Orodyahan Caan ah oo la Dayacay!!!
Ninkii Shaahid ku arkay iyo Ninkii Sheeko Ku maqlayba Orodyahan C/qaadir Abiikar Waraabe waa halyey Qaran laakiin wixii uu mudnaa kama Helin Dadkiisa & Dalkiisa!
Waraabe waxaa lagu xasuustaa Biladihii Dahabka, Qalinka & Maarta isugu jirey oo uu Somalia u soo hooyay, gaar ahaan Guushii uu ka keenay cayaarihii Bariga & Bartamaha Africa!!!
Waa nasiibdarro in la hilmaamo Halyeygaas oo kale! Fadlan aan isku dayno
inaan Farxad galino, balanteenu ha ahaato in loo Kaco waxtarka
Orodyahankaas Qarameed!
Taariikh Xun ayaa Qormayso Haddaan Wax la Tarin Halyeygaas!!!
Taariikh Xun ayaa Qormayso Haddaan Wax la Tarin Halyeygaas!!!
WD:C/Laahi Shiikhaalow
Orodyahan Caan ah oo la Dayacay!!!
Ninkii Shaahid ku arkay iyo Ninkii Sheeko Ku maqlayba Orodyahan C/qaadir Abiikar Waraabe waa halyey Qaran laakiin wixii uu mudnaa kama Helin Dadkiisa & Dalkiisa! Waraabe waxaa lagu xasuustaa Biladihii Dahabka, Qalinka & Maar