SAWIRO: Safiirka Cusub ee Soomaaliya ee Itoobiya oo gaaray Addis Ababa

0
Saturday June 29, 2019 - 07:05:46 in Wararka by
  • Visits: 308
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    SAWIRO: Safiirka Cusub ee Soomaaliya ee Itoobiya oo gaaray Addis Ababa

    Safiirka cusub ee dowladda Soomaaliya u Magacowday dalka Itoobiya ayaa gaaray Magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka itoobiya. Safiirka cusub ee Soomaaliya ee dalka Itoobiya ayaa loo Magacaabay Eng. C/xakiin C/llaahi Camey oo horay u ansixiyeen Gola

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Safiirka cusub ee dowladda Soomaaliya u Magacowday dalka Itoobiya ayaa gaaray Magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka itoobiya. Safiirka cusub ee Soomaaliya ee dalka Itoobiya ayaa loo Magacaabay Eng. C/xakiin C/llaahi Camey oo horay u ansixiyeen Golaha Wasiiradda Xukuumadda Soomaaliya.

Qaar ka mid ah diblomaasiyiinta Soomaaliya ee dalka Itoobiya ayaa kusoo dhaweeyay garoonka diyaaraddaha, waxaana lagu waddaa in maalmaha soo socda uu warqaddiisa aqoonsiga u gudbiyo Madaxweynaha Itoobiya.

C/xakiin Camey oo ahaa Madaxweyne kuxigeenki hore ee Puntland ayaa bishii March ee sanadkan loo magacaabay inuu noqdo Safiir.

Camey ayaa aad u taageersanaa dowladda dhexe ee Soomaaliya taasoo keentay in uu si weyn uga soo horjeesto tilaabooyin ka dhan ahaa dowladda dhexe oo uu qaaday Madaxweyne Gaas.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip