Gudomiyaha jaaliyada soomalida Zwoola iyo nawaxigeyda kudhaqan Dr Cabdulqadir Cali Nune Oo koob gudoonsiiyey

1
Monday September 14, 2020 - 17:58:10 in Wararka by
  • Visits: 1218
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudomiyaha jaaliyada soomalida Zwoola iyo nawaxigeyda kudhaqan Dr Cabdulqadir Cali Nune Oo koob gudoonsiiyey

    Gudomiyaha jaaliyada soomalida Zwoola iyo nawaxigeyda kudhaqan Dr Cabdulqadir Cali Nune ogudonsiyay koobka waxaa shalay galab dalka Holland ee magaalada Amesfod lagu qabtay ciyaaro kubada cagta ah oo lugu soodhawetnayay gudomiyaha xiriirka kubada cag

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudomiyaha jaaliyada soomalida Zwoola iyo nawaxigeyda kudhaqan Dr Cabdulqadir Cali Nune ogudonsiyay koobka waxaa shalay galab dalka Holland ee magaalada Amesfod lagu qabtay ciyaaro kubada cagta ah oo lugu soodhawetnayay gudomiyaha xiriirka kubada cagta ee mini fotbool Adan Cabdula Mahdi oo loo doortay in xilkasi uhayo shanta sano soo socota. Ciyaataasi oo shalay galabta ka dhacday magalada Amesfood waxaa iskaga hor imaday labada naadi oo ka kala dhisan Zwoola iyo Amisfoord oo ahayeeyn kooxihii hogaanka horyalada heystay.       Waxaana halkasi kadhacday ciyaaro aad u xiisa badan waxa labadii kooxod iskaga hor yimadeen oo ay soo bandhigeen ciyaaro farsamadeeda aad ufican gudoomiyaha jaaliyada soomalida Zwoola dalka Holland Dr Cabdulqaadir Cali Nuune ayaa gudoonsiyay kooxda ku guleysatay koobka lugu soo dhaweynayay gudoomiyaha cusub kubada cagta mina fotbal Adan Cabdula Mahdi labada nadi waxaa ay soo badhigeyn ciyaaro farsamadeeda aad u sareyso waxaana dawashadeyda ka soo qeybgaleen dad weyno aad unadan oo jecel dawashada cayaraha kubada cagta

1. Macalinka kooxda Soma Boys: Hassan Abdallah2. Tabaraha kooxda Zwolle Macalin Abdirizak Siidoow
3. KAabtanka koixda : Aweis Shiikh Mahamed
4. Gudoomiyaha kooxda Kubada Cagta Zwolle Abdulqadir Mansuur ayaagoona dhamantood amaan iyo bogadin hawada umariyeeyn gudoomiyaha cusub

Bashiir Jiidaal Baroow

Somaliweyn Hollan



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip