Wararka

Kulan isugu jiray tacsi iyo maqaamka gobolka Banaadir oo Muqdisho lagu qabtay

0 Visits: 259 | Thursday August 01, 2019 - 22:45:17
Kulanka oo isugu jiray tacsi loo dirayo eheladda dadkii ku dhintay qaraxii toddobaadkii hore ka dhacay xarunta maamulka gobolka Banaadir iyo maqaamka caasimada Muqdisho ayaa waxaa ka qeybgalay, xildhibaanno, odayaal dhaqameed waxgarad ka soo jeeda gobolka Banaadir. Ugu horeyn dhamaan dadkii kulanka…

Read More »

Warbixin kooban doorkii Siyaasadda ee Alle ha u naxariisteen Eng Yariisoow

0 Visits: 357 | Thursday August 01, 2019 - 22:36:06
Guddoomiyihii hore ee gobolka Banaadir iyo Duqii Muqdisho Alle ha u naxariisteen Eng Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisoow waxaa uu siyaasada dalka ku soo jiray si toos ah laga soo bilaabo 2006dii, waxaana uu ku noolaa waqtigaa magaalada London ee dalka Britain. Ku dhawaad 13 sanadood oo toos ah ayuu…

Read More »

Gen. Muungaab "Qaraxii Sababay Geerida Guddoomiye Yariisow Wuxuu Shaki Ku Abuuray Bulshada Somaliyeed"

0 Visits: 321 | Thursday August 01, 2019 - 22:13:42
Guddoomiyaha Xisbiga Cadaaladda iyo Horumarka Gen. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa waxaa uu ka hadlay geeridii ku timid Guddoomiyihii Gobolka Banaadir G/Banaadir Eng. Cabdiraxman Cumar Cusmaan (Yariisow) oo dalka Qatar ugu dhintay dhaawac ka soo gaaray Qaraxii dhawaan ka dhacay Xarunta Gobolka…

Read More »

Madaxda Sare Ee Dalka Oo Ka Tacsiyeeyay Geerida Guddoomiyihii G/Banaadir

0 Visits: 284 | Thursday August 01, 2019 - 21:55:39
Madaxda sare ee dalka ayaa si isku mid ah uga Tacsiyeeyay geerida Guddoomiyihii G/Benaadir ahaana Duqii Caasimada Muqdisho C/raxmaan Cumar Cusmaan Yariisoow oo maanta ku geeriyooday magaaladda Dooxa ee Xarunta Dalka Qatar. Gudoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Fedraalka Soomaaliya Mudane Maxamed…

Read More »

Madaxweyne Farmaajo Oo Ka Tacsiyeeyay Geeridii Eng. Yariisow Kuna Dhawaaqay Baroordiiq

0 Visits: 290 | Thursday August 01, 2019 - 21:39:57
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyskii, qaraabadii iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed ee uu ka baxay Marxuum Cabdiraxmaan Cusmaan Cumar (Eng. Yariisow) oo goor dhaw ku geeriyooday dalka Qatar. "Innaa Lilaahi Wa…

Read More »

Ciidamo lagu soo tababaray Turkiga oo dib Muqdisho ugu soo laabtay

0 Visits: 301 | Thursday August 01, 2019 - 12:26:13
Wasiirka Gaashandhigga Xukumadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Maxamed Cali, ku simaha taliyaha ciidanka xoogga dalka ahna taliye ku xigeenka ciidanka iyo taliyaha ciidanka dhulka ee xoogga ee Soomaaliya ayaamaanta Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cabdulle kusoo dhoweeyay cutubka ka tirsan Ciidanka xoogga…

Read More »

DEG DEG: Madaxweyne Farmaajo oo dib u celiyey jinsiyaddiisii labaad ee Mareykanka

0 Visits: 318 | Thursday August 01, 2019 - 12:23:28
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta ku dhowaaqay inuu celiyey jinsiyaddiisa labaad ee uu ka haystay dalka Mareykanka.

Read More »

Rag ka tirsan Daacish oo maanta xukun lagu riday

0 Visits: 267 | Thursday August 01, 2019 - 10:49:10
Maxkamada Darajada koowaad ee Ciidamada Qalabka sida ayaa maanta waxaa ay xukun ku riday xubin sare oo ka tirsanaa Daacish Ninka ay maxkamadu xukuntay ayaa waxa lagu magacaaba Aadan maxamed calioo lagusoo qabtay hawlgal ay ciidamadu sameeyeen.

Read More »

Ra'iisul-Wasaare Kheyre Oo Hambalyo U Diray Maamulka Puntland

0 Visits: 266 | Thursday August 01, 2019 - 10:38:22
Ra'iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, ayaa dhammaan qeybaha kala duwan ee bulshada Dowlad Gobaleedka Puntland ugu hambalyeeyay munaasabadda xuska 1da August oo ku beegan 21 sano guurada kasoo wareegtay maalintii dhidibada loo taagay. "Hambalyo, dhammaan…

Read More »

Axmed Madoobe oo Hay'adaha Amniga faray inay jawaab ka bixiyaan dilkii Nabadoonka

0 Visits: 248 | Thursday August 01, 2019 - 10:32:38
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa Tacsi u diray dhamaan Shacabka reer Jubbaland gaar ahaan ehelada qaraabada iyo Saladiinta Jubbaland geerida ku timid Alle ha u Naxariistee Suldaan Rashiid Durre oo kamid ahaa Salaadiinta Jubbaland kaas oo xalay lagu dilay Magaalada Kismaayo.…

Read More »

SAWIRO:-Dabaaldega xuska sanad-Guurada Puntland oo saakay socota

0 Visits: 244 | Thursday August 01, 2019 - 10:21:58
Magalada Garoowe iyo magaalooyinka kale ee Puntland waxaa saakay ka socota munaasabado loogu dabaal-degayo Sanad-guuradii 21aad ee kasoo wareegatay markii lagu dhawaaqay Maamulka Puntland. Munaasabada ugu ballaaran ayaa waxaa ay ka socotaa Magalada Garoowe,waxana ka qeyb galaya Madaxda ugu sareysa Puntland,…

Read More »

HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGWEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH KHAMIIS 1-DA AGOOSTO 2019-KA

0 Visits: 1243 | Thursday August 01, 2019 - 09:35:20
GUDDIGA QABAN-QAABADA DIB U HESHII SIINTA GALMUDUG OO BAAQ U DIRAY SIYAASIYIIN Guddiga qaban-qaabada shir-weynaha dib-u-heshiisiinta Galmudug oo maalmaha an socdaal ku marayay deegaannada Galmudug, ayaa dib ugu soo laabtay mag aalada dhuusamareeb ee xarunta dowlad gobaleedka Galmudug. Guddoomiyaha iyo…

Read More »

Mareykanka oo cunaqabateyn saaray wasiirka arrimaha dibaada Iran Mohammad Javad Zarif

0 Visits: 289 | Thursday August 01, 2019 - 07:59:08
Wasiirka arrimaha dibadda Iran Mohammad Javad Zarif Wasaaradda Maaliyadda Mareykanka ayaa cunaqabateyn ku soo rogtay wasiirka arrimaha dibadda Iran Mohammad Javad Zarif. Cunaqabateynkan ayaa wuxuu saameynaya dhammaan hantida uu Mr Zariff uu Mareykanka ku leeyahay in la xayiro" ayey tiri wasaaradda…

Read More »

Faah faahin:-Nabadoon xalay lagu dilay Magalada Kismaayo

0 Visits: 284 | Thursday August 01, 2019 - 07:56:21
Rag hubeysan ayaa xalay salaadii Maqrib kadib waxaa ay Nabadoon Caan ka ahaa deegaananda Jubbooyinka ay xalay ku toogteen Magalada kismaayo ee Xarunta KMG ah ee Dowlad Goboleedka Jubbaland. Nabadoonka oo lagu Magacaabi jiray Suldaan Rashiid Dhurre Cumar ayaa xilligii la dilayay waxa uu kasoo baxay Masjid…

Read More »

Beelaha HAWIYE oo kulan weyn maanta ku qabanaya magaalada MUQDISHO

0 Visits: 290 | Thursday August 01, 2019 - 07:51:58
Muqdisho (Caasimada Online) –Beelaha Hawiye ayaa la filayaa in kulan weyn ay maanta ku yeeshaan hotel-ka H ee magaalada Muqdisho, sida ay xubno ka mid ah qaban qaabiyayaasha kulankan u xaqiijiyeen Caasimada Online. Kulankan ayaa waxaa ka qeyb-galaya siyaasiyiinta, xildhibaanada, aqoonyahanada, odayaasha…

Read More »

Warbaahinta Mareykanka oo sheegtay in uu dhintay wiil uu dhalay Osama Bin Lade

0 Visits: 279 | Thursday August 01, 2019 - 07:47:18
Dowladda Mareykanka waxay madaxiisa dul dhigtay $1 milyan oo doolar Warbaahinta dalka Mareykanka oo soo xiganaya ilo sirdoon ayaa ku soo waramay in uu dhintay wiil uu dhalay hogaamiyihii Al Qaeda, Osama Bin Laden, kaas oo lagu magacaabo Hamza bin Laden. Warbaahinta NBC ayaa sheegtay in mas'uuliyiinta…

Read More »

Nin U Dhashay UK Oo Maanta La Soo Taagay Maxkamadda Gobolka Banaadir

0 Visits: 263 | Wednesday July 31, 2019 - 22:01:15
Maxkamadda Gobolka Banaadir oo Maanta bilowday dhagaysiga dacwad ka dhan ah Muwaadin u dhashay dalka Ingiriiska,kaasi oo loo haysto qalqal gelinta Amniga Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho. Hay'addaha amniga ayaa Andrew Braian Irlam ka qabtay Garoonka Adan Cadde lix Bilood kahor…

Read More »

Guddoonka Labada Golle Ee Baarlamaanka DFS Oo Khudbad U Jeediyay Xildhibaanada Puntland

0 Visits: 269 | Wednesday July 31, 2019 - 20:43:49
Xildhibaanada Baarlamaanka dowlad Goboleedka Puntland ayaa Maanta kulankoodii caadiga ahaa waxaa ay ku yeesheen Xaruntooda oo ku taalla Magaalada Garoowe ee Caasimadda maamulkaas. Kulanka oo ahaa midkii 23-aad ee Xildhibaanada Puntland ayaa waxaa ka qeyb galay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka…

Read More »

Imaaradka oo war ka soo saaray warbixintii Qatar la xiriirisay qaraxii Boosaaso

0 Visits: 217 | Wednesday July 31, 2019 - 18:35:26
Wasiiru dowlaha arrimaha dibadda ee Imaaradka Carabta Anwar Gargaash oo ka hadlay maqaalkii uu daabacay wargeyska New York Times ee looga hadlay in Qatar ku lug laheyd qarax ka dhacay magaalada Boosaaso, ayaa sheegay in taasi ay cadeyn u tahay xiriirka Qatar ay la leedahay argagixisada. Gargash ayaa…

Read More »

Ahlu-Sunna oo ugu dambeyn ogolaatay qodob ay aad isugu hayeen Kheyre

0 Visits: 219 | Wednesday July 31, 2019 - 18:31:31
Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo kooxda Ahlu-Sunna ayaa dib isugu soo dhowaaday kadib markii kooxdan ay ka tanaasushay mid ka mid ah qodobo ay isku qabteen ra'iisul wasaaraha. Sida ay noo sheegeen ilo-wareeydo ku dhow xafiiska ra'iisul wasaaraha, Ahlu-Sunna ayaa ogolaatay…

Read More »