"Dhamaan kooxaha Ingriiska waxay doonayaan Jadon Sancho" – Owen Hargreaves

0
Monday June 01, 2020 - 19:14:55 in Wararka by
  • Visits: 2845
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Dhamaan kooxaha Ingriiska waxay doonayaan Jadon Sancho" – Owen Hargreaves

    Xiddigii hore kooxaha Manchester United iyo Bayern Munich ee Owen Hargreaves ayaa ammaanay xiddiga ay isku wadanka ka soo wada jeedaan ee Jadon Sancho. Jadon Sancho ayaa si adag u ciyaaray kulamadii uu kooxdiisa Borussia Dortmund kaga

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xiddigii hore kooxaha Manchester United iyo Bayern Munich ee Owen Hargreaves ayaa ammaanay xiddiga ay isku wadanka ka soo wada jeedaan ee Jadon Sancho. Jadon Sancho ayaa si adag u ciyaaray kulamadii uu kooxdiisa Borussia Dortmund kaga soo muuqday horyaalka Bundesliga xilli ciyaareedkan. Shabakada "Football.London" ee dalka Englan ayaa waxay shaaca ka qaaday wareysi uu bixiyay Owen Hargreaves, waxaana uu yiri: "Jadon Sancho wuxuu ka dhigayaa koox kasta uu u ciyaarayo mid fiican, taasi waa hubaal". "Qor walba waxay jeceshahay inay heysato Jadon Sancho, sida Manchester United iyo Manchester City, waxaan u maleynayaa in qaab ciyaareedka uu sameynayo uu u qalmo inuu ka ciyaaro kooxahan". "Man United, Chelsea iyo Arsenal dhammaantood waxay doonayaan inay helaan Jadon Sancho, waxayna ku xirantahay isaga iyo cidda awoodi karta inuu u dhaqaaqo" ayuu yiri Owen Hargreaves.

          



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip