Wararka

Madaxweynihii hore ee dalka oo ku baaqay in la joojiyo dagaal beeleedyada

0 Visits: 238 | Saturday April 11, 2020 - 07:57:34
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ayaa ka hadlay colaad beeleedyada maalmihii dambe ka jirtay qaar ka mid ah gobolada dalka. Waxaa uu sheegay in ay nasiib daro weyn tahay in maanta Soomaaliya ay ka dhacaan dagaal beeleedyo xilli ay xusid mudan tahay in dalka uu kusii baahayo Cudurka Corona Virus. Xasan…

Read More »

Madaxii xafiiska socdaalka garoonka diyaaradaha Gaalkacyo oo la toogtay

0 Visits: 224 | Saturday April 11, 2020 - 07:55:32
Kooxo hubeysan ayaa xalay Magaalada Gaalkacyo ku toogtay Madaxii Madaxii xafiiska socdaalka garoonka diyaaradaha Gaalkacyo ee qeybta Puntland ee Magaalada Gaalkacyo. Cismaan Xuseen Xaaji Ismaaciil (Farey) Waxa ay dileen Kooxda hubeysan xilli uu kasoo baxay Masjid ku yaalla xaafadda Israac ee waqooyiga…

Read More »

9 kiis oo cusub oo cudurka CORONAVIRUS ah oo laga diiwaan geliyey Muqdisho

0 Visits: 288 | Friday April 10, 2020 - 20:59:05
Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ayaa qoraal ay maanta soo saartay ku sheegtay in ay magaalada Muqdisho ka diiwaan gelisay 9 kiis oo cusub oo cudurka Coronavirus ah. Qoraalka kasoo baxay wasaaradda, oo lagu xaqiijinayo sagaalka xaaladooda ee cusub, ayaa lagu sheegay in dadkaan ay dhamaantood yihiin…

Read More »

Burundi oo ku gacan seertay Coronavirus

0 Visits: 293 | Friday April 10, 2020 - 20:15:43
Burundi oo horey u sheegtay in sababta uusan usoo gaarin cudurka coronavirus ay tahay "inuu Ilaah bad-baadinayey", ayaa hadda laga helay saddexdii kiis ee ugu horreysay. Hase yeeshee mas'uuliyiinta ayaa ku adkeysanaya in weli ay ku sugan yihiin "bad-baadada ilaah", oo aan loo baahneyn…

Read More »

Dagaal culus oo ka dhacay Gobolka Jubbada Hoose

0 Visits: 233 | Friday April 10, 2020 - 20:12:46
Dagaalkaan oo geystay khasaaro kala duwan ayaa Ciidamo ka tirsan kuwa Dowladda Soomaaliya gaar ahaan kuwa Mareykanka uu tabaray ee loo yaqaano Bangaraafta iyo Xubno ka tirsan ururka Al-Shabaab waxaa uu ku dhex-marey deegaanka Baar Sanguuni ee Gobolka Jubbada Hoose. Dagaalka ayaa yimid,kadib markii Ciidamada…

Read More »

Sida Muqdisho looga dareemey tallaabo ay qaadeen Ciidanka Dowladda?

0 Visits: 262 | Friday April 10, 2020 - 20:10:15
Ciidamo ka tirsan dowladda Soomaaliya ayaa Maanta Muqdisho ka bilaabeen qorshooyin dhowr ah oo looga hortagayo faafida Cudurka Coronavirus oo kiisas kamid ah laga helay Soomaaliya. Ciidamada ayaa Maanta xirey masaajidyo dhowr ah oo ku yaalla Magaalada Muqdisho,kuwaas oo aan lagu dukan salaadii Jimcaha,kaidb…

Read More »

Ciidanka DANAB oo howlgal deegaano kula wareegay

0 Visits: 333 | Friday April 10, 2020 - 20:05:49
Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee DANAB oo ay wehlinayeen Ciidamo ka tirsan kuwa Daraawiishta Maamulka Jubbaland ayaa waxaa ay howlgallo qorsheysan ka fuliyeen deegaano hoostaga degmada Jamaame ee gobolka Jubbada Hoose. Taliyaha Ururka 5aad ee kumaandoosta DANAB Gaashaanle Xasan Ciraaqi ayaa sheegay…

Read More »

Laamaha Amniga Guriceel oo Amaro soo saarey

0 Visits: 263 | Friday April 10, 2020 - 20:03:30
Laamaha Ammaanka degmada guriceel ee gobolka Galgaduud ayaa waxaa ay soo saareen Amaro culus oo dhinaca Amniga ah,kaas oo ku socda shacabka ku nool degmadaasi Guriceel. Taliyaha Booliska degmada Guriceel Daahir Faarax oo amaradaas Warbaahinta u Akhriyey ayaa sharaxay Amarada ay soo saareen oo ka kooban…

Read More »

Maamulka Magaalada Dhuusamareeb oo Amaro soo saarey

0 Visits: 237 | Friday April 10, 2020 - 20:00:51
Maamulka dowlada Hoose Caasimadda Galmudug Ee Magaalada Dhuusamareeb Gaar ahaan xafiiska Amniga & siyaasada ayaa soo saarey amar ku saabsan in Dadka leh xoolaha ku dayacan wadooyinka Caasimada in Muddo 48 saacadood godahood ah ay ku xareystaan xoolahooda. Guddoomiye kuxigeenka Amniga Magalada Dhuusamareeb…

Read More »

Xildhibaan laga laga helay Cudurka Coronavirus

0 Visits: 231 | Friday April 10, 2020 - 19:54:34
Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Dowlad goboleedka Hir-Shabeelle ayaa la xaqiijiyey in laga helay Cudurka Coronavirus,kaas oo lagu Magacaabo Xildhibaan Khaliif Muumin Tooxow. Wasiirka Warfaafinta Maamulka Hir-Shabeelle Maxamewd Cabdiraxmaan Ex-Kaabe ayaa xaqiijiyey in Cudurka Corona laga helay Xildhibaan…

Read More »

Dunidu waxay gashay hoos u dhacii dhaqaale ee ugu darnaa tan iyo 1930-kii.

0 Visits: 238 | Friday April 10, 2020 - 19:50:58
Feyraska safmarka ah ee Corona, wuxuu ku keenay korriinkii dhaqaalaha dunida inuu galo xaalad hoobad ah sannadkan. Sida ay ku qaylo-dhaantay Madaxa hay'adda Lacagta Adduunka, ee (IMF).

Read More »

Wasiir Goodax Barre oo walaac ka muujiyey faafida Coronavirus

0 Visits: 288 | Friday April 10, 2020 - 19:48:35
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare Mudane Cabdullaahi Goodax Barre ayaa shaaciyay in haddii cudurkani uu dalka ku faafo aysan jirin awood looga hortagi karo balse ay habboon tahay in marka hore bulshadu ay la timaado Alla bari . Wasiirka ayaa xusay in uu aad uga walaacsanahay…

Read More »

Ra'iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Nuur Cadde oo maaanta lagu aasay magaalada London.

0 Visits: 247 | Friday April 10, 2020 - 19:42:13
Waxaa maanta lagu wadaa in magaalada London ee dalka Ingiriiska lagu aaso Allaha u Naxariitee reysal wasaarihii hore ee Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen Nuur Cadde , kaas oo 1-dii bishan April cudurka Covid19 ugu geeriyooday dalkaasi Ingiriiska. Nuur Cadde ayaa in muddo ah kula daalaa dhacayay cudurka Coronavirus,…

Read More »

C/raxmaan C/Shakuur oo farriin Culus u direy Madaxda Dowladda

0 Visits: 276 | Thursday April 09, 2020 - 20:28:41
Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur Warsame ahna hoggaamiyaha Xisbiga wadajir ayaa Madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya u direy farriin ka kooban todobo qodob oo looga hortagayo Cudurka Coronavirus. Siyaasiga oo soo dhigey Qoraal dheer Bartiisa Facebok ayaa waxaa uu ka codsadey Madaxda sare ee dwoladda…

Read More »

SAWIRRO:-Wasiir Beyle oo ka qeyb-galay Shir ay yeesheen Wasiirada IGAD

0 Visits: 254 | Thursday April 09, 2020 - 20:25:22
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa Maanta ka qeyb-galay shir ay hab Muuqaal ah( Video Converenc) u yeesheen Wasiiradda Maaliyadda Wadamada IGAD. Shirka ayaa waxaa looga hadley sidii looga hortegi lahaa caqabadaha dhaqaale ee uu sababey Cudurka Coronavirus…

Read More »

Mogadishu Mayor contradicts govt', says 'many have died' of COVID-19

0 Visits: 697 | Thursday April 09, 2020 - 20:21:23
Banaadir Governor Omar Filish has warned the spread of COVID-19 could be higher in Mogadishu than the official reports by the government noting 'many people have died'. The governor who also doubles up as the mayor of Mogadishu said Thursday the he knows a number of people who have contracted…

Read More »

Guddoomiyaha Gobolka Sh/Hoose oo sheegay in uu dhow yahay xal ka gaarista colaadda Wanla weyn.

0 Visits: 227 | Thursday April 09, 2020 - 20:18:26
Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha hoose Ibraahim Aadan Cali ayaa sheeegay in lagu tallaabsaday guullo hor dhac ah ka dib markii la kala qaaday kooxihii ku dagaalamaayey halkaasi.

Read More »

Booliska & Nabad Suggida Galmudug oo gudaha u galay Baxdo (SAWIRRO)

0 Visits: 294 | Thursday April 09, 2020 - 20:14:52
Ciidamada Booliska iyo Nabad Suggida Galmudug oo wata gaadiidka dagaalka ayaa gudaha u galay Deegaanka Baxdo ee Gobolka Galgaduud, iyagoona xalay illaa saaka hawlgalo amni xaqiijin ah ka sameeyay. Labada ciidan ayuu ujeedkoodu ahaa in ay hawlgalada kaga hortaggaan kooxaha lagu eedeeyo inay dadka dhibaateeyaan,…

Read More »

Pakistan oo soo ridday diyaarad ay leedahay India

0 Visits: 281 | Thursday April 09, 2020 - 20:08:53
Ciidamada Pakistan ayaa sheegay in diyaarad aan duuliye lahayn (Drone) oo ay leedahay India ay kusoo rideen Kashmir, ayada oo ay sii korortay xiisadda ka dhe oogan labada dal ee ka taagan xuduudda dhulka lagu muransan yahay. Sida lagu sheegay bayaan kasoo baxay garabka warbaahinta ee ciidamada, diyaaradda…

Read More »

Xaaf oo dib ugu laabtay Dhuusamareeb, kaddib safar kooban uu ku tagay Gaalkacyo

0 Visits: 232 | Thursday April 09, 2020 - 20:03:58
Madaxweynihii hore ee Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa xalay dib ugu laabtay magaalada Dhuusamareeb, kaddib markii maalin ka hor uu safar lama filaan ah uu ku tagay Gaalkacyo, kaasoo ahaa mid kooban. War ka soo baxay Xafiiska Madaxweynihii hore Galmudug ayaa lagu sheegay in sababaha uu dib ugu…

Read More »