Sports News

Liverpool oo Qarka u Saaran Heshiis ay la Saxiixato Cayaaryahan Diogo Jota

1 Visits: 1132 | Saturday September 19, 2020 - 17:41:23
Kooxda Liverpool ayaa qarka u saaran heshiis ay la saxiixato weeraryahanka reer Portugal iyo kooxda Wolverhampton ee Diogo Jota sida ay ku warramayso warbaahinta dalka Ingiriiska. Wargeyska "Liverpool Echo" ayaa sheegay in Liverpool ay dhameystirtay dhammaan faahfaahintii looga baahnaa heshiiska…

Read More »

Juventus oo xaqiijisay ka tagista kooxda ee ciyaaryahan Higuain

1 Visits: 1133 | Saturday September 19, 2020 - 17:19:37
Juventus ayaa xaqiijisay in la joojiyay qandaraaskii Gonzalo Higuain uu kula joogay kooxda. Higuain, oo 32 jir ah, ayaa yimid Juventus isagoo ka yimid Napoli sanadkii 2016, wuxuuna kula guuleystay seddax horyaal oo Serie A ah iyo labo koob oo Coppa Italia ah. Weeraryahankan oo 2018-19 amaah ugu maqnaa…

Read More »

Maamulka Sh/Hoose oo laba sabab ku diiday in Afgooye ay ka qeyb gasho tartanka dagmooyinka G/Banaadir

1 Visits: 1229 | Wednesday September 16, 2020 - 20:46:23
Maamulka Gobolka Shabeelada Hoose ayaa si cad u diiday in koox ku ciyaareysa magaca dagmada Afgooye ay ka qeyb gasho tartanka dagmooyinka gobolka Banaadir iyagoo cuskanaya laba sababood. Gudoomiyaha gobolka Shabeelada Hoose Ibraahim Aadan Cali Najax ayaa qoraal uu bartiisa facebook kusoo qoray si cad…

Read More »

Gool-hayaha kooxda inter oo heshiis cusub u saxiixay kooxdiisa

1 Visits: 1242 | Tuesday September 15, 2020 - 12:29:20
Gool-haya kooxda kubbadda cagta ee Inter Milan, Daniele Padelli ayaa heshiis cusub oo uu ku sii joogayo naadiga ka ciyaara Serie A-da u saxiixay ilaa dhammaadka xilli ciyaareedka 2020-2021. 34 jirkaan ayaa qandaraaska uu kula joogay kooxda ka dhacay xilli-ciyaareedkii hadda soo gabagaboobay, balse haatan…

Read More »

Gudomiyaha jaaliyada soomalida Zwoola iyo nawaxigeyda kudhaqan Dr Cabdulqadir Cali Nune Oo koob gudoonsiiyey

1 Visits: 1229 | Monday September 14, 2020 - 17:58:10
Gudomiyaha jaaliyada soomalida Zwoola iyo nawaxigeyda kudhaqan Dr Cabdulqadir Cali Nune ogudonsiyay koobka waxaa shalay galab dalka Holland ee magaalada Amesfod lagu qabtay ciyaaro kubada cagta ah oo lugu soodhawetnayay gudomiyaha xiriirka kubada cagta ee mini fotbool Adan Cabdula Mahdi oo loo doortay…

Read More »

On to Game 7: Raptors survive Celtics in double-OT thriller

1 Visits: 1463 | Thursday September 10, 2020 - 14:33:04
LAKE BUENA VISTA, Fla. (AP) — The Toronto Raptors faced a sizable early deficit. They trailed in the fourth quarter. And again in the first overtime. And again in the second overtime. Exhausted and on the brink, the reigning NBA champions rose to the moment. Next up: Game 7, for a spot in the Eastern…

Read More »

Chelsea oo u Xeydxeydanaysa Heshiis ay la Gasho Goolhayaha PSG

1 Visits: 1477 | Tuesday September 08, 2020 - 20:25:53
Kooxda kubadda cagta Chelsea ay ku fikireyso inay la soo saxiixato goolhaayaha Paris Saint-Germain ee Alphonse Areola sida ay shaacisay shabakadda "Le10Sport". Alphonse Areola ayaa u ciyaaray Real Madrid xilli ciyaareedkii xagaagii hore, kaddibna wuxuu dib ugu laabtay kooxdiisa Paris Saint-Germain…

Read More »

Guddoomiye Cusub oo loo doortay xiriirka kubad-cagyaraha Soomaaliyeed + Sawirro

1 Visits: 1624 | Saturday September 05, 2020 - 19:14:27
Waxaa magaalada Muqdihso maanta ka dhacay shirweynihi labada ee heer doorasho kaasoo lagu dooranayay hoggaanka xiriirka Somaaliyeed ee kubadcagyraha ( Somaali Mini Football). Shirweynaha waxaa kasoo qeyb galay masuuliyiin ka socotay Golaha Shacabka , Wasaaradda dhallinyarada iyo isboortiga JFS , Guddiga…

Read More »

Gudoomiye cusub oo maanta loo doortay xiriirka kubada cayaraha Soomaaliyeed

1 Visits: 1569 | Saturday September 05, 2020 - 18:00:10
Hambalyo waxaa shanta sano ee soo socota xilka guddoomiyenimo ee xiriirka kubada cayaraha Soomaaliyeed loo doortay oo hogaamin doona Aadan Cabdulle Mahdi kadib Markii uu ku guleestay doorashadii maanta Muqdisho ka dhacday. Waxaana halkaasi isku yimid bahweyn ehel uh isbortiga soomaaliya, illa wareydyo…

Read More »

Mo Farah oo jabiyey Rikoorka Dunida ee masaafad saacad lagu ordi karo.

1 Visits: 1466 | Saturday September 05, 2020 - 17:39:37
Mo Farah oo ku soo noqday ciyaaraha orodada afar goorna noqday horyaalka Olombigga, ayaa jabiyey rikoodhka dunida ee masaafada qof ordi karo muddo saacad ah, waxaanu ku jabiyey tartanka la yidhaa Diamond League oo lagu qabtay magaalada Brussels Jimcihii.

Read More »

Aabbaha dhalay Lionel Messi oo ku wargaliyay Paris Saint-Germain halka uu u dhaqaaqayo wiilkiisa.

1 Visits: 1656 | Saturday August 29, 2020 - 12:49:18
Lionel Messi aabihiis ayaa lagu soo waramayaa inuu ku wargaliyay Paris Saint-Germain in wiilkiisa uu doonayo inuu ka tago Barcelona kuna biiro Manchester City inta lagu guda jiro suuqa kala iibsiga xagaagan. 33 jirkaan ayaa la rumeysan yahay inuu codsaday inuu kulan rasmi ah la yeesho Barca maalmaha…

Read More »

Bayern Munich oo xalay iska Xaadirisay Finalka Champions League kadib markii ay ka badiyeen Kooxda Lyon.

1 Visits: 1884 | Thursday August 20, 2020 - 16:42:35
Bayern Munich ayaa iska xaadirisay finalka Champions League ka dib markii ay 3-0 ku dardareen kooxda Faransiiska ee Lyon semi-finalkii Champions League iyadoo labo gool uu u saxiixay xiddigii hore ee Arsenal Serge Gnabry halka goolka seddexaad uu dhaliyay Robert Lewandowski oo gooldhalinya tartanka…

Read More »

PSG oo Markii ugu Horeysay Abid u soo Baxday Finalka Champions League+Sawirro

1 Visits: 1919 | Wednesday August 19, 2020 - 21:09:02
Paris Saint-Germain ayaa u soo gudubtay markii ugu horeysay abid finalka Champions League ka dib wacdarro ay dhigeen seddexdooda weeraryahan ee Neymar, Angel di Maria iyo Kylian Mbappe iyadoo 3-0 ku xasuuqay kooxda yar ee Jarmalka ee RB Leipzig. Waxay ahaayeen kuwa ciyaarta ka qabsaday kooxda Jarmalka…

Read More »

Wakhtiga Uu Mesut Ozil Ka Tagayo Arsenal Oo La Kashifay.

0 Visits: 2353 | Thursday July 30, 2020 - 15:11:31
Wakiilka Mesut Ozil ayaa meesha ka saaray suurtogalnimada uu ciyaaryahanka khadka dhexe uga tagi doono kooxda Arsenal xagaagan laakiin waxa uu qirtay in uu 90% ka tagi doono kooxda marka uu dhoco heshiiskiisa sanadka 2021. Xiddiga 31 jirka ah ayaa ah xiddiga ugu mushaharka badan Arsenal isaga oo todobaadkii…

Read More »

Real Madrid oo xalay ku guuleysatay koobkeedii 34aad ee horyaalka La Liga.

0 Visits: 2657 | Friday July 17, 2020 - 17:01:56
Kooxda Real Madrid ayaa ku guuleysatay koobkeedii 34aad ee horyaalka La Liga, waa kooxda ugu guulaha badan taariikhda kubada cagta Spain mana jirto koox u soo dhow xitaa kooxda ay xafiiltamaan ee Barcelona. Los Blancos ayaa u baahneyd ka hor kulankii xalay labo dhibcood, laakiin waxay heleen seddex…

Read More »

HALYEEY ISBOORTI oo u baahan in la dhiirigeliyo.

0 Visits: 2692 | Wednesday July 08, 2020 - 22:26:40
Milkiilaha Kooxda Al-Ahli Maxamed Cumar Muumin (Mina), Waa Geesi u baahan in la dhiirigeliyo lana baahiyo waxqabadkiisa wanaagsan ee uu ku Caawiyo dhallinyarada Jowhar ee Isboortiga jecel.

Read More »

Khayre oo jimicsi u tagay Garoonka Stadium Muqdisho (SAWIRRO)

0 Visits: 2706 | Wednesday July 08, 2020 - 19:35:39
Xasan Cali Khayre, Ra'iisal Wasaaraha Somaliya ayaa gelinkii dambe ee maanta jimicsi u tagay Garoonka Stadium Muqdisho, oo dhawaan uu xariga ka jaray Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliya, ka dib markii in muddo ahba dib u habayn ballaaran lagu waday. Ra'iisal Wasaaraha ayaa la arkaayay isagoo…

Read More »

Garoonka Muqdisho oo marti gelinaya cayaartii ugu horeysay tan iyo 2004-tii.

0 Visits: 2707 | Monday June 29, 2020 - 09:29:51
Waayihiin mugddiga ahaa ee garoonka kubabdda cagta Muqdisho ayaa soo dhamaaday, waxaana rumoobaya riyooyinkii mudada dheer soo jiray marka uu garoonku marti geliyo cayaartii ugu horeysay muddo 16 saanadood ah maalinta talaadada ah ee inasoo aadan. Naadiyada MCC iyo Horseed SC ayaa ku loollami doona…

Read More »

Orodyahan Caan ah oo la Dayacay!!!

0 Visits: 2899 | Sunday June 07, 2020 - 20:34:23
Ninkii Shaahid ku arkay iyo Ninkii Sheeko Ku maqlayba Orodyahan C/qaadir Abiikar Waraabe waa halyey Qaran laakiin wixii uu mudnaa kama Helin Dadkiisa & Dalkiisa! Waraabe waxaa lagu xasuustaa Biladihii Dahabka, Qalinka & Maarta isugu jirey oo uu Somalia u soo hooyay, gaar ahaan Guushii uu ka keenay cayaarihii…

Read More »

"Dhamaan kooxaha Ingriiska waxay doonayaan Jadon Sancho" – Owen Hargreaves

0 Visits: 2855 | Monday June 01, 2020 - 19:14:55
Xiddigii hore kooxaha Manchester United iyo Bayern Munich ee Owen Hargreaves ayaa ammaanay xiddiga ay isku wadanka ka soo wada jeedaan ee Jadon Sancho. Jadon Sancho ayaa si adag u ciyaaray kulamadii uu kooxdiisa Borussia Dortmund kaga soo muuqday horyaalka Bundesliga xilli ciyaareedkan. Shabakada "Football.London"…

Read More »