirta deegaanka ilguule ee lagu dagaalam ay,waxaana saacadihii la soo dhaafay dadka deegaankaas ay bilaabeen inay ba rakacaan, iyaga oo ka casbi qaba in wax yeelo ay kazoo gaarto dagaalkaas.

Wararka laga kala helayo Magaalooyin ka Baladweyne iyo Guriceel ee Gobolada Hiiraan iyo Galgaduud ayaa waxaa ay she egayaan in la geeyay dadkii kuu dhaawac may dagaalkaas ka dhacay duleedka dee gaanka Hees ee Gobolka Hiiraam.

Dagaalka Shalay markale dib uga qarxay gobolka Hiiraan ayaa waxaa uu kusoo aa dayaa xilli Madaxweynaha HirShabeelle uu sheegay in dagalkaas uu yahay mid siyaasadeysan,isla markaana uu ku baaqay in si deg deg ah loo joojiyo.

Siyaasiyiin ka hadlay qodobadii ay ku heshiiyeen RW Kheyre & Madaxweyne Xaaf

Magalada Cadaado ee Gobolka Gal gaduud waxaa hehsiis ka kooban Shan qo dob ku kala saxiixday Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo Madaxweyna ha Galmu dug Axmed Duc aale Geelle,waxaana hesh iiskaas oo dhaweeyay inta badan Siyaasiyinta ka soo jeeda deegaanada Galmudug.

Siyaasiga Cabdi Kariin Xuseen Guul eed marna soo noqday Wasiirka Amniga Soomaaliya ayaa sheegay in uu bogaa dinayo heshiiskaas,hayeeshee uu dalb aday in Ahlusunna ay qeyb ka noqoto he shiiskaas isfaham.

"Waxaa bogaadin mudan ififaalaha dib u heshiisiineed ee ka socda Galmudug iyo is fahamka ay gaareen dowladda dhexe iyo maamulkaas ee ku aadan sidii dib u dhis iyo dib u heshiiseen loogu heli lahaa Galmudug, waxaana labada dhinac ku boorin lahaa in loo guntado sidii loo heli lahaa maamulka Alhusuna ee fadhigiisu yahay Caasimadda Dhuusamateeb si loo gaaro dhime maamul dhameystiran ayuu yiri Mudane Guuleed.

Sidoo kale Maamulka Ahlusunna ee ku biiray Galmudug ayaa waxaa uu ugu abaqay in dhankooda ay garwaaqsadaan in midnimo iyo wadajir kali ah lagu gaari karo Galmudug qurxoon oo horumars an ,isla markaana Dhuusamareeb lagu Shaq eyn karo.

Xildhibaano ka shiray dagaal beeleed ka Gobolka Hiiraan

Magalada Baladweyne ee Xarunta G/ Hiiraan wax aa Ma anta shir ku yee shay Xildhiba ano ka tirsan golaha Shac abka oo uu qeyb ka yahay Wasiirka Waxba rashada Sooma aliya Cabdullaahi Goodax Barre, iyaga oo ka hadlay dagaal beeleedyada kasoo cusboonaday deeg aano ka tirsan gobolka Hiiraan.

Xubnaha Xildhibaanada ayaa waxaa ay dalbaday in si deg deg ah loo joojiyo dagaal beeledka kasoo cusboonaaday deegaanada hoostaga degmooyinka Mat ab aan iyo Maxaas ee Gobolka Hiiraan, isla markaana wax walba miiska hadalka lagu dhameeyo.

Sidoo kale Xildhibaanada iyo Wasiirka Waxbarashada ayaa Odayaasha Dhaq anka ee Gobolada Hiiraan iyo Galgaduud inay u istaagaan nabadeynta labada beel ood,isla markaana ay tagaan Goobaha lagu dagaalamayo.

Dorraad iyo Shalay ayaa waxaa dagaal beeleedyo ay ka dhaceen deegaanada Hees ilguule oo hoostaga degmooyinka Matabaan iyo Maxaas ee Gobolka hiira an,waxaana dagaaladaas ku geeriyooday in ka badan 15 ruux oo u badan male eshiyaadkii dagaalamay.

WASIIR SABRIYE OO LA KULMAY ODAYAA SHA & WAXGARADKA CADAADO

Wasiirka W/arrimaha Gudaha XFS Md.Cabdi Ma amed Sabriye oo ku sugan Magalada Cadaado ayaa Maan ta kulan gaar ah waxaa uu la qaatay Odayaasha iyo waxgaradka Magaaladaa s. Kulanka ayaa waxaa looga hadlayay Arrimaha Gal mudug iyo doorka ay ku leeyihiin Oday aasha Dhaqanka M/Cada ado ee Gobolka Galgaduud iyo si dii ay u dhici laheyd doo rasho ay u dhan yihiin dadka reer Gal mudug.

Odayaasha iyo waxgaradka degmada Cadaado ayaa Wasiirka u gudbiyay si la mid ah in Cadaado ay tahay xarunta Baarl amaanka Galmudug,isla markaana looga baahan yahay dowladda Federaalka inay taasi ogaato, iyada oo xaqiijineysa Go’aan kii Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu uga dhigay Xarunta Baarlam aanka.

Wasiir Sabriye ayaa Odayaasha Dhaq anka uga mahad celiyay kulanka miradha lka ah ee uu la qaatay,waxaana uu u shee gay in Dowladda Soomaaliya aysan marn aba hortaagneyn in M/Cadaado ay noqoto Xarunta Baarlamaanka Galmudug.

M/Cadaado ayaa waxaa haatan ku sug an inta badan Madaxda DFS Iyo Xubno Mucaarad Ku Ah waxaana dowladda Soo maaliya ay iskudayeysaa in xal laga gaa ro arrimaha ka taagan deegaanada Gal mudug.

 

QARAMADA MIDOOBEY OO MUDDO KOR DHIN U SAMEYSAY HOWLGALKA NABAD ILAALINTA EE DARFUR

Golaha ammaanka QM ayaa u codeey ey howlgalka nabad ilaalinta gobolka daar fuur ee dalka inuu sii socdo.

Waxaana howlgalka lagu kordhiyey ilaa iyo December iyada oo marka hore qor shaha ahaa bisha November.

Ciidamada nabad ilaal inta Q/Midoobay ee ka bixi lahaa Daarfuur waa la hakiyey maadaamaa xaaladda dalka Sudan aysan degganeyn.

Qaraarkan ayaa waxaa iskaashanayay wadamada Afrika iyo dalalka reer galbeed ka oo dhinac ah iyo Ruushka iyo Shiinaha oo dhinac kala ah.

2dii sano ee ugu dambeeyay golaha am maanka ee QM ayaa waxay u codeeyeen in la dhimo howlgalka nabad ilaalinta Q/ Midoobay ee Darfur, sababtoo ah xasil oonida gobolkaasi oo ka soo raynaysay.

Tirada ciidamada nabad ilaalinta ee gobo lkaasi ayaa horey loo dhimay boqolkiiba 75.

Balse dhiciddii madaxwayne Cumar AlBashir iyo ammaan daradii xigtay ayaa arr inta wax ka badashay.

Ruushka iyo Shiinaha ayaa waxay ku doodeen in hoos u dhigida tirada ciidam ada nabad ilaalinta Qaramada Midoobey la sii wado in hoos loo dhigo ,halka dalal ka kale ay sheegeen in xaaladu tahay mid aan caga adag ku taagnayn.

Waxaa jira warar sheegaya in ciidama da dowladda Sudan ay weerareen dad ray id ah ,lana dhacay saldhigyo ay leeyihiin ciidamada nabad ilaalinta islamarkana ciidamada sida militariga u tababaran ay la wareegeen goobihii ay ciidamada nab ad iilaalinta baneeyeen.

Ruushka iyo Shiinaha ayaa waxay aqb aleen in tirada ciidamada nabad ilaalinta ee imika ku sugan Darfur ay intii hore ah aato, balse la siiyo waqti kooban oo dib u eegis lagu samayn karo muddo 4 bilood gudahood ah.Xigasho BBCSomali

DOWLADDA SOOMAALIYA & MAAMULKA GAL MUDUG OO HESHIIS KALA SAXIIXDAY

Ra’iisul WasaarahaXFS Md. Xasan Cali Khayre iyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Md. Axmed Duca ale Geelle Xaaf ayaa wada hadallo mira dhal ah ku yeeshay magaalada Cadaado maalintii Khamiista ee ay taariikhdu ku beegnayd 27ka Juun, 2018.

Ra’iisul Wasaaraha iyo Madaxweyna ha ayaa ka wada hadlay qodobo muhiim ah oo la xiriira arrimaha dib u heshiisiinta, doorashooyinka Galmudug iyo sidii loo dhammeyn lahaa kala aragti duwaansh ha DF iyo D/Gobol eedka Galmudug.Falanqe yn iyo wadatashi dheer ka dib

waxaa la isla meel dhigay qodobadan hoos ku xusan:

 Madaxdu waxay si wadajir ah u boga adiyeen soo dhaweyntii diirranayd ee 26kii Juun, 2019 loogu sameeyay Ra’iisul Was aaraha JFS Md. Xasan Cali Khayre Mag aalada Cadaado.

Madaxweyne Xaaf iyo Ra’iisul Wasaare Khayre waxa ay isla garteen in la dajiyo geeddi socodka iyo hannaanka dib u he shiisiinta iyo doorashooyinka si loo helo Galmudug mideysan.

In Dowlad Goboleedka Galmudug ay qaadato kaalinteed kaga aaddan arrimaha dib u heshiisiinta iyo doorashooyinka iya da oo kaashanaysa Wasaaradda Arrima ha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisii nta ee XF Soomaaliya.

Si ay u noqoto caasimad loo dhan ya hay oo leh maqaamkeeda waa in hay’ada ha amniga ee DF.Soomaaliya iyo kuwa Dowlad Goboleedka Galmudug ay si buux da uga hawl galaan M/ Dhuusa mareeb.

In Dowladda FS ay soo celiso kabistii miisaaniyadeed ee Galmudug si loo dar dargaliyo arrimaha amniga iyo adeegyada kala duwan ee bulshada Galmudug.

FARMAAJO OO QAABILAY WAKIILKA GAARKA AH EE QM EE SOOMAALIYA

Madaxweynaha JF/Soomaaliya Md. Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Xafii skiisa ku qaabilay Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya M. Ja mes Swan ayaa ugu hambalyeeyay xilkan dhawaan loo soo magacaabay.Md. James Swan oo Madax weyna ha la wadaagay farriin iyo salaan uu uga siday Xoghayaha Guud ee Qaram ada Midoobey Mudane António Guterres ayaa tilmaamay in uu dadaal muuqda ku bixin doono taageridda arrimaha hortabin ta u leh dowladda iyo shacabka Soomaali yeed, si ay u xaqiijiyaan himiladooda ku aaddan helitaanka Soomaaliya xasilloon oo horumarsan. Wakiilka Gaarka ah ee QM ayaa uga mahadceliyey DF/Soo maali ya soo dhaweynta wanaagsan iyo si da ay diyaarka ugu tahay inay ku garab siiso gudashada waajidbaadkiisa inta uu ku sugan yahay dalka. Dhankiisa, Mada xweynaha Soomaaliya ayaa la wadaagay Wakiilka Qaramada Midoobey ee Soom aaliya dadaallada joogtada ah ee Dowl addu ku bixinayso sugidda amniga, kobci nta dhaqaalaha iyo xoojinta dib u heshii siinta dalka, isaga oo xusay muhiimadda ay leedahay in lagu gacan siiyo dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed sidii ay uga gudbi lahaayeen caqabadaha ku hor ged aaman.

Kulankan waxaa ka qayb galay Wasiir ka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caal amiga ah Danjire Axmed Ciise Cawad iyo Agaasimaha Madaxtooyada Qaranka Dr. Nuur Diiriye Xirsi (Fuursade).

RW kuxigeenka Dalka oo booqday Xarumo ku yaalla Shiinaha

Ra'iisul Wasaare kuxigeenka dalka, md. Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) oo ku sugan dalka Shiinaha ayaa booqa sho ku tegay xarumaha sedax shirkadood oo laba kamid ah ay ka shaqeeyaan soo saarista qalabka culus ee dhismaha iyo shirkad soo saarta gawaarida. Kadib ka qayb galkii carwada Gobalka Hunnan ee Shiinaha lagu qabtay Dorraad ee dalalku kusoo bandhigayeen wax yaabaha ay u iib eyn karaan dunida kale, ayaa shirkadaha Sany, SAIC Volkswa gen Automotive Co., Ltd iyo China Railway Construction Heavy Industry Co Ltd, waxa ay Ra'iisul Wasaar kuxigeenka ku casuumeen in uu booqdo xarumahooda si ay uu u arko waxyaabaha ay soo saaraan.

Ra’iisul Wasaare kuxigeenka iyo wafdi ga uu hoggaaminayo ayaa la tusiyay dha mmaan waxyaabaha ay soo saaraan shir kadaha ay booqdeen, waxa ayna maamull ada shirkaduhu u sheegeen Ra’iisul Wasa are kuxigeenka in ay ku hamminayaan in qalabka ay soo saaraan loo iib keeno dal ka Soomaaliya.

Shirkadda SAIC Volkswagen Automot ive Co., Ltd waxa ay kamid tahay shirkad aha sameeya gaadiidka ee laga leehay dalka Shiinna, Shirkadda China Railway Construction Heavy Industry Co. Ltd. ayaa iyana soo saarta mashiinnada dhismaha halka shirkadda Sany Heavy Industry Co., Ltd. ay soo saarto qalabka culus.

Sababta Ay Isku Casileen Gudigii Doorashooyinka Puntland

Gudigii doorashooyinka Puntland aya Shalay ku dhawaaq ay inay iscasileen ka dib shir jiraa’iid oo ay u qabteen warfidiyee na da iyaga oo sidoo kala na faah faahin ka bixyay sababta.

Xubnaha gudiga KMG ah ee doorasho oyinka Puntland ayaa maalma ka hor wa xaay la kulmeen madaxweynaha Punt la nd Siciid C/llahi Deni,waxaana ay kala ha dleen cabashooyin la xiriirta shaqada loo igmaday.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip