Nin U Dhashay UK Oo Maanta La Soo Taagay Maxkamadda Gobolka Banaadir

0
Wednesday July 31, 2019 - 22:01:15 in Wararka by
  • Visits: 266
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Nin U Dhashay UK Oo Maanta La Soo Taagay Maxkamadda Gobolka Banaadir

    Maxkamadda Gobolka Banaadir oo Maanta bilowday dhagaysiga dacwad ka dhan ah Muwaadin u dhashay dalka Ingiriiska,kaasi oo loo haysto qalqal gelinta Amniga Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho. Hay'addaha amniga ayaa Andrew Br

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maxkamadda Gobolka Banaadir oo Maanta bilowday dhagaysiga dacwad ka dhan ah Muwaadin u dhashay dalka Ingiriiska,kaasi oo loo haysto qalqal gelinta Amniga Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho. Hay'addaha amniga ayaa Andrew Braian Irlam ka qabtay Garoonka Adan Cadde lix Bilood kahor gaar ahaan halka lagu hubiyo dadweynaha doonaya inay dalka ka dhoofan,isagoo intaasi u xirnaa hay'adaha amniga dowladda Soomaaliya. Sidoo kale weli Maxkamadda kuma dhawaaqin xukunka lagu riday Andrew Braian Irlam oo u dhashay dalka Ingariiska,waxaana la dhageystay oo kaliya Dacwada loo heysto.Andrew Braian oo ka soo muuqday Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa waxaa lagu eedeeyay inuu qal-qal geliyay amniga Garoonka diyaaradaha Magaalada Muqdisho,kadib markii halkaas uu la galay qasnado iyo Jaakadaha xabada celiya.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip