Wararkii ugu dambeeyay soo xulista xildhibaanada Jubbaland

0
Saturday June 29, 2019 - 11:13:37 in Wararka by
  • Visits: 352
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wararkii ugu dambeeyay soo xulista xildhibaanada Jubbaland

    Magaalada Kismaayo ee Caasimadda KMG ah ee maamulka Jubbaland ayaa waxaa ka socda soo xulista xildhibaanada maamulka Jubbaland. Guddiga doorashooyinka maamulka Jubbaland ayaa sheegay in meel wanaagsan ay mareyso soo xulista xildhibaanada maamulka Ju

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Magaalada Kismaayo ee Caasimadda KMG ah ee maamulka Jubbaland ayaa waxaa ka socda soo xulista xildhibaanada maamulka Jubbaland. Guddiga doorashooyinka maamulka Jubbaland ayaa sheegay in meel wanaagsan ay mareyso soo xulista xildhibaanada maamulka Jubbaland.

Qaar ka mid ah Odayaasha dhaqanka maamulka Jubbaland ayaa soo gaaray Magaalada Kismaayo, waxaana la dejiyay goob loogu tala galay in amnigooda lagu suggo, waxaana halkaasi gacanta ku haaya Ciidanka Jubbaland.

Hoolka loogu tala galay Odayaasha ayaa horay loo diyaariyay, waxaana lagu waddaa in dhawaan lagu dhawaaqo xubnaha xildhibaanada maamulka Jubbaland ee ay soo xuleen odayaasha dhaqanka.

Jubbaland ayaa lagu waddaa in dhawaan ay ka dhacdo doorasho guud sidda Guddoonka baarlamaanka iyo Madaxweynaha waxaana Magaalada gaaray Musharaxiin badan.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip